Sign in to follow this  
Gabbal

Ethiopian soldiers mediating between the two Gedo factions?

Recommended Posts

Gabbal   

News Ciidamadii Itoobiyanka Oo Ku Sugan B/Xaawo

 

 

Waxaa shalay galabtii abaaraha 3dii galabnimo soo gaaray magaalada B/Xaawo ciidamadii Itoobiyanka ahaa ee dhawaanhanaba la sugayay imaanshahooda. Ciidamadan oo tiradooda gaaraysa 30 askari waxay wateen 4 gaari oo noocyada caasiga ah oo loo yaqaan Hoomay. Baabuurtan oo ah kuwa dad shacab ahi leeyihiin ayaa laga gidhaashay( waa qafaal loo Itoobiyanka isticmaalaan) magaalada B/xaawo kana soo qaaday ciidamadan magaalada Doolow ee ku taala xuduudka Somaliya iyo Itoobiya.

 

Ciidamadan oo uu hogaaminayay 2 xidigle Ato Ashelli iyo hal xidigle Cabdullahi ayaa markii ay yimaadeen lagu soo dhoweeyay xarunta magaalada B/xaawo oo horay loogu soo diyaariyay. Iyagoo iska qarinaya aragtida shacabkii martisoorkooda sida qasabka ah looga soo ururiyay googol iyo raashinba ayaa amaankooda aad loo adkeeyay goobtii ay ku sugnaayeen.

 

Abaarihii 9kii fiidnimo iyagoo iska qarinaya indhaha dadwaynaha ayuu 2 xidigle Ato Asheli iyo qaar ka mid ah saraakiisha goobta SNF-SRRC booqdeen guriga Wakiilka Ugaaska Nabadoon Sheekh Maxamed Xaadle si ay uga dhaadhiciyan safarkooda, waxayna ka codsadeen inay doonayaan shir la yeeshaan odoyaasha degaanka. Shekh Maxamed Xaadle wuu aqbalay codisgooda, waxaana saaka 10kii subaxnimo lagu kulmay saldiga degmada. Kulankaas oo socday mudo 2 saacadood ah odayaasha ayaa si kulul u canaantay saraakiisha SNF-SRRC oo ah kala hogaaminayaan Xasan Dhere iyo Korneyl Baalle oo sheegay in ciidamada Itoobiya ay soo marin habaabiyeen, odoyaashu na ay ahaayeen kuwa in ka badan 7 bilood u soo dhabar adayg nabadda haatan B/xaawo ka jirta.

 

Odoyaasha waxay u sheegeen Ato Ishelli in mudadii ay wadeen nabadan kuwa asaga la socdaa ay ku dhuumanayeen Doolow Itoobiya iyagoo mar walba jillaafaynayay horumarka nabada. Ato Ashelli oo dareemay in shucuurta odayaasha iyo shacabkuba ay aad u kacsan tahay ayaa markiiba bilaabay inuu dejiyo xaalada, kuna taageeray odayaasha guulihii ay gaareen, haatana uusan bilaabayn howl cusub ee uu xoojinayo dadaalkooda. Ato Ashelli ayaa odoyaasha ka codsaday in loo ogalaado in maleeshiyooyinkii ku dagaalamay mudo 3 casho ah la isugu geeyo aaga Malkaariyay ka dibna iyagoo midayasan lagu soo celiyo magaalada B/xaawo. Ato Ashelli wuxuu kaloo sheegay in markii ay ku guulaystaan howshooda uu iyadana magaalada Luuq oo iyada maleeshiyooyinka magaalada laga wada saari doono. Odoyaasha ayaa aqbalay codsiga laba xidiglaha iyadoo aysan jirin jid kale oo u furan.

 

Warar xog-xogaal ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiyaanka ay doonayaan inay hub iyo saanad milateriba siiyaan maleeshiyoonka hadda magaalada dibadeeda jooga oo ay kalsooni badan kaga qabaan kuwa haatan ku jira gudaha magaalada. Arrinka oo ay Itoobiyaanku raadinayeen in dhowaalaba ayaad moodaa haatan inay suurtogaleyso. Waxaa dadku is waydiinayaan halka looga heli doono dhaqaale maleeshiyoonka la isugu gayn doono Malkaariyay, iyadoo Itoobiyaanku doonayaan in ganacsatada magaalada bixiso kharjkaas, kuwaasoo haatanba la diifaysan sooryada Ato Ashelli iyo ciidankiisa.

 

Xamdi(Yare)A Cali

Gedonet, Daawo, G/Gedo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Jan. 1, 2005

 

Kaddib markii Degmada B/Xaawo ay yimadeen Ciidamo Ethopian ah, sidee u arkeen bulshada ku nool magaaladaasi?

 

Shalay markii ay Degmada Beled-Xaawo yiamdeen ciidamada Ethopiyaanka ayaa waxaa dhacday in ay dad weynaha ku nool magaalada ay ku kala qayb sameen imaanshaha ciidamada. Arrintaa oo muran gelisay dad weynaha in kastoo aysan Ciidamada halkaa yimid aanay la'imaanin wax dhibata ah oo aanay jirin ilaa iyo iminka cid ay wax yeeleen ayaa haddana dadka barkii ka walaacsan yihiin in uu dhici doono isbadel kale oo siyaasadeed.

 

Dhanka kale, arintaa la xariirta imansha Ciidamada Ethiopian-ka oo bulshada barkeed ay qabaan inay xaq tahay in ay yimadaan iyagoo sabab uga dhigaya in la helo nabad gelyo maadaama ay iyagu leeyihiin "nabad baan wadnaaa ee heshiiya" in sidaas wax loo fahmo oo la heshiiyo, nimanka qoryaha wata oo maleysiyada ahna laga xareeyo qoryaha lana tababaro oo ay halkaa colaadda iyo is-afgaran waaga ku joogsato.

 

Dhanka kale, waxa jira in mustaqbalka dhow Degmada B/xaawo la'isugu imaan doono shir, halkaana lagu cadeyn doona joogitaanka Ciidamada Ethiopian-ka iyo ujeedadooda loona sheegi doona bulshada degmada in laga wad shaqeyo nabad gelyada, arintaana waxaan kasoo xigtay mamulka Degmada B/xaawo oo iyagu arrintaa ii xaqiijiyay.

 

 

Cabdulahi Cali Kaalmoy

B/Xaawo, Somalia

cabdul33@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Horn thx for the articles I checked them out as well. Iam wondering though-from my speculations-the "ciidamaada" are here to guard/protect the "shirka" is it so or not? Besides Ciddamaada la sheegayo waa dhoowr un (few-allgedo website or gedonet.com says its just about 30 or so). Iam skeptical of why we need Ethios to help with nabadooniyaada Gedo region :( Tell me also, what does this have to do with SNF/SSRC?? (or its actually this faction that invited the Ethios) :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Iam skeptical of why we need Ethios to help with nabadooniyaada Gedo region [Frown] Tell me also, what does this have to do with SNF/SSRC?? (or its actually this faction that invited the Ethios)

Raula sis we don't need Ethiopia to help us with anything! They need and want to keep Gedo region under their grasp, because they don't want to lose their business and economic interests in Gedo. They couldn't stay in Gedo by force before, so now they are using the SNF/SRRC to reach the "hearts and minds" of Gedonians by alleging they want to reconcile the SNF/SRRC and the rest of reer Gedo.

 

As you might know, the SNF/SRRC was expelled from Gedo region by the rest of the combined Gedonians and they have been camped out in the Ethiopian controlled city of Dollow. The head of the SNF/SRRC Mohamud Sayid Aden doesn't really share the ideology of the rest of the SRRC group and he isn't very pro-Ethiopia or pro-Ethiopian interest in Somalia. He has, however, went under their wings to get their powerful support, but the Ethiopians had in the past no wish to completely push their interest on him. Now that he is in the Somali parliament in Kenya, the Amxaaro are trying to push their interests in the most peaceful of ways by taking advantage of the political division of the SNF/SRRC and the rest of Gedo.

 

My father was just telling me that the Gedo nabadoons and odayaals are aware of Ethiopia's ambitions, but are taking advantage of this fruitful opportunity to completely unify and pacify Gedo and it's inhabitants (SNF/SRRC and the SNF) . Ethiopia believes it is getting its agenda across, but really it is being taken advantage of :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Ethiopian troops metiating???? Subxaanalah, how can Kafir soldiers whose main task is to make sure somalis are on their knees mediate??????????

 

Ethiopians and the madaxkorankor know nothing about mediating. They created the problems through out somalia.

 

The madaxkornakor and the Anjero/taaji smelling pigs should leave somali affairs to somalis!

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^lol@madaxkorankor.

 

I agree that we dont need the Ethiopians to unite/pacify Gedonians. I guess there agenda is to take advantage of the agricultural or for this sake "perceived agricultural boom" that they seek from that region-due to its fertile land. I just hope my PEOPLE ;) wont fall for this trap from them devils.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Rauli, there is definately a ethiopian/kenyan hiding hand at work in the somali conflict. I don't think resources (agriculture and mineral resources) are the primary objective. These are the same countries a stable somalia threatened for their treatment of somalis.

 

Instead, the aim is to make sure somalia depends on their political will and military leverage. By arming different thugs (read warlords) the taaji smelling garacs and their madax canbuulo's brethen's so called conference is to make sure somalis never become a viable state.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Those who we consider to be enemies mediating us today, funny how we are told inconsistent news/stories

 

Time will tell,

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Caaqil-you are right.

 

war hedhe bal horta waxaan kuu weydiiye-maa magaca RAULI baa 'flashbacks' kuu siiyo :D wat is with spelling my name RAULI instead of RAULA alwayz. I suspect some old time memories still stored icon_razz.gif No need for apologies dear-just an recurring observation :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Raula, xaal qaado! sabeen ayaan kugu xiray! I have no idea why I keep on repeating the same mistake. I guess this is the fourth time. Waxaan u baahanahay in quraan la i saaro- I am insane in the membrane.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Caaqil faataxa baan kuu soo aqriyay walaalkiis in Allaah xusuusta kuu hagaa jiyo Aamiin Aamiin...

 

 

Wabillaah:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this