Sign in to follow this  
RedSea

Breaking News: Somaliland recognized.

Recommended Posts

RedSea   

Hargeysa, Somaliland(Badacasonline)...Wa rar degdeg ah oo haatan naga soo gaadhay xarunta dalka Somaliland ee Magaalada Hargeisa ayaa waxay sheegayaan in sideed Dal ay maanta ku dhawaaqeen ictiraaf buuxa ay u fidiyeen Somaliland. Artinani waxay timid 18 kadib markii ay Somaliland lasoo noqotay Qaranimadeedii 1960 ka luntay taarikh markay ahay 1991.

 

Wasiirka arimaha dibada mudane Abdullahi Mohamed Ducaale ayaa waxa uu sheegay in Somaliland ay mutaysatay aqoonsigeeda aduunwaynuhuna kala soo daahay, laakin uu Ilaahay umahad naqayo in samirka iyo mintid nimada somaliland aakhirkii ay midho dhashay. Wadamada haatan soo dhaweeyey Somaliland ayaa waxaa ka mid ah South Africa, Ghana, iyo Rwanda oo Africa ah iyo England, France, Norway, Sweden, Findland iyo Balguim. Waxaa kale oo lafaliyaa ee Maraykanu isna uu ku xigi doono. Waxa kale oo uu sheegay in imika usuurto galayso dalka in ay la macaamili karaan aduun waynaha, horumar baaxad wayna ay ka keeni doonaan.

 

Sidoo kale maanta axsaabta dalka, wasiirada baarlamanka iyo guurtida ayaa maanta fagaaraha Khayriyada ee magaalada Hargeysa kala hadlay kumanaan qof oo muwaadiniin ah oo iyagu isusoo baxay kadib markii ay warkan farxada leh ay ku waa bariisteen.

 

Hadaba waxaanu waraysi layeelanay Qawdhan Maygaag Warsame oo isagu ka mid ahaa dadkii maanta isu soo baxay waxaanu uu yidhi " wallahi maanta waa maalin aad iyo aad u farxad wayn. In badan ayaanu geed gaaban iyo mid dheer ba u fuulnay si aanu ictiraaf uhelno. Waxaa aad iyo aad ugu mahad celinayaa Rabbiga caza wajalaha ah ee maanta nagu guuleeyey in aanu helno xaqayagii Qaranimo oo runtii naga maqnaa in badan".

 

Halkan kala soco waxii tafaasil ah ee soo kordha.

 

Maxamed Cali Xasan.

Hargeysa, Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Hargeysa, Somaliland(RsNews) Major European powers, including France,Britain, along with the United States, officially recognized Somaliland, even as officials took pains to point out that it should not serve as an invitation or precedent for other groups hoping to declare independence.

 

As a result, the reverberations were felt from now neighboring countries Somalia, Djabouti, Ethiopia and Kenya.

 

In a letter to Dahir Rayaale Kahin, UK Prime minsiter Gordon Brown wrote “On behalf of the Majesty Queen Elizebeth and the British people, I hereby recognize Somaliland as an independent and sovereign state. I congratulate you and Somaliand citizens for having taken this important step in your democratic and national development.”

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Che -Guevara:

^I guess you have abandoned Godane and Ceyrow's cause.

Nice try. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Not really..You like to have your and eat it too, but that's here nor there.

 

Geenyaale...I don't think any say whether they are recognized, but I'm opposed to secession. But it does happen, I hope it facilitates the Balkanization of Ethiopia. I would like to see Oromia and Ocadenia!

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Originally posted by Mujahid:RedSea:

6336.jpg

Meeshan Rag La'aan aa kajirto ..halo ciidamiyo ....maxaa garbasaar tafta lagu dhagan yahay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this