Sign in to follow this  
General Duke

Galkacyu: Mudug admin completed , New Governor Police chief's named

Recommended Posts

Gaalkacyo: Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Magacaabay rag kala duwan.

3. september 2009

 

Gaalkacyo(AllPuntlan d)- Madaxweynaha dowladda Puntland C/rixmaan Sheekh Maxamed Sheekh Maxamuud oo ku jiro dhamaadka socdaal mudo qaatay oo uu ku joogay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa magacaabay manta xubno kala duwan oo ay ku jiraan xilal uu si gaar ah ugu magacaabay gobalka Mudug.

 

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa manta umagacaabay Gudoomiyaha gobalka Mudug Col. Axmed Cali Salaad Faarax (Duqii hore ee magaalada Gaalkacyo) ee dhawaan looga guuleystay tartan aan qaadan waqti badan.

 

Col. Axmed Cali Salaad ayaa jagadaasi manta aad ugu farxay, waxaana soo dhaweeyey dad badan oo ku sugan magaalada Gaalkacyo iyo dibada oo ay ku sheegeen in uu Madaxweynuhu qaaday talaabo wanaagsan.

 

G/sare Afey Cali Xaashi oo umagacaabay manta jagada ugu sareysa Ciidamada Booliska ee Puntland, kuwasoo oo looga fadhiyo in ay waxqabad adag ka muujiyaan deegaanada Puntland oo dhan, ayadoo Afey ay dad badan ku amaanayaan waxyaabo badan oo ku khibrad ah oo ku jiro.

 

Booliska Puntland oo hada ka ladan Mushkilado heystay xukuumadihii hore, ayaa lafilayaa in uu la wareego Afey Cali Xaashi dhawaan uuna meesha ay joogaan sare uga qaado, sida uu balan qaaday, luguna amray.

 

Madaxweynaha Puntland oo maalmihii ugu dambeeyey ku jiray sidii ukeeni lahaa dad ay aaminaan Shacabka Puntland, gaar ahaana gobalka Mudug ayaa sidoo kale magacaabay Taliyaha ciidamada booliska Puntland qeybta gobalka Mudug, wuxuuna Latashiyo iyo Talooyin badan oo uga yimid Bulshada Puntland oo dhan umagacaabay Jagadaasi G/sare Muuse Xasaasi, oo aan horay ugu jirin dowladda Puntland, aadna looga yaqaano gobalada Puntland.

 

Col. Axmed Cali Salaad & G/sare Muuse Xasaasi ayaa dadka eega xaaladaha gobalka loo dhiibay ee Mudug iyo talaabooyinka ubaahan yahay, waxa ay ku sifeeyeen rag ka soo bixi kara Masuuliyada adag ee loo dhiibay, isla markaasna aysan noqon doonin Maamuladii kaga horeeyey gobalka oo waxyaabo kala duwan lugu xaglinayay in ay Masuul ka ahaayeen.

 

Shaqada waxaa laga qaaday oo caasumada Puntland loo wareejiyey Saraakiishii ciidamada Booliska ee Puntland joogayna gobalka Mudug, waxaana lugu amray in ay iska xaadiriyaan Taliska dhexe ee ciidamada dowladda Puntland ee sugida amaanka gudaha Puntland.

 

Magacaabida Madaxweynaha Puntland C/rixmaan Sheekh Maxamed Sheekh Maxamuud ayaa Siyaasiin badan ay ku sheegeen talaabooyin uu mudooyinkii ugu dambeeyey dadaalkooda ku jiray Madaxweynaha dowladda Puntland, waxaana uu dhawaan Madaxweynaha iyo Xukuumadiisu ay dib ugu soo laaban doonaan magaalada Garowe oo ay ku dhowrayaan howlo badan oo ay ku jiraan kuwa Dastuuri ah oo uyaala.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

fcm_7676@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr Ligle   

Good on galkacyo for estabalishing the new council and mayor roles. It is positive move and this needs to be reproduced in all of the districts of puntland.

 

There always needed to be reform at the local level not just in mudug but all the regions.

 

We can't have incompetent no hopers at the city level and bright % educated at the top level!!! there needs to be a level of consistency.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Puntland president appoints police chief, Mudug governor

3 Sep 3, 2009 - 11:20:15 AM

 

GALKAYO, Somalia Sep 3 (Garowe Online) - The president of Somalia's Puntland State government has formally appointed a number of officials to key positions, including the state's chief of police, Radio Garowe reports.

 

Dr. Abdirahman Mohamed "Farole," the president of Puntland, issued an executive decree Wednesday appointing the new officials.

 

The decree was presented to the media by Mr. Mohamed Farah Gashan, Puntland's state minister for good governance.

 

Thursday's press conference was held at Taar City Hotel in Galkayo, the provincial capital of Mudug region and Puntland's southernmost town connecting it to the central regions of Somalia.

 

Mr. Ahmed Ali "Afey" was appointed Puntland's new police commander. Col. Muse "Jografi" Ahmed died last month in Garowe, the capital of Puntland State.

 

Further, Col. Ahmed Ali Salad was appointed as the new governor of Mudug region.

 

Mr. Salad is the former mayor of Galkayo, who lost the mayor's election last week when the 31-member Galkayo District Council democratically elected Puntland businessman Abdirahman Mohamud Haji.

 

Another police official, Mr. Muse Ahmed "Hasasi," was appointed as Puntland's new police commander in Mudug region.

 

President Farole's decree noted the input and advice of Puntland's Ministry of Internal Affairs, Local Government and Rural Development. The decree stated that the President's appointments were based on consultation and consideration of the experience and competence of the new officials.

 

Puntland's top leaders have been in Galkayo for nearly a month, following the assassination of former Information Minister Warsame Abdi "Sefta Bananka" on Aug. 5, by gunmen who escaped.

 

Separate delegations led by Somali Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmake and Ms. Marika Fahlen, the European Union's Horn of Africa envoy, have recently visited Galkayo for talks with Puntland's leadership. READ: Puntland leader receives EU delegation in Galkayo

 

Puntland officials are concerned that insurgents fighting to topple Somalia's UN-recognized Transitional Federal Government (TFG) in Mogadishu and other parts of central and southern Somalia might infiltrate Galkayo, creating security concerns in the relatively stable State of Puntland.

 

Source: Garowe Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr Ligle   

Duke, u do realize this new appointment for the police chief doesn't mean he is the police cheif for every region of puntland, but only for the mudug region!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^No adeer, the President appointed a new police Chief for Puntland and one for Mudug. Remember the Police chief died a month ago also on the same day as the Minister of Information.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Look how things are changing around by the President and his government relocating to Gaalkayo and making it a temporary capital, things are getting done. But Mr. Che had laughed at the suggestion that Gaalkayo become the capital. Garowe is Presidnet Faroole's strong hold, his back bone. He has their support, he needs to set up in area's that need him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr Ligle   

ThankfulSP galkacyo can never be the capital of puntland because it is strategically in a very volatile area, therefore i wouldn't be to concerned about that.

 

Galkacyo does need to be reformed, their has been to much attention given to bossaso and garowe to be quite honest, however we must also realize the oil states of the future are bari and nugaal and therefore any grand developments expect to see it happen there.

 

Galkacyo just needs a strong military presence and efficient local administration providing services to the community, which i am not against at all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Dr Ligle,

 

Right now in Gaalkayo the President and Vice President are there. Usually one would stay back in Gaarowe. However the government felt they needed to relocate there. They just had a delegation from the EU arrive and held the meetings in Gaalkayo, so in my opinion it is the capital for the time being. Although I agree it is volatile, the city is firmly in Puntlands hands. That is why during the threat of the ICU days, fighters from the North and South of Gaalkayo fought together to expel them. President Faroole needs to go to places where his influence is weak. Nugaal is firmly in his control. Look how much is being done in Gaalkayo since he's been there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr Ligle   

Thankful u r right, i agree with u that farole needs to go to places to garner support from all puntland communities. He needs to do a end of year tour maybe towards the end of year and travel to all the regions to check up on progress of the local administrations and also get to know the people!!!!

 

Your right garowe is in his hands firmly. Same with bari, we support all mamuuls no matter who they are as long as they are competent of course.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaalkacyo: Madaxweyne Faroole oo la kulmay Gudoomiyaha gobalka, Duqa magaalada Gaalkacyo iyo Taliyaha ciidamada Booliska gobalka Mudug.

4. september 2009

 

Gaalkacyo(AllPuntlan d)- Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/rixmaan Sheekh Maxamed Sheekh Maxamuud oo ku jira soo dhamaadka socdaal shaqeed uu ku joogay gobalka Mudug, ayaa la kulmay Sadexda masuul ee qaarkood uu magacaabay shalay, qaarna ay doorteen golaha Shacabka oo ka yimid dadweynaha magaalada Gaalkacyo.

 

Madaxweyne Faroole ayaa ku qaabilay xubnahan Hotelka Taar City, isagoo waxyaabaha uu kala hadlay aan toos loo garan Karin, balse wararkii ugu dambeeyey oo ay AllPuntland ka heshay Aqalka Madaxtooyada ayaa sheegaya in uu Madaxweynuhu la soo qaaday dhinacyadan arrimo badan.

 

Madaxweynaha ayaa usheegay Sadexda masuul in ay masuul ka yihiin Gaalkacyo, isla markaasna uu ka doonayo horumar wanaagsan oo ay gaarsiiyaan gobalka Mudug, isagoo ku amray in ay wada shaqeeyaan, wuxuuna cadeeyey in hadii an wada shaqeyn imaan ay dhici karto in uu shaqadoodu noqoto tii hore oo kale.

 

Shirka oo ahaa mid ay kali ku ahaayeen Madaxweynaha, kuxigeenkiisa iyo Sadexda masuul ee Mudug loo dhiibay ayaa Albaabada loo xirtay, isla markaasna laga horjoogsaday dhinacyada kale ee aan shaqada ku laheyn.

 

“ Madaxweynuhu dar-daaran adag ayuu siiyey Madaxda uu magacaabay iyo kuwa la doortayba, wuxuuna usheegay in ay ayagu masuul ka yihiin wixii ka dhaca, wuxuuna codsaday wada shaqeyn balaaran oo la muujiyo, isagoo ka dayriyey wada shaqeyn la’aan dhacda” Ayuu yiri mid ka mid ah golaha Xukuumada oo shir ka qeybgalay.

 

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/rixmaan Max’ed Max’uud wuxuu sheegay in gobalka Mudug uu ka mid yahay gobalada Puntland ee ubaahan waxqabadka muuqda, ayna joogaan dadka ugu tirada badan ee ka soo kaxay, loona baahan yahay in ay dadkaas iyo dadka gobalka udhashayba la mideeyo si looga wada shaqeeyo amaanka iyo horumarka.

 

Dad badan ayaa aaminsan in uu sannadkan gobalka Mudug unoqday sannadkii ugu wanaagsana ee ay soo maraan xubnaha loo magacaabayo jagooyinkeeda, waxaana laga dhowrayaa raga la magacaabay in deg deg wax uga qabtaan xaaladaha gobalka Mudug ka taagan.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this