Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

Islaan Maxamed Islaan Muuse on the attack

Recommended Posts

Is Islaan Maxamed Islaan Muuse who is probably the most powerful leader in Puntland indirectly attacking some elements in Abdullahi Yusuf's administration?

 

Islaan Maxamed:

"Waaxaan ogahay oo waliba shakhisiyan

ogahay in ay jiraan oo ay nala joogaan

halkaan dad nabada ku xajiimooda aamin

sana in ay kur siga ka dhacayaan ama

ay waayayaan darajadooda hadaan dhiig

ladaadin".

 

His words seem to be very blunt and certainly not pleasing to the goverment. Maybe I am reading too much into his comments, but let us hope he doesn't end up in the same fate as Suldaan Buurmadow.

..............

 

Shir Saakay ka lagu qabtay Xarunta Gobolka Nugaal ee Garoowe.

By Farah Posted to the web 27-01-2004, 09:10:21

 

(Garoowe) --- Shir ayaa saakay ka dhacay Xarunta Gobolka Nugaal kaas oo ay soo qaban-qaabiyeen Gudiga xaalada deg dega ah ee Maamulka Col:C/llaahi Yuusuf.

 

Waxaa ka soo qayb galay rag ka tirsan Maamulka Col:C/Laahi Yusuf ayna ka mid yihiin C/raxmaan Faroole iyo Axmed Cabdi Xaabsade, iyo Isimo ay ka mid yihiin Islaan Maxamed Islaan Muuse, Suldaan Siciid Maxamed Garaase, Caaqil C/wahaab iyo dad wayne aad u tirabadan. Sida caadada ah waxaa aayado qur'aan ah iyo kalmado baraarujin ah oo diini ku furay nin Wadaad lagu magacabo Sheekh Ali-Nuur.

 

Waxaa isna halkaas ka hadlay C/raxmaan Faroole isaga oo xusay dhibataada u dhaxaysa labada maamul ee Puntland iyo Soomaaliland mar uu arintaas ka halayey waxaa uu yiri "Walaalayaal sida la wada ogsoon yahay xaalada qalafsan ee haatan u dhaxaysa Maamulada PL iyo SL waxay Saamaysay Dawladaha dariska inala ah, ururka IGAD, iyo shirka dib u heshiisiinta Soomaaliya ee ka socda Kenya,ilaa ay gaadhay Gudoomiyaha UNka Koofi Canan oo ka hadlay sheegayna in lagu dhameeyo muranka u dhexeeya labada Maamul wadahadal" isaga oo hadalkiisa sii watana waxaa uu yiri "...Hadaba anagu cidna ma weerarayno laakiin waan is difaacaynaa, walaalayaal ma'ay jirto xuduud uu leeyahay Ingiriis, waxaa kaliya oo Caalamku aqoonsanyahay anana aqoonsanahay waa xuduudaha aan la wadaagno,Wadamada Kenya, Ethoipia,iyo Jabuuti iyo dhanka Badda.

 

C/raxmaan ayaa ugu baaqay Soomaaliland in ay dhinacooda nabada dhowraan isaga oo weliba xusay in aan shicibka reer soomaaliland aysan colaad sokeeye diyaar u ahany .

 

Waxaa sidaas oo kale isna hadalo koob kooban ka jeediyey Maxamed Cabdi Xaabsade isaga oo sheegay in aan maamul ahaan aysan cidna weerarayn laakin buu yiri waa in aan dadkayaga iyo dalkayaga daafacanaa, waxana uu carabka ku dhuftay sida labada beelood ay ood wadaag u yihiin iyo weliba sida ay isu dhaleen waxaa uu yiri "Waan is daafacaynaa, waxaan SL ugu baaqaynaa nabada in la ilaaliyo waxaan nahay daris qaraabo waan is dhalnay Ganacsiga iyo Daaqsinta ayaa ina ka dhaxaysa, dhiig so keeyo oo ladaadiyaa waa nadaashaday diyaar uma nihin".

 

Ugu danbayntii waxaa isna goobtaas ka hadlay Islaan Maxamed oo isna yiri "anigu waxaan ku hadlayaa Magaca Boqoroda Nabadoonada Samadoonada iyo Shacabka Reer PL anagu cidna weerari mayno dagaal xaqdaro ahna nalagalinmaayo.Waxaan lahadlayaa Booqorada Nabadoonada Samadoonada reer SL waxaan ugu baaqaynaa nabad galyo in aad noo sheegataan waxaad tabanaysaan hadaan idinka hayno waan idiin siinaynaa".

 

Mar uu ka dalayey in ay haboontahay arinta waan waan nabadeed lagu dhameeyana waxaa uu yiri "Ma'aan aamin sani in aad nasoo weeraraysaan aan wadahadalno anagu hadaan nahay Boqoradii Waan idiinka qabanaynaa hadii uu Maamulkayagu khaldanyahay idina sidoo kale ayaa idiin haboon".

 

ugu danbayntii waxaa Islaan Maxamed hadalkiisi ku soo gunaananaday "Waaxaan ogahay oo waliba shakhisiyan ogahay in ay jiraan oo ay nala joogaan halkaan dad nabada ku xajiimooda aamin sana in ay kur siga ka dhacayaan ama ay waayayaan darajadooda hadaan dhiig ladaadin". Malaha xagiinana waa ay joogaan aan meel uga wada soo jeesano yaan la isku keen dirin.

 

Marka arimhan oo dhan laysu geeyo ayaa waxay u muuqataa in dhinaca maamulka C/llaahi Yuusuf iyo Isimadaba ay nabad ku baaqeen waana markii ugu horaysay oo baaq nabdeed oo noocaan oo kale ah uu ka soo yeero dhinaca Puntland.

 

Puntlandpost, Garoowe, Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Ma'aan aamin sani in aad nasoo weeraraysaan aan wadahadalno anagu hadaan nahay Boqoradii Waan idiinka qabanaynaa hadii uu Maamulkayagu khaldanyahay idina sidoo kale ayaa idiin haboon".

 

You got to give it to the wise old man of Nugaal. Islan Mohamed King of Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

LIBAAX SANKATAABTE -

 

Great article. I don't think Islan Maxamad Islan Muse was ever a fan of Abdullahi Yusuf or his murderous tactics. He's simply saying if we (and he's referring to the people of Puntland) have done the people of Somaliland wrong, then we're willing to fix it peacefully. That's the message I got. This is the best part:

 

"Waaxaan ogahay oo waliba shakhisiyan ogahay in ay jiraan oo ay nala joogaan halkaan dad nabada ku xajiimooda aamin sana in ay kur siga ka dhacayaan ama ay waayayaan darajadooda hadaan dhiig ladaadin."

 

As for your comment about the fate of Islan Maxamad Islan Muse: Neither Abdullahi Yusuf nor his crones have the BALLS necessary to endanger in any way the life of the true leader of Puntland. Case in point: When Abdullahi Yusuf's forces invaded Garoowe and captured it from forces loyal to Jama Ali Jama, there's was no bloodshed. When they went on to capture Qardho, we all know the fate of the innocents who were slaughtered at the hands of the occupation force. This Laas Caanood dilemma is causing more problems on both sides of the border than anything else. Abdullahi Yusuf's tactic, much similar to his predecessor, the late General Mohamed Siyad Barre (alaha u naxariisto), is the idea of distraction; by which I mean, as long as the public is facing the 'other' direction and not focusing on internal issues such as poverty, illiteracy, health and so forth, they can't see reality and therein rebel against the corrupted regime. The ultimate error in this idealogy, however, is that you can't ALWAYS buy loyalty. Sometimes, things just don't turn out the way you want them to.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Libaax _ Xaaasha my man. Issims in Puntland rule with their minds (patriotism and desire for lasting peace), and hearts (passion for the people) irrespective of the prevailing political conditions on the ground.

 

It is not the first, nor is it the last time that an Issim in Puntland went on the attack condemning the government for its political agendas.

 

Then again, genuine elders in Puntland are known NOT to dirt their hands with the political barterings of the day. One hardly sees Boqor Mohamoud, Islam Mohamed, Garad Saleban, Islam Bashir, Sultan Abdisalam engaging politicians, or politics. And wisely so.

 

I feared Garad A/Gani's fate more than any other, yet there he is in Las Anod condemning ina Yusuf at every given opportunity. Even at the height of Puntland's constitutional crisis with Arta at full swing, with Hassan Abshir and Dr Ghalaydh on the move, genuine Issims were never under any kind of threat. It has to be noted that junior elders of Siyad Barre's creation are of a different genre altogether.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this