Sign in to follow this  
General Duke

Who is Somaliland kidding?

Recommended Posts

Isimo kusii jeeda Mbagathi, Kenya

Laascaanood, (AllPuntland)- Wafdi Isimo ah oo ka socda gobolada Sool, Cayn iyo Sanaag oo ka soo ambo baxay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa Soo gaaray magaalo madaxda Puntland ee Garoowe.

 

Wafdigaan oo uu hogaaminayo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud waxaa ka mid ah Garaad Abshir Saalax iyo Garaad C/laahi Daba gooye .

 

Wafdigan isimada ah ayaa u socda gogosha nabadda ee loo fadhiyo iminka xerada Mbagathi ee ku taalla duleedka magaalada Nairobi.

 

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo u waramayay Idaacadda Gaalkacyo ayaa sheegay in ay maanta u bixi lahaayeen gogosha nabadda balse ay diyaaradoodii baaqatay balse ay bari oo talaado ah aadi doonaan gogosha nabadda , Isimadan ayaa casumaad ka helay maamulka shirka dib u heshiisiina Soomaaliyeed .

 

C. C. Farayaamo

AllPuntland, Somaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allow me Mr Oodweyne,

Here lies the answer to your query and should provide you with an inkling as to why, as you seem to have failed to spot it “ … Garaad Cabdiqani ayaa ah Isim ka qayb qaatay dhisada maamulka Somaliland waxuu ka dibna ka qeyb qaatay shirkii lagu dhisayay Puntland ee sannadkii 1998, waxuu kale oo ka qeyb galay shirkii Carta ee aan loo dhameyn oo Garaadku wax ka soo doortay Cabdiqaasim Salaad Xasan Madaxweynaha DKMG ah ee kooxda Carta”

 

The honourable A/Qani is not only a highly revered Garad in Puntland but also is known to dabble in the politics of the region, thus his sense of loyalty and nationalism seems to have been shadowed by his disagreement with Mr Yussuf, and unceremonious failure and disintegration of his pet project – the Arte TNG. A/Qani had participated in neither the politics nor the social goings of Puntland ever since he openly lent his support to the Arte TNG, and as such is not helped by current political manoeuvring, thus is wise enough to exercise the good old hand of abstaining and distancing himself from the ongoing peace conference. “Once bitten, twice shy” sort of wisdom if you will!

 

Nothing new, but simply depicts the predicament faced by traditional Isims who cross the floor in their endeavours to test their luck with the chess matches of mucky politics. Never had it worked for anyone before him and unless the future tells us otherwise, we shall be none the wiser, and the fine line separating the two shall remain as muddy as ever.

Share this post


Link to post
Share on other sites
guraad   

Here is what normal people of sool feel.

 

 

Magalada xagga amaanku waa heer sare 100%, xagga siyaasaddana waxa la'oran karaa waa muwaadiniin dadkaan, mar aan waydiiyay nin oday ah waxa ay ka qaban arrimaha somaliya waxa uu iggu jawaabay sidan:

 

 

Adeer wadanakan waxa layirahdaa (SOOL) waa xaruntii laga Abaabulay umadda somaliyeed inay iska kiciyaan Gumaysiga , halkan waxa daganaa daraawiish, marka dadkaan ma'ahan dad somalinimadu ay ku liidato.

waxan waydiiyay Arrimaha PuntLand iyo Somaliland ee Gobolada Sool iyo Sanaag, waxa uu iigu jawaabay isagoo dhoola caddaynaya , Adeer Umaddu waa kala duwan tahay, haddii aan ku hormaro Somaliland , Adeer Somaliland waxay donayaan in Somaliya ay ka go'aan , haddaba Sool iyo Sanaag oo Taarikhda Somaliya lagu Xuso marka laga sheekaynayo Halkagankii Somaliya ee Gobonimo doonka , Adeer in maanta ay ku raacaan Somaliland aan Go'no oo Somali kafaanno waa wax aan marnaba soo galayn Caqliga Reer Sool iyo Sanaag. waxan sugaynaa Somali wayn qaranimadeedii haddii rabbi idmo, Dhinaca Puntland waa ka duwan tahay maxaa yeelay Puntland waxa ay sheegatay in ay tahay Mamul Goboled somaliyeed oo Sugaysa Somali xalkeed, xagga Sool iyo Sanagna dadkaan way wada dhasheen Umadduna waxa fiican in intii nabad abaabuli karta ay isla abaabusho, inaguna Reer PuntLand ayaannu nahay.

 

Mar aan waydiiyay shirkii Borama ee Somaliland lagu abaabulay inay go'aankaas wax ku laheyen Reer Sool waxa uu igu yiri Adeer Shirkaasi waxa uu ahaa mid looga hadlayay nabadaynta Beelaha madaama wadanku dagaal sokeeye ka dhacay Dowladdina Bur Burtay mana ahayn Shir Siyaasadeed.

 

Magaalada lascanod way dhismaysaa meelkastana waxad ku arkaysaa Xayndaab Dhul wareega ah oo haddana Aas-Aaskii ka dhex muqdo, magalada waxad dareemaysaa inay horumartay , maxaa yeelay dadkii ayaa shaqaysanaya, ciidamo nabad galoyo ayaa ka jira , calanka Somaliya ayaa ka taagan Saldhigga Boliska, xarumihii Dowladda Oo idil calankii Baluugga ahaa ayqaa ka lusha.

 

Intaasi waxa ku'eg Lascanood, Insha aalahu taleex ayaan ku xigta . mahadsanidin Waxan Qoralkan u Hibeyay Shabakadda Inter-Net-ka ee

 

 

http://shiike.somalitalk.com/laascaanood/10.html

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Oodweyn[et al],

 

One question. Why in the world do you think that the peoples in SS&H would would join Waqoyi Galbeed instead of with their brother in the East?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this