Sign in to follow this  
Wiilo

Suaal Diini ah:

Recommended Posts

Wiilo   

Waxaad Sheegtaan magaca ninkii marka uu Qu'raanka aqrinaayo ay jeclaan jirayn asxaabta iyo malaa'ikta sida quruxda badan uu u aqrinaayo oo kaliya. Jizaakallaah dhammaantiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

wiilo sis. ninkaas magaciisa ma xasuusti, ee ninkii oo habeen layl asoo dukaanaayo ee maaligta samada kasoo dagtay si ee quraankiisa u dhageesato?

 

i remember inaa suwar min xayaati saxaaba ka aqristay ninkaas laakinse magaciisa ma xasuusti now.

 

Ok, anina suaal aa ku daro!

1)yaa waaye nimankee kusoo dagtay aayadda ugu dambeyso ee suuratu mujaadala?, especially hal nin ee kusoo dagtay

2) yaa waaye ninkii loo baxshay ghasiilul malaaikah, oo maalinkii badar markoo shahiiday malaaigtu ee dhaqday?!

3) yaa waaye saxaabiyaddi la oran jiray mutakallimatul quraan, oo 40 yrs quraan kaliyah ku hadleesay??

 

kasoo qeeb qaata dhamaan, musaabaqaddana wada bi idnillaah!

 

wassalaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Sister waan ku xusuusinlahaa balse i don't want spoil my quesion, but i will tell the name of the Asxaabigaas Insha' allaah, sis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this