Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu leaders turn on Qaynyare.....

Recommended Posts

Xildhibaan Hilowle Iimaan Cumar: "Maxamed Qanyare waa nin qaa’in ah oo mudan in la ciqaabo"

Posted to the Web Sep 24, 16:52

 

 

Jowhar:- (PP) - Shir ay isugu yimaadeen Waxgaradka, Cuqaasha, Maamulka Gobolka Banaadir ee uu madaxda ka yahay Cadde Gaaboow, Xildhibaanno iyo waxgarad kale loogana hadlayay hadalkii ka soo yeeray Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Qanyare Afrax ayaa maanta waxaa lagu qabtay Hotelka Ramadaan ee magaalada Muqdsiho.

 

Kulankaas ayaa waxaa ka soo qaybgalay xildhibaanno uu ka mid ahaa Hilowle Iimaan Cumar, wuxuuna halkaas ka jeediyay hadal aad xasaasi u ahaa kaasoo uu kaga horjeeday hadalkii shalay uu sheegay Maxamed Qanyare Afrax ee ahaa in Magaalada Balcad lagu qabanayo shir isla markaana Jowhar ay tahay meel laga abaabulayo dagaallo sokeeye.

 

"Maxamed Qanyare waa qaa’in mudan in la ciqaabo" ayuu yiri Hilowle Iimaan Cumar oo ka mid ah xildhibaannada ay isku fikirka yihiin kuwa Muqdisho ku sugan wuxuuna intaas ku daray: "Dadka uu rabo Maxamed Qanyare inuu isku diro waa dad walaalo ah,aan la isku diri karin, isla markaana aan is dilayn, Maxamed Qanyarena shaqo kuma lahan Balcad iyo shir lagu qabanayo toona".

 

Sidoo kale waxaa kulankaas ka hadlay Xildhibaan C/llaahi Geeddi Shadoor oo sheegay in hadalka ka soo yeeray Maxamed Qanyare uu yahay mid uu ku fududaaday, uusanan shaqo ku lahayn shir lagu qabanayo Balcad iyo mid aan lagu qabanayn intaba.

 

"Hadalka uu jeediyay Maxamed Qanyare annaga iska dhaafe waxaa aad ula yaabay dadweynaha Soomaaliyeed, waayo wuxuu hadalkaas ahaa mid aan ka soo yeerin ruux aan xil kas ahayn". Ayuu yiri C/llaahi Geeddi Shadoor.

 

Sidoo kale waxaa ka hadlay kulankaas Guddoomiyaha Gobolka Banaadir isla markaana ah Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Xasan Cali (Cadde Gaaboow) oo sheegay in Maxamed Qanyare ay ku filan tahay wixii ay halkaan ka yiraahdeen mas’uuliyiintii iga horreysay.

 

Xildhibaan Hilowle Iimaan Cumar ayaa sidoo kale yiri: "Maxamed Qanyare waa qaa’in qiyaanay dowladii uu ka helay jagada aadka u wanaagsan ee ah Amniga Qaranka".

 

Hadalladaan ayaa waxay gun u ahaayeen sida looga soo horjeeday hadalkii uu shalay ka jeediyay Maxamed Qanyare mid ka mid ah idaacadaha ka jira Muqdisho.

 

Maxamed Xuseen Jimcaale(Jantiile)

Wakiilka Puntlandpost -Muqdisho,Soomaaliya

contact us:webmaster@puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Gen

 

 

sxb dont waste your breath and energy, this forum is dead thanks to the likes of you boring people with second hand copy n paste propaganda.

 

 

these days you lucky if someones reads your copy and paste job once a month let alone reply to it.

 

 

let it go my friend!! let it go! its over :(

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ When I get a eaction like that. It makes my job worth while. At least Somalilandesr are getting to know exotic locations like Jowhar, Xuddur, Balcad names like, Geedi, Qaynyare, Jurrile, Mayow Tasiyow, Cade Gabowe. While keeping an eye on the progress of familiar folks like, Suudi Yallaxow, Morgan, Presidnet Yusuf YEY... I see it more like educating rather than propoganda alone.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mogadishu leaders turn on Qaynyare.....

 

Qaynyare is not as smart as many other war-lords in Mogadishu he talks smack but can't back it up. Why wouldn't they not turn on him. I would not be suprised if he was killed today.

 

The guys forgets that he is not the leader of Mogadishu, and I think they are tied of him for talking for all of reer Mogadishu every time he comes on a radio station. Because as we know no single men controls Mogadishu so if you talk you talk on behalf of your clan not the city as a whole. Because in Mogadishu everyone is not on the same page.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^ When I get a eaction like that. It makes my job worth while. At least Somalilandesr are getting to know exotic locations like Jowhar, Xuddur, Balcad names like, Geedi, Qaynyare, Jurrile, Mayow Tasiyow, Cade Gabowe. While keeping an eye on the progress of familiar folks like, Suudi Yallaxow, Morgan, Presidnet Yusuf YEY... I see it more like educating rather than propoganda alone..
:D

I agree. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this