Sign in to follow this  
Yoonis_Cadue

Is this supposed to be a joke?

Recommended Posts

I cannot believe that they've reappointed the same old traitor who defected to the other side and then back as the new governor of Sool region.

 

He is a shameless person with no principle's and I believe that he shouldn't be brought back as the new governor of Sool.

 

Ibraahim Jaamac Daad Oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Sool, Taliyihii Qaybta Booliska Oo Isna La Badelay.

 

daad.jpg

 

Warkii: Oct 30, 2005

 

Garoowe(Radiossc.net):-Madaxweyne ku xigeenka Punland ahna sii hayaha Xilka madaxweyanah Xasan Daahir Afqudhac ayaa si rasmiya ugu magacaabay Ibraahim Jaamac Daad Guddoomiyaha Gobolka sool, waxa kale oo uu badelay Taliyaha qaybta booliska ee gobolka.

 

 

Xeer Madaxweyne ku xigeenka ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Xasan Daahir Maxmuud soo saaray lanbarkiisuna yahay 170 kuna taariikhaysan 26/10/005 ayaa waxa uu madaxweyne ku xigeen xilalna ku magacaabay , xilalna kaga qaaday xubnihii hayey.

 

 

 

Waxaana uu sheegay madaxweyne ku xigeenku markii uu eegay distuurta Puntland,markuu arkay baahida wax ka qabadka Gobolka Sool, markuu la tashaday wasiirka arrimaha gudaha iyo taliyaha Ciidanka Booliska , wuxuu xeeriyey.

 

 

 

1-Ibraahim Jaamac Daad waxaa loo magacaabay guddoomiyaha gobolka Sool.

 

Halka guddoomiyihii hore Maxmed Cawad Baaruud (Tole) shaqada laga fadhisiyey.

 

 

 

2-Maxmed Saleebaan Bootaan (Gaadhhaye) waxaa loo magacaabay Guddoomiye ku xigeen, halka guddoomiye ku xigeenkii horena Sulub Cali Gaas shaqadii laga fadhiisiyey.

 

 

 

3-G/dhexe Maxmed Xuseen Faarax(Xiirane) waxaa loo magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Sool, taliyihii hore ee Gobolka C/laahi Maxmed Cabdi(Farabadne)loo badelay Taliska ciidanka booliska puntland.

 

 

 

4- Maxmed Yaasiin Cali shire (Shariif) waxaa isagana loo magacaabay Isu duwaha dawladaha hoose ee gobolka Sool.

 

 

 

Xeerkan ayaa waxa ku saxeexnaa madaxweyne Ku xigeenka ahna sii hayaha Xilka Madaxweyneha Xasan Daahir Maxmuud.

 

 

 

Dhinaca kale wareegto uu soo saaray wasiirka dawladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga Cali Cabdi Awaare ayaa waxa xilkii lagaga qaaday mayor ku xigeenkii hore Maxmed Warsame (Guraase) halka loo magacaabay Mayor ku xigeen Maxmed Maxmuud cali(Xaaji Jeeni-yare).

 

 

 

Faa’isa Cabdi Dhalac

 

Radiossc.net

 

Garoowe Puntland Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

Is this some kind of joke? How can a traitor who ran to Hargeisa be welcomed again? It might be a good sign, cuz in the days of Yeey, he would risk his life if he came back. Do you remember Dhiilood. Lol he made use of the Riyaale road discovered by the gentleman that carries its name, from Laascaanood to Ceerigaabo, to avoid the Daraawiish in Aricadeeye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

I love Somali politics full of ambiguity, and its players have no sense of direction. Furthermore, Sir Ibraahim Jaamac Daad is not the first of his kind to switch around and redo his political maneuver. As history books wrote and generations before as observed I can refresh your mind with good examples of Somali politicians and around globe. However. My point is not to say “this guy did it, why not him†but the core of my argument is to enlighten you that this is politics’ nature. In fact, what is worth discussing is

• Can Sir Ibraahim Jaamac Daad bring a change to economic and social status of the region

• Would he be able to homogenate elders and other politicians of the region view of “ what is good for sool regionâ€

• Does he have the courage to assure the stability of the region by wiping out the external forces - Somaliland and Puntland dispute over the region, though he was appointed by puntland

• Etc....

If he have all that kind of qualities than without hesitation I would say the region have hope - and where is hope there is life.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ your first bullet point is very interesting because as you're aware he already was one time the governor of Sool. He has been fired because of his incompetence and lack of support from the majority of the inhabitants of Sool region.

 

We have to ask ourselves this guy who has once failed in his task why does he deserve a second chance, he must be very close to some high official politicians in Puntland in order to get reappointed as the governor of Sool.

 

On the other hand who is to say that we can trust him he once defected to Hargaysa then he defected from Hargaysa back to Puntland, who knows he might go back to Hargaysa or this time he might be up for more adventure and he might end up in Moqadisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Boosaaso/Hargeysa-27.April.2004 Gudoomiyahii Gobalka Sool ee maamulka Puntland Ibraahim Jaamac Daad oo isagu shalay ka tagey magaalada Laascaanood ayaa wararku sheegayan inuu gaaray magaalada Berbera halkaasi oo ku sugan Madaxweynaha maamulka isku magacaabay Soomaaliland.

 

Wasiirka Horumarinta reer Miyiga ee maamulka Soomaaliland Fu'aad Aadan Cadde ayaa u sheegay wariyaha Idaacada SBC ee magaalada Hargeysa in Ibraahim Jaamac Daad uu shalay galab soo gaaray Magaalada Burco isla xalayna uu yimid Magaalada Berbera,iyadoo la filayo inuu maanta ama Caawa uu yimaado Magaalada Hargeysa.

 

Dhanka kale wasiirak wasaarada warfaafinta ee Dawlad Gobaleedka Puntland C/kariim Cali Mahdi ayaa Idaacada SBC u sheegay in Ibraahim Jaamac Daad uusan ahayn Gudoomiyaha Gobalka Sool isla markaana xilka horay looga xayuubiyay oo uusan xil u ahayn maamulka Puntland.

 

C/kariim Cali Mahdi oo ay SBC wax ka waydiisay baxsashada Gudoomiyaha gobolka Sool ayaa ku tilmaamay in Ibraahim Jaamac uu la mid yahay nin safray oo aysan jirin maamul inaba ha yareetee u hayo maamulka Puntland.

 

Wasiirku wuxuu sheegay in Gudoomiyahaas xilka looga qaaday wareegto heer madaxweyne ah iyadoo maalmahan uu magaalada Laascaanood la joogay qas iyo amar diido haatana uu iska tagey.

 

Wariyaasha SBC

ee Hargeysa iyo Berbera.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gudoomiyihii Gobolka Sool oo shalay u baxsaday Deegaanada Somaliland oo caawa gaaray Magaalada Hargeysa.

 

Hargeysa-27.April.2004 Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in caawa uu halkaasi gaaray Gudoomiyihii Gobalka Sool ee maamulka Puntland Ibraahim Jaamac Daad.

 

Mr Daad oo shalay ka tagey Magaalada Laascaanood ayaa maanta wuxuu uu joogay saacado Magaalada Berbera halkaasi oo uu ku sugan yahay Daahir Riyaale Kaahin,iyadoo aynan hayn in ay is arkeen Daahir Riyaale iyo Ibraahim Jaamac.

 

Warku wuxuu intaasi ku darayaa in Ibraahim Jaamac Daad uu saacado ka hor Caawa Tagey Magaalada Hargeysa,waxaana la dajiyay sida wararku sheegayaan Hoteelka Hargeysa Clup ee Magaaladaas.

 

Soo dhaweynta Mr Daad ayaa waxaa si wayn uga shaqeeyay Wasiirka Harumarinta reer Miyiga Fu'aad Aadan Cadde.

 

SBC Online.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this