Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: TFG troops capture weapons meant for trouble makers.

Recommended Posts

Saanad militari oo loo wadey magaalada Muqdisho oo Kismaayo lagu qabtay

 

Saanad militari oo loo adeegsado noocyada kala duwan ee hubka laguna qarinayey baabuur xamuul ah ayaa ciidamada booliiska ee magaalada Kismaayo ay gacanta ku dhigeen.

 

Saanaddan militari ayaa laga buuxiyey fuustooyinka shidaalka waxana booliisku ay gacanta ku dhigeen laba nin oo lagu tuhunsan yahay in ay mas'uul ka ahaayeen iyo wadihii baabuurka xamuulka ah.

 

Waa markii ugu horreysey ee qalab militari oo ku socda Muqdisho lagu qabto magaalada Kismaayo tan iyo markii ay dawladda federaalku la wareegtay gacan ku haynta gobollada dalka, iyadoo la aaminsan yahay in rasaastaas ku socotey Muqdisho loo adeegsan lahaa carqaladaynta ammaanka magaalada caasimadda ah.

 

Leyla Shiikh Aadan

 

SBC Kismaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

KISMAAYO: Gaari la sheegay inuu rasaas u soo waday Muqdisho oo lagu qabtay Duleedka Degmada Kismaayo

Posted to the Web Apr 15, 13:42

 

Kismaayo (PP) – Gaari nooca xamuulka ah oo wada sida la sheegay Rasaasta qoryaha Daba-jeexa amma BKM-ka loo yaqaan ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo; iyadoo la sheegay inay rasaastaas ku soo jeedday Muqdisho.

 

 

 

Sarkaalka xukuma booliiska Gobolka Jubbada Hoose G/sare Xuseen Cali Cabdulle ayaa sheegay inay booliiska ka war heleen in gaarigaas uu ku jeedo Muqdisho lagana keenay duleedka Kismaayo, sidaas daraadeedna ay gacanta ku dhingeen.

 

 

 

G/sare Xuseen ayaa sheegay in gaarigii iyo dadkii la socday oo dhan loo taxaabay saldhig ku yaalla Degmada Kismaayo, halkaasoo uu sheegay in su’aalo lagu weydiinayo dadka gaari waday iyo kuwii lahaao oo ku xiran saldhigga booliiska Kismaayo.

 

 

 

“Booliisku waxay billaabeen tallaabooyin ay ku baarayaan socodka gawaarida ka baxaya Kismaaya, waxaan baaritaan ku sameynaynaa gaari kasta si loo ogaado waxa uu wado iyo halka uu ku socdo” ayuu yiri G/sare Xuseen Cali Cabdulle oo ah Taliyaha ciidammada Booliiska Jubbada Hoose.

 

 

 

Gaarigaan ayaa noqonaya kii ugu horreeyay oo rasaas wada oo lagu qabto Kismaayo, mana jirto cid sheegatay inay rasaastaas lahayd, iyadoo la sheegayo inuu ku soo jeeday Muqdisho oo ay dagaallo qaraar ka dhaceen dhawaan.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: Jantiile@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Wat a crap! wax ceynkaas ayay la soo suuqtagayaan, dabadhilifyaan...........

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kismaayo: ciidamada DF oo qabtay saanad Military oo Muqdisho loo waday.

 

Kismaayo, Axad, April 15, 2007 Simba Radio

 

Ciidamada Dowlada KMG ah ee degmada Kismaayo ayaa maanta ku guuleystay inay gacanta kusoo dhigaan saanad Military oo magaalada Muqdisho loo waday.

 

Ciidamada Dowlada ayaa sheegay in gaari xamuul ah oo u socday magaalada Muqdisho fuustooyin saarnaa lagu cabeeyay rasaas noocyo kala duwan.

 

Taliyaha booliska saldhiga degmada Kismaayo Col. Ibraahim Khaliif ayaa Idaacada Simba u sheegay in saldhiga ay kusoo xireen labo nin oo lagu soo qabtay rasaastaasi iyo wadihii gaariga isla markaana baaritaano ay haatan ku wadaan.

 

Taliyaha ayaa sheegay in rasaastaasi ay noqon karto rasaas ganacsi balse wax walba loo adeegsan karo isla markaana Muqdisho loo waday.

 

Taliyaha waxuu tilmaamay in ciidamada booliska gobalka Jubbada Hoose gaar ahaan Kismaayo ay howl galo balaaran oo ammaanka lagu sugayo xiligaan ay wadaan.

 

Si kastaba ha ahaatee, ciidamada Booliska degmada Kismaayo ayaa sheegay inay baari doonaan dhamaan gawaari aadeysa magaalada Muqdisho.

 

Leyla Sheekh Aadan

Kismaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^Did that get you angry, well good.

 

Maybe the Hiiraan story also got under your skin?

No need to rub it in, and get personal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Nothing personal about it saxib, just telling it as it is..

 

Wat a crap! wax ceynkaas ayay la soo suuqtagayaan, dabadhilifyaan.

:D That was lady like right..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

Saxiib the resistance, the freedom fighters, the New Darwiishes do not need a smuggled weapons...kaysitaan Dabodhilifyaashu ayeey ka furanayaan...

 

why bother to smuggle weapons when the Habashi are surrenderin and giving in by the dozens with their armor....Allow doqon aan wax ogayn cadaabtaada haku fugayn...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

U r absolutely right GD...Those who thought Somali baa tabar yar must surely b daydreamin.

 

Month # 4 is slippin by and they r million miles away from their intended mission....Doesn't that tell u something... Smuggled weapons kulahaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol in four months whole regions have come under TFG control. Mogadishu will follow soon insha Allah.

 

The anti-government groups who for 16 years been feeding on the blood of Somali's are being taken down step at a time.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

Why do I always miss the successes...these r some of the headlines am reading today...I hope the Yeey vampires are too...

 

Puntland is fightin Somaliland..

fightig continues around Buulo Barde....

Cayddiid Jr. defects...

the Defense Minister barely escaped with his life..

Hunderds of thousands of Somali pple displaced under the pouring rain and winds....

The much talked about reconciliation conference which was supposed and meant to b held in April is delayed to May and then to June and who knows maybe never or next year...

 

A member of Somalia's transitional government has accused Ethiopian troops in the capital Mogadishu of committing genocide since arriving in December. The accusations came from Hussein Aideed - a former Somali warlord who is the deputy prime minister of the transitional government.

 

Ethiopia dismissed Mr Aideed's comments as an absolute fabrication.

 

Hundreds of people have been killed and thousands forced to flee since Ethiopian troops arrived in Mogadishu

GD success in the eyes of the beholder aint success...it could be also construed as a failure.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Mindless waffle nothing more, I give you Aydeed Jr defection one of the best news I have had in a long time.

 

As for the rest, you are protesting way too much saxib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

lol...Now that they cought the shipment I am waiting for AdeerKEEN Yeey the Vampire to land on of His Huuriyadiisa and declare Mission Accomplished...What a feat that will b!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^No that wont happen, lets hope that the Mogadishu problem as small as it is now is solved without much blood-shed. I have no sympathy for the clan fighters at all however the public & property mudt not be further damaged.

 

in.gif

these men days are finsihed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this