Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: TFG troops on the move before the big crunch

Recommended Posts

Hawlgal ballaaran oo lagu sugayo ammaanka Muqdisho oo bilowday

 

ciidamo_cusub_muqdiso1a.gif

 

Ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya ayaa hawlgal ballaaran oo ay ammaanka guud ee magaalada caasimadda ah ku sugayaan gudo galay.

 

Hawlgalka nabad sugidda magaalada Muqdisho ayaa waxaa fulinaya ciidamadii dhowaan tabarrada kus oo qaatay Balli Doogle iyo xoogagga dawladda federaalka ee horay u joogey halkaas.

 

Deegaannada ay hawlgalladani ka bilowdeen ayaa waxaa kamid ah; Boondheere, Shibis iyo Agagaarka Fagax.

 

Kooxihii carqaladaynta ammaanka magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale ka tegey xaafadda Baar Ubax ee magaalada Muqdisho kadib markii dadka deegaanku ay iska caabiyeen.

 

Hawlgalkan ayaa bilow ah ah guluf weyn oo ay dawladdu la damacsan tahay kooxaha madaaficida ka rida deegaannada ay dadka rayidka ahi ku dhaqan yihiin.

 

Axmed Aar

 

SBC Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Dowlada KMG Somalia oo howl-galo ka sameeyay Waqooyiga Muqdisho.

 

Muqdisho, Sabti, March 17, 2007 Simba Radio

 

Ciidamada Dowlada KMG Somalia ayaa manta howl-galo balaaran ka sameeyay xaafado ka tirsan Waqooyiga magaalada Muqdisho.

 

Degmooyinka ay ciidamada Dowlada KMG Somalia baaritaanada manta ka sameeyeen waxaa kamid ah Boondheere, Shibis iyo Agagaarka Fagax.

 

Ciidamadaan Dowlada Federaalka ka tirsan ayaa baaritaano ku sameynayay gawaarida dadweynaha iyo kuwa qaaska loo leeyahay ee marayay degmooyinkaasi.

 

Ciidamadan ayaa la sheegay inay ahaayeen kuwii dhawaan tababarka ugu soo dhamaaday xerada Balidoogle ee gobalka Shabeelaha Hoose kuwaaso loo diyaariyay inay ka qeyb qaataan ammaanka Muqdisho lagu sugayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

these guys look like circus clowns! why not save the livies of these poor souls and just do the right thing. send them back to bosaaso n let them live another day!!

 

these rag-tag misfits aint gonna make no difference. duke, why dont u go n fight for tfg if u believe in their cause! i betchya, sitting in govt paid room is much better idea!! aye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by rudy:

these guys look like circus clowns! why not save the livies of these poor souls and just do the right thing. send them back to bosaaso n let them live another day!!

 

these rag-tag misfits aint gonna make no difference. duke, why dont u go n fight for tfg if u believe in their cause! i betchya, sitting in govt paid room is much better idea!! aye.

Looool.....rudy....could it be that jeneral duug is waiting for his new post, like Idamaale guy did who is a cruel, illitrate and denied of a poor Somali woman's appeal of capturing the Tigre Militia who raped her did...as he used to post the similar cheap propoganda on the internet

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Abwan what titles of men are bestowed upon one should not be central to your existance.

 

Geel-Jire12.. Not 30 days but a week or so to quite down some areas..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Dhawaan Bilaabi doono Howlgalka lagu sugayo amaanka Caasimada Muqdisho.

 

War sir ah oo aan wali si rasmi ah loo shaacin ayaa waxaa ay sheegayaan in dhawaan Cidamada Dowlada,Kuwa Ethiopia iyo kuwa Ugandha ay bilaabi doonaan Howlgalka loogu magic daray sifeynta Caasimada Muqdisho isla markaana ay xiri doonaan Guud ahaan Wadooyinka waa Wey nee Caasimada.

 

 

Wararkaa ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in sidoo kale albaabada loo laabi doono shirkadaadka Isgaarsiinta iyo Idaacadaha ka Howlgaloa Gudaha magaalada Muqdisho si loo yareeyo dhaqa dhaqaaqa iyo ka warqabida howlaha ay Ciidamadu ka Fulin Doonaan Gudaha Magaalada Muqdisho.

 

Sidoo kale waxaa lagu wadaa in Wadooyinka waa weyn ee magalada Muqdisho lagu daadin doono Ciidamo farabadan oo isugu Jira Ethiopian,Ugandhe-s iyo Kuwa ka Tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya si ay u xakameeyaan isu socdoka Gaadiidka iyo dadweynaha,waxaana sidoo kale bandoqw Mudo Todobaad ah la sheegay in lagu soo rogi doono dadka reer Muqdisho .

 

 

Guutaale yare

Allmudug.org

Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pi   

I see David is calling the government a clown government. Taliban is calling it a clan government. I see Generaalka has alot of studious students. LOOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Ciidamada Milateriga iyo kuwa Booliska oo xalay iyo saakay howlgalo amniga lagu sugayo ka wada Muqdisho.

 

19. Mar 2007

 

Muqdisho(AllPuntland)-Dadka ku ku nool deegaanada waqooyiga magaalada Muqdisho ayaa soo dhoweeyay howlgalada ciidamada dowladda KMG ah ay ka wadaan wadooyinka iyo xaafadaha qaar taasoo ay ku tilmaameen howlgal muhiim ah oo lagaga hortagayo nabadgelyo xumida mararka qaar soo wajahda dadka ku dhaqan degmooyinka Muqdisho.

 

Ciidamada Milateriga Soomaaliya ee dhawaan tababarka ugu soo gabagabooway xerada ciidamada Bali Doogle ayaa si rasmi howlgalo ugu bilaabay 24-kii saac ee la soo dhaafay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho iyadoo deegaanada Cabdi Casiis, Shibis Boondheere xalay iyo saakay lagu arkayey ciidamo daadsan wadooyinka kuwaasi oo baaris ka bilaabay wadooyinka iyadoo la baarayo gaadiidka.

 

Mar aan saakay u guur galay xaalada deegaanadii shalay lagu soo garaacay madaafiicda ee agagaarka Saldhiga Bari, Fiat iyo Shibis ayaa waxaa ay dadweynaha ay ii sheegeen in ciidamada dowladda ay xalay amaanka si weyn u sugayeen isla markaana ay ku faraxsan yihiin howlgalada deegaanadooda ka bilowday waxayna ii sheegeen in xiliyadii habeenkii ay adeegyada daruuriga ah ay doontaan balse ka hor inta aysan imaan ciidamadan aysan habeenkii guryahooda ka bixi jirin.

 

Dhanka kale ciidamada Milateriga iyo kuwo Booliska ayaa xalay iyo saakay la dhigay Xamar Weyne, Xamar Jajab, Shingaani kuwaasi oo qeyb ka ah ciidamo loogu talagalay in ay deegaanadaasi howlgalada ka bilaabaan, waxaana maalintii afaraad howlgalo baaris ah ay ka socdaan Isgoyska KM4 ilaa wadada Zoope, halkaasi oo ciidamo fara badan ay ku sugan yihiin.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

Share this post


Link to post
Share on other sites

4000 Puntland geeljire soldiers who are cowards enough to bear the brunt of our Mujaahidiin will not liberate anything for your weak foreign government.

 

Try something creative, adeer!

 

Before June, I am sure your uncle will be gone with a gift from our Mujaahidiin, and by then, please don't start to hate Ethiopia, your dear friend.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this