Sign in to follow this  
Emperor

TFG soldiers defeat Alshabaab and take strategic grounds from Aweys

Recommended Posts

Emperor   

Ciidamada Dowlada aan maxkamdaha aheen oo la wareegay wax yar ka hor gooba muhiim ah ay joogeen ciidamada Mucaaradka(Madaafiic arxandaro ah oo ku socota goobo)

 

Ciidamada milatariga Dowlada Midnimada Qaran ayaa la wareegay gooba badan oo horey u joogeen xisbul islaami garabka Sh Xasan daahir goobahaas oo kala ah Saldhiga wardhiiglayiyo Yaqshiid ilaa iyo inta badan jidka 30ka .

 

Ciidamadaan Milatariga ah oo tababar ku soo qaatay Dalak Itoobiya oo horey loogu yaqiinay kuwa carara ayaa xiligaan u muuqda kuwa dagaal fiican xoogaga maxakamadaha ee tageersan dowlada kuwaa oo goobahay joogeen dhamaan lagala wareegay waxaana intabdan goobahaasi dib u soo celshay ciidamada milatariga dowlada midnimada qaran

 

Dhanka kale waxaa dhamaan la wareegay garoonak istadiyoom muqdisho ilaa xarunta xisbiga xoogaga Alshabaab waxaana xiligaan goobahaasi ku socdo madaafiic aan loo meeldayeeyin oo ay ridayaan ciidamada Amisom

 

Xoogaga Maxkamdaha ee taageersan dowlada ayaa u muuqda kuwa dagaalka isku fiirsanayo sidii bari ay isugu fiirsan jireen hogaamiyaashi Muqdisho taa oo keentay in mid mid looga taqluso waxaana xiligaan muuqda in dagaalka aysan soo galin garabka taageersan wasiirka arimaha gudaha kuwaa oo xarumahooda iska joogo

 

 

dayniilecom@hotmail. com

deyniilenews@yahoo.c om

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

What happened to the clan courts, only three days and they couldn't take the shots from Alshabaab/Hizbul Islam anymore, Sheikh Shariif declared war but what happened to his courts...

 

However, Sa'id Dheere is taming the crazy boys and took important ground from Away's Hizbul Islam...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Warar is khilaafsan ayaa ilaa iyo hada ka soo baxay saldhigyo muhiim ah oo lagu kala qabsaday dagaalada galay maalintii afaraad, inkastoo dagaalada ay haatan yihiin kuwo ka yar sidii xalay iyo waabarigii saaka, waxaana aagaga dagaalka ka socdo laga maqlayaa rasaas goos goos ah oo aan sidaa u buurneyn.

 

Warar aan la xaqiijin oo ah kuwo isa soo taraya ayaa kuwooda ugu badan waxay sheegayaan in Ciidamada Dowladda ay qabsadeen goobo ay horay u joogeen Kooxaha Mucaaradka, gaar ahaan Xoogaga Xisbul Islaam.

 

Saldhigyada Yaaqshiid iyo Wardhiigley ayaa wararku sheegayaan in ay la wareegeen Ciidamada Maxkamadaha ee taabacsan Dowladda , kuwaasoo ay ka garab dagaalamayaan Ciidamadii Milateriga Dowladii hore ee lagu soo tababaray Ethiopia, kuwaasoo saaka dagaalka ku soo biiray.

 

Sidoo kale warar kale oo iyana hada na soo gaaraya ayaa sheeaya in Xoogaga Alshabaab oo dagaaladaas qeyb ka ah iyana ay la wareegeen Garoonka Cayaaraha Stadium Muqdisho oo dagaalka xoogiisa ka socday labadii maalmood ee u dambeysay.

 

Inkastoo aanay haatan dagaal xoogan ka socon magaalada Muqdisho, waxaana xilligan oo saacada Muqdisho tahay 12-ka duhurnimo ay xaalada u muuqataa mid yara xasilooney, laakiin meelaha wali Ciidamada isku hor fadhiyaan ayaa rasaas teel teel laga maqlayaa, waxaase dhici karta in labada dhinac uu wax walba ka dhex bilowday saacado gudahood.

 

Ilaa iyo hada Labada dhinac ee dirirti u dhaxeysa ayaa guulo aan badneyn kala sheeganaya, iyadoona dagaalku yahay mid kolba meel u guur guuraya, mana jirto cid wali ku kala adkaatay, marka loo eego in labada dhinac ay marba meel isku racdeystaan.

 

 

Hooyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Jowharcom@gmail.com

 

-------------------- -------------------- ------

Those are Militia of Qeybdiid and in Suuq Bacaad men from Yaashid gained control.

 

Who is Said Dheere and the ones he is taming? loool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Adeer naga aamus nimeey cuqdad qabiil dishay ayaa tahayee, go and only talk about your M of S...

 

On one hand you authenticate my report and post that the TFG forces have pushed back Alshbaab and taken ground from Hizbul Islam and on the other you question who Said Dheere is? How naive, Adeer do you ever wonder at your cuqdad, one wonders...

 

 

FYI, Said Dheere is the leader and commander in cheif of the TFG forces, go ask the reporters on the ground in Mogadishu if you wish...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Dont accuse me of what you are suffering from: cuqdad qabiil dishay.

 

Weren't you the one who said:

 

but what happened to his courts...

 

However, Sa'id Dheere is taming the crazy boys and took important ground from Away's Hizbul Islam...

 

 

We all see the connection between Sa'Id dheere and you...which explains your discrediting of the ICU while praising ''Sa'd Dheere''.

 

So who is suffering from clan cuqdad?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Adeer read the title of Dayniile's report in my first post and let me know if it says any different...

 

He says the TFG alone without the ICU... and Said Dheere is the man leading the TFG forces, so what's so wrong with saying kudos to the man for chasing the crazy boys...

 

Adeer you seem to know the man very well yet you asked who is he? Adeer cuqdada meesha kala tag and keep barking with your M of Society :D , you sound silly as that term of yours... the laughing stock of SOL...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xaq   

I must say, I didn't expect the government soldiers to be so good. They surprised me a lot. If they can defeat the shabab and xizbul-islam, then they will be very popular. I will have to rethink my previous stance on A/Y.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xaq   

Ciidamada Militry-ga dowladda oo kasoo saaray Alshabaab Laanta Horseed.

 

 

http://www.mareeg.co m/fidsan.php?sid=119 58&tirsan=2

Ciidamada Military-ga dowladda oo saakay kusoo biiray Dhinaca Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ayaa xaqiijiyay guulo ay ka gaareen dagaaladaasi.

 

Ciidamada Militariga waxa ay ka saareen Ciidamada Alshabaab iyo kuwa Xisbul Islam laanta Horseed ee Suuq bacaad iyo isgoyska 4-ta Jardiino, waxaana loo dhaqaajiyay dhanka Towfiiq iyaga oo halkaasina kasii aaday Isbartiibada.

 

Waxaa isaga baxay Isbartiibada Ciidamadii Maxkamadaha Islaamiga waxaana Ciidamada Alshabaab ay isku uruuriyeen Isbartiibada kadib markii laga soo saaray Suuq Bacaad iyo Towfiiq.

 

Ciidamada Militariga ee uu hoggaaminayo Taliye Gacmadulle ayaa fuulay iminka dhanka dabaqa loo yaqaan ayaan daran taasi oo sababtay in shabaabka iyo Xisbul Islam ay ka cararaan goobihii ay Towfiiq kajoogeen.

 

Ciidamada dowladda ayaa lagu soo waramayaa in ay iminka abaabul xoogan ay soo sameeyeen oo ay sii riixayaan Xisbul Islam iyo Alshabaab oo iskaashanaya oo habeenkii xalay dhigay dagaalkii ugu xooganaa oo sababay in dad rayid ah ay kuwaxyeeloobaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this