Sign in to follow this  
General Duke

LA update: President Afqudhac arrives + local militias defect to PL + Latest news

Recommended Posts

afqurac.jpg

 

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Laascaanood gaaray

Last Updated::2007-10-02 14:48:58

 

Laascaanood (HRNet):- Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna siihayaha xilka Madaxweynaha Md.Xassan Daahir Afqudhac ayaa xalay gaaray magaalada Laascaano.

 

Md.Afqudhac ayaa gaaray magaalada kadib markii ay dagaalo ka dhaceen duleedka magaalada LaasCaanood.

 

Md.Xassan Daahir ayaa kulan la qaatay odayaasha iyo nabadoonada gobalka Sool, ayadoo laga wada hadlay sidii amniga gobalka loo sugi lahaa.

 

Madaxweyne kuxigeenka ayaa saaka sidoo kale kulamo dheeraad ah la yeeshay cuqaasha magaalada.

 

Dhinaca kale saaka iyo xalay ayey magaalada Laascaanood gaareen ciidamo tiro badan oo ah kuwa Puntland kuwaasi oo gacanta ku haya magaalada iyo nawaaxigeeda.

 

C/risaaq Shiino

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

War deg deg ah: Ciidamo ka soo goostey Somaliland oo soo gaarey Puntland.

 

2. October 2007

Laascaanood(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya Magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in ay magaalada soo galeen ciidamado ka soo goostey Maamulka Somaliland isla markaana ciidamadaasi ay ku soo biireen ciidamada Puntland.

 

Ciidamadan soo goostay ayaa wararku sheegayaan in ay ciidamadaasi yihiin kuwa fara badan oo ku hubeysan Gawaarida dagaalka oo gaaraya 3 gaari ,ayadoo wararku sheegayaan in ciidamadaasi loo soo gudbiyey magaalada Garoowe.

 

Mid ka mid ah saraakiisha Madaxtooyada Puntland ayaa sheegay in ciidamadaasi ay ka soo jeedaan beelaha deegaanka oo ka soo horjeeda ujeedada dagaalka ,ciidamada Puntland iyo dadweynaha dowlad gobaleedka Puntland ayaa siweyn usoo dhaweeyey Imaatinka ciidamadaasi.

 

Sababaha ay ciidamadan usoo goosteen waxa ay ku sheegeen markii ay arkeen duulaanka lugu soo yahay dhulkoodii waa sida ay hadal udhigeene iyo waliba dadka dagaalka wadaa in ay ku jiraan kooxihii dowlada Soomaaliya ka saartay Koonfurta Iyo Bartamaha Soomaaliya oo ah Koox-da All-Shabaab Waqooyi Galbeed oo ayaga dano gaar ah leh.

 

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo AllPuntland kula soo xiriiray Telfoonka loo yaqaano Thruya ayaa xaqiijiyey in ciidankaasi xalay soo galeen Magaalada.

 

Saraakiisha Puntland waxa ay sheegayaan in dagaalo kale la filayo in ay dhacaan hadii aysan si nabadgalyo ah kaga bixin dhamaana deeganada Puntland ee ay soo galeen ,dibna ugu laaban sohdintoodii.

 

Faarax C/qaadir Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland oo ku dhaliiceysay BBC-da laanteeda Afsoomaaliga been abuur

Last Updated::2007-10-02 15:01:12

 

Laascaanood (HRNet):- War ay maanta soo saareen mas'uuliyiin kala gedisan oo kamid ah dowlada Puntland

ayaa dhaliiceyn dusha uga tuuray idaacada BBC-da laanteeda afsoomaaliga in ay warar been abuur ah iyo argagaxin ah ka bixisay dagaaladii ka dhacay duleedka magaalada Laascaano maalintii shalay.

 

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Puntland Mr.C/raxmaan Maxamed Saalax (Bangax) ayaa shaaca ka qaaday in warar been abuur ah oo ay idaacadaasi faafisay lagu sheegay in maleeshiyooyinka taageersan maamulka Soomaliland ay qabsadeen magaalada Laascaano, isla markaana ciidamada Puntland ay Garowe aaden.

 

Warkaasi ayuu wasiirka ku tilmaamay warar la iska yiri oo ay ka muuqato caadifad dheer oo salka ku heysa qabiil iyo siyaasado la xariira khal khal ku abuurida gobalada nabadoon ee Puntland.

 

Wuxuuna beeniyey in Wasiiro uu asagu kamid yahay ay ka baxeen magaalada Laascaano,asagoo arrinkaasi ku sheegay ku tiri ku teen.

 

Dhinaca kale Taliyaha Booliiska Puntland Col.C/casiis Gacmey oo asagu hada ku sugan saldhiga Booliiska ee magaalada Laascaanood ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay sugayaan amniga deegaanada ku dhaw magaalada Laascaano.

 

Wuxuu sidoo kale dhaliiceyn dusha uga tuuray warar ay faafinayaan qaar kamid ah idaacadaha ee sheegaya in magaalada Laascaanood ay joogaan maleeshiyooyin taageersan Somaliland.

 

Hadaladan ayaa soo baxaya kadib markii uu xalay magaalada Laascaanood soo gaaray Madaxweyne kuxigeenka Puntland Md.Xassan Daahir Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ku jiraan wasiiro iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan maamulka Puntland.

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland oo ku dhaleecaysay BBC-da Laanteeda Afsoomaaliga been abuur.

 

War maanta uu soo saaray wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska maamul Goboleedka Puntland Mr.C/raxmaan Maxamed Salaax, ayaa dhaleecayn dusha ugu turay idaacada BBC-da laanteda Afsoomaaliga in ay warar been abuur ah iyo argagaxin ah ka bixisay dagaaladii ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood.

 

Bangax, ayaa shaaca ka qaaday in warar been abuur ah oo ay idaacadaasi faafisay lagu sheegay in maleeshiyooyin taageersan maamulka Somaliland ay qabsadeen magaalada Laascaanood, isla markaana ciidamada Punatland ay Garoowe u boqooleen.

 

 

Wasiirka ayaa warkaasi ku tilmaamay war la iska yiri oo ay ka muuqato cadiifad dheer oo salka ku heysa qabiil iyo siyaasado la xiriira khal khal ku abuurida deegaanada nabdoon ee Puntland.

 

Wasiirku wuxuu sidoo kale beeniyey in Wasiiro uu asagu kamid yahay ay ka baxeen magaalada Laascaanood, isagoo arinkaasi ku ku tilmaamay mid ku tiri ku teen ah.

 

Dhanka kale Taliyaha Booliska Maamul Goboleedka Puntland Col: C/casiis Gacmey oo asagu hada ku sugan saldhiga booliska ee magaalada Laascaanood ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay sugayaan amniga deegaanka ku dhaw dhaw magaalada iyo sidoo kale gudaha magaalada.

 

sidoo kale wuxuu Taliyaha Booliska Puntland dhaleecayn dusha uga tuuray wararka ay faafisay idaacada BBC-da qeybta Afsoomaaliga ee sheegayey in magaalada laascaanood ay lawareegeen maleeshiyoyin taageersan maamulka Riyaale.

 

Hadalkaana yaa kusoo beegamay kadib markii xalay magaalada Laascaanood uu gaaray Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Xasan Daahir Maxamuud iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ku jiraan wasiiro iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan maamulka Puntland.

 

Warqabadka shabakadda Allmudug.org

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo gaaray magaalada Laascaano ee Gobolka Sool.

 

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland ahna sii haya xilka Madaxweynaha mudane Xasan Daahir Afqurac ayaa xalay gaaray Magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kadib markii ay dagaalo kharaar magaalada duleedkeeda ku dhex mareen ciidamada Daraawiishta dowlad goboleedka Puntland iyo kooxaha nabad diidkaa ee Hargaysa.

 

Mudane Xasan Daahir Afqurac ayaa kulamo la qaatay odayaasha iyo nabadoonada gobolka Sool, iyadoo laga wada hadlay sidii amniga gobolka loo sugi lahaa loona difaaci lahaa xuduuda deegaanada Puntland.,

 

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa saaka kulamo dheeraad ah la yeeshay cuqaasha magaalada laascaanood.

 

Dhanka kale saakay iyo xalay ayay magaalada laascaanood ku sii qul qulayeen ciidamo farabadan oo ka imaanayey gobolada Puntland, kuwaasoo hada gacanta ku haya magaalada Laascaanood iyo nawaaxigeeda.

 

Warar hoose ayaa sheegaya in magaalada Laascanood lagu soo rogi doono xaalad dag dag ah sababo dhanka amaanka ah iyadoo ciidamada dowlad Goboleedka Puntland ay dhanka waqooyi u dhaafeen magaalada difaacna ka xirta halkaas.

 

Warqabadka shabakadda Allmudug.org

Share this post


Link to post
Share on other sites

with allpuntland.com you sure got your facts straight huh looooool, please brother no more with the spin, like Bill O'riley says the Spinn stops here lool. local militias defect to PL like PL did not defect to Somaliland old boy. I wait to here from BBC to get my news. Like last time when you said we lost couple days ago it proved you were wrong.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garoowe: Madaxweyne Kuxigeenka Puntland oo magaalada Laascaanood kula shirey Waxgaradka gobalka Sool booqdeyna Jiidaha dagaalka.

2. October 2007

 

Garoowe(AllPuntland)- Madaxweyne ku xigeenka dowlad gobaleedka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Puntland Xasan Daahir Maxamuud iyo Wafuud uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Laascaanood.

 

Wafuudan oo ubadan taliyaasha ciidamada iyo golaha wasiirada waxaana ka mid ahaa wasiirada Wasiirka Caafimaadka Dhagaweyne ,Wasiirku xigeenka Maaliyada Yaasiin Tamaad iyo taliyaasha ciidamada Qalabka Sida ee Puntland.

 

Madaxweyne kuxigeenka oo magaalada tagey xili habeen ah ayaa bilaabey la shirida dhamaan qeybaha kala duwan ee magaalada Laascaanood gaar ahaan waxgaradka gobalka Sool isagoo la kulmey Garaad Jaamac iyo Garaad Saleemaan kalana hadley dajinta xaalada gobalka Sool.

 

Garaad Jaamac iyo Garaad Saleemaan ayaa usheegay Madaxda Puntland in ay sameynayaan waan-waan ku aadan in magaalada Koonfurteeda laga saaro maleeshiyo beeleedka loona baahan yahay in aan magaalada wax dagaal ah laga ridin.

 

Xukuumada Puntland ayaa balan ku qaadey in aysan magaalada joogi karin Maleeshiyaadka udurbaan tumaya kooxaha iskaashanaya ee Somaliland iyo Koox-da Al-Shabaab isla markaana looga baahan yahay Isimada gobalka Sool in ay kooxahaasi Magaalada ka saaraan.

 

Waxgaradka gobalka Sool ayaa usheegay Xasan Daahir Afqudhac in ay dagaalkii shaley dhinaca Puntland ay la dagaalameen koox-da Al-Shabaab iyo Somaliland oo iskaashanaya ayagoo markaasina ka fashilmey qorshihii ay doonayeen.

 

Wafdigan waxa ay kaloo booqdeen Jiida dagaalka ayagoo halkaasi kula kulmey Saraakiisha howlgalinta ciidamada dowlada Puntland ee jooga goobahaasi ayagoo kala hadlay sidii difaaca ay tahay Puntland loo xoojin lahaa ayadoo Madaxweyne kuxigeenku usheegay ciidamada in looga baahan yahay difaacida dalka iyo dadka Puntland.

 

Madaxweyne kuxigeenka ahna ku simaha xilka Madaxweynaha ayaa magaalada si caadi ah ku dhexmareyey ayadoo guud ahaan gacan ku heynta magaalada ay Puntland si rasmi saaka ula wareegtay ,ayadoo wasiiro ka tirsan Puntland oo dhinaca Milateri ku caanbaxey ay tageen Jiida hore oo dagaalka oo ay wali joogeen.

 

Shirarkaasi ka dib ayaa Madaxweyne kuxigeenka oo ay galbinayaan gaadiidka dagaalka wuxu tagey meelihii uu shalay dagaalku ka bilowday isagoo ka dibna Caasumada Puntland ee Garoowe dib ugu soo laabtay.

 

Faarax C/qaadir Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalithinker: All the local meia outlets are telling you the situation as it is. Also many audio reports from LA, highlight that once again the secessionist have been defeated at the gates of LA.

 

Remember this was the city in which Dhari Riyaale was chased out more than four years ago by the locals. While all Presidents of Puntland, Mohamed Abdi Hashi. Cade Muse Hirsi have been welcomed with open arms?

 

How then can you have us believe that the locals, the children of the Darwish are now supporting SL, or want SL?

 

Who is daydreaming.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Keep spinning all boy, your top may pop lool.

 

Here is my spinn old boy lol

 

By VOA News

Tuesday, October 02, 2007

 

 

 

The breakaway republic of Somaliland says it has captured a disputed town after clashes with fighters from Somalia's semi-autonomous Puntland region.

 

Somaliland's defense minister said Tuesday that his fighters have captured the town of Los Anod and killed six fighters from Puntland.

 

The defense minster says Somaliland fighters wounded 20 Puntland soldiers and took 24 others prisoner.

 

The Associated Press quotes Puntland's deputy information minister as saying those claims are a "fabrication."

 

On Monday, residents of northern Somalia reported at least five people had been killed in Los Anod in fighting between forces loyal to the rival regional governments.

 

Puntland and Somaliand have engaged in periodic battles over which side controls the Sool and Sanag regions.

 

Last week, officials from the United Nations, World Bank and other institutions working in Somalia expressed concern about rising tension between the sides.

 

Somaliland declared its independence from Somalia in 1991 but has not been internationally recognized. Puntland has maintained formal ties to Somalia but generally runs its own affairs.

 

Both areas have remained relatively peaceful compared to the anarchy in southern Somalia since the ouster of dictator Mohamed Siad Barre 16 years ago.

 

Some information for this report was provided by AP .

 

Source: VOA, Oct 02, 2007

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rivals clash in northern Somalia, 15 killed

1 Oct 1, 2007 - 7:44:07 PM

 

 

 

LAS ANOD, Somalia Oct 1 (Garowe Online) - Troops and clan militias supporting rival administrations in northern Somalia engaged in heavy battles Monday leading to at least 15 deaths on both sides, sources said.

 

The fighting erupted this morning in an area 10km north of Las Anod, capital of the disputed Sool region.

 

 

Battlewagons: Weapon of choice in Somalia

Soldiers and clan militias allied to the breakaway region of Somaliland, northwestern Somalia, fought against security forces from neighboring Puntland, a semiautonomous region in the country's northeast.

 

Both Somaliland and Puntland claim rights over Sool and Sanaag regions for different reasons and have fought many times since 2002.

 

Witnesses said Puntland forces were pushed back from their positions during the early hours of the battle. But Puntland troops gained armed reinforcements from Garowe, the region's capital, and were able to advance on Somaliland positions.

 

An accident killed at least four Puntland soldiers inside Las Anod town when two armed trucks rushing to the frontline collided into each other at full speed, witnesses reported.

 

More than 20 wounded people, mostly soldiers, were admitted to local hospitals for medical treatment.

 

Earlier today, Pro-Puntland clan militias killed a Las Anod businessman named Jamal Ahmed Mohamed. Local sources said Jamal belonged to a pro-Somaliland area sub-clan.

 

There was no official word from either the Puntland or Somaliland administration. But military commanders blamed the opposite side for sparking today's deadly battle.

 

Many Las Anod residents have been fleeing the town over the past two days as the rival sides built up military forces along their frontier.

 

The situation in Las Anod today was a mixture of confusion and a sense that no group was in control. A local journalist confirmed to Garowe Online that Somaliland troops and allied local clan fighters had effectively taken control of the northern checkpoint in Las Anod.

 

Puntland troops and supporting militias had withdrawn to the southern part of town for defensive purposes, according to a commander in Garowe who spoke on the condition of anonymity.

 

The latest reports indicate that both sides are getting soldiers and armored trucks from Garowe and Hargeisa, capital of Somaliland region. Residents fear the war will continue.

 

Somalia's interim government, based in the south, is fighting for its survival in Mogadishu against a violent insurgency and is largely unable to influence developments in the north.

 

Source: Garowe Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wax garadka iyo Cuqaasha Gobolka Sool oo kulan saacado qaatay la yeeshay Madax wayne ku xigenka Maamul goboleedka Puntland oo Saacadihii aan Soo dhaafnay Gaarey Magaalada Laascanood ee ay xiisadu ka aloosantahay.

 

Laascanood: Cuqaasha iyo wax garadka Degaanka Laascanood oo isugu jira Culimo iyo wax garadka gobolkaasi ayaa waxaa kulan la yesheen Madax wayne ku xigeenka Dowald Goboleedka Puntland oo soo gaaray Magaalaa Laascanood Shalay gelinkii dambe ka dib markii ay dagaalo xoogani ka qarxeen oo laysku riiqay. Madaxwayne ku xigeenka DGPL ahna siihayaha Xilka Madaxwayne Xasan daahir Maxamud ayaa waxaa safarkiisa ku weheliyey uu ku tegey Magaalada Laascanood ee Gobolka Sool Golihiisa Wasiirada Qaar ka mida, Sida Wasiirka Caafimaadka C/raxmaan Dhagaweyne, Wasiirku xigeenka Maaliyada Yaasiin Cartan iyo laamaha amniga ee Puntland.

 

 

Garaadyada iyo isimada aya ugu baqey kulankaasi ujeedadiisu ahayd in laga shaqeeyo Xasiloonida iyo habkii loo dejin lahaa marxalada ka soo kacdoontahay Gobolka Sool kulamakaasi ka dib ayaa waxaa Madaxwayne ku xigeenka iyo Golihiisa wasiirada loo sheegay in dagaalkii shalay uu ahaa mid lugu riiqday waxaana ay intaas u raaciyeen dadkii dagaalka ka warbixinayey in Maalintii shalay ahayd Dagaalka Somaliland la soo gashay Puntland ay qayb ka ahayeen kooxaha lugu magcaabo Al-Shabaab oo garab siinaya Maamulka Somaliland.

 

 

Dhinaca kale waxaa ay Maamulka Puntland isimada iyo wax garadku waxay ka Codsadeen inaan iminka Xasan daahir Maxamud looga fadhiyin Handadaad hor leh oo la galo Maamulka Somaliland waxaana ay Isimadu si buuxda uga Codsadeen Madaxwayne ku xigeenka Puntland sidoo shacabka Reer laascanood in aan shacbigooda lagu dhex dagaalamin.

 

 

Weftigan ayaa waxaa hor kacaayay guutooyin ciidan aad u hubeysan oo ka tegey Magaaada Garoowe ayaa waxaa Madaxwayne ku xigeenka Puntland iyo Weftigiis ay Booqdeen Jiida hore ee Dagaalku ka dhacay Maalintii Shalay waxaana u Madaxwayne ku xigeenka ku la Dardaarmay Taliska sare ee Ciidanka Puntland inay Difaac taabagala ka gaalaan Maamulka Somaliland hadii ay dagaaldame ku soo gar******aan.

 

 

Maxamed Axmed Ciise

 

 

Bosaso Dhar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Another sad issue facing your home state old boy

 

 

Somalia's oil minister dismisses Puntland deal

1 Oct 1, 2007 - 6:45:41 PM

 

 

 

BAIDOA, Somalia Oct 1 (Garowe Online) - Somali lawmakers meeting in the inland town of Baidoa questioned the country's petroleum minister Monday as part of an accountability motion with the interim government of Prime Minister Ali Mohamed Gedi.

 

Petroleum Minister Abdullahi Yusuf Mohamed was asked what his ministry knew of the deal the regional government of Puntland signed with a foreign company to explore the region for oil, parliament sources reported.

 

 

Minister Mohamed said his ministry does not recognize any agreement Puntland signed with foreign companies. He stressed that the proposed Petroleum Law is in front of the Somali federal parliament for debate.

 

The Somali oil minister said the interim government has engaged in talks with various foreign firms interested in helping Somalia tap into its natural resources.

 

He asked the members of parliament to debate and ratify the propose Petroleum Law, which he said lead to development for the people and nation of Somalia.

 

Ministries in the Gedi government have been asked to report to parliament and answer questions about finances and projects. Last week, lawmakers issued a four-day ultimatum for the remaining ministries to report to parliament. [Full story]

 

Several ministries have already reported to parliament, but MPs said they are still awaiting the ministry of finance to answer key issues.

 

The Puntland regional government has opposed the proposed Petroleum Law on grounds that the Law, if passed by parliament, will automatically disqualify any deal signed after 1990.

 

Send you are Feedback [here]

 

 

Source: Garowe Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somali thinker: What you have provides is quite simple "Somaliland claims to have taken LA" its true, they also claimed they took Dhahar, after a simmilar defeat.

 

The issue of LAASCANNOD, is local clans that will be settled by the local elders. Hargaysa has no say and thanks to this action they will further loose SOOL, CAYN and SANAAG.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this