Sign in to follow this  
Duufaan

IGad no special treatment for Somaliland

Recommended Posts

Duufaan   

Riinjinews-Addis Ababa:-Hogaamiyeyaasha Urur goboleedka IGAD ayaa markii ugu horeeysay saxiixay qorshe siyaasadeed ay dowladaha Ethiopia iyo Jibouti ku doonayaan in lagu wiiqo Jamhuuriyadda aqoonsi raadiska ee Somaliland.

Shirka Madaxda Dowladaha IGAD ay ku yeesheen Magaaladda Addis Ababa ayaa lagu go'aamiyay qodobo xasaasiya oo ay ka mid yihiin. 1- In Ciidamo ka socda dalalka safka hore ay geli karaan gudaha Somalia. 2- In Ciidamo ka socda Midowga Africa iyo Qaramadda Midoobay oo gaaraya labaatan kun askari lagu baahiyo guud ahaan Somalia iyadoo aan loo kala saareeyn Somalia iyo Somaliland. 3- In Ciidanka Dowladda Federalka Somalia ee Melleteriga,Boliiska iyo Wardoonka lagu baahiyo guud ahaan Somalia si loo tixgeliyo hanaanka Qaranimadda Somalia iyo mudnaanta Caasimadda Hargeisa u leedahay jiritaanka Somalia. 4- In laba kun oo askari si deg dega loogu xoojiyo Ciidamadda nabad ilaalinta Amisom ee Mogadishu jooga. Qodobada ka soo baxay Dowladaha ku bahoobay IGAD ayey diblomaasiyiin ka qeybgalay kulankooda Addis Ababa ku xog warameen inuu ka dhashay kadib markii dowladaha Jibouti iyo Ethiopia ka digeen qatar gobolka Africa saameeyn karta hadii aan la fara gelin awooda Xukumadda Cusub ee Madaxweynaha Somaliland Mr Siilaanyo Warbixinta sanadlaha ee Sirdoonka Dowladaha Jibouti iyo Ethiopia ayaa lagu sheegay in Ahmed Siilaanyo iyo Saraakiisha xisbigiisa ay ka mid yihiin xagjiriinta ka dagaalanta Somalia sida Xisbul Aweys iyo Al Shabaab. Go'aanka Dowladaha IGAD wuxuu halis ku yahay rajadii laga qabay in Somaliland loo aqoonsado Jamhuuriyad madaxbanaan. Somaliland waxaa bishii la soo dhaafay ee June ka dhacay doorasho heer Caalamiya taas oo dadweynahu si xora ugu codeeyeen sedexda xisbi ee Somaliland hasse yeeshee dhawaaqa ka soo baxay IGAD ayaa farxadii hanaanka dimoqoraadiyadda Somaliland u bedelaya jawi murugo iyo isweeydiimo fara badan. Shacabka Somaliland waa arrin ku adag inay aqbalaan inay dib ula midoobaan Koofurta Somalia xitaa hadii ay aqbalaan Madaxda Xisbiyada,waxaana sidaas ku cad daraasad ay khubaro madaxbanaan ka sameeyeen gudaha Jamhuuriyadda Somaliland. CABDIWAHAAB MAXAMED CABDI NAYROOBI KIINYA RIINJINEWS@YAHOO.COM

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

This is how somaliland media put it. Malazawi is ungry after somaliland election committe refused his orders to come Adis before they announced the election result OR Shariif did good work to convince them.

 

Somalia: IGAD tough decision against Somaliland

Written by Sunatimes

Jul 06, 2010 at 03:10 PM

ADDIS ABABA (QRN) The leaders of the IGAD member states in East Africa have for the first time approved a political plan put forwarded by the Ethiopian and Djiboutian government aimed to undermine the legacy of Somaliland, a republic now seeking for international recognition.

 

The latest summit held in Addis Ababa, Ethiopia, the IGAD leaders agreed on several key principles in favor of the regional security protection.

 

Frontline state forces should be enabled to enter into Somalia.

 

2,000 troops from African Union and United Nations must be spread into whole Somalia regardless of Puntland and Somaliland.

 

To spread the current government intelligence service officers throughout Somalia and also to firmly train its police and military troops.

 

2,000 more troops should be sent into Mogadishu to enforce the African Union peacekeepers.

 

Diplomats attended in the IGAD summit say the decisions made by the member states came after the Ethiopian and Djiboutian governments warned that if Somaliland administration by the new president Ahmed Silanyo should not be intervened it could certainly pose a serious threat on the regional peace and security.

 

The annual reports by the Ethiopian and Djiboutian governments? intelligence officers say that Ahmed Silanyo and his men in the party are members of the Islamic extremists fighting in Somalia like Al-Shabaab and Hizbul Islam.

 

The IGAD decision could be diminish the Somaliland?s hope for recognition as independent state.

 

 

Somalia: IGAD tough decision against Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this