Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Siilaanyo Invites 600 of His Supporters

Recommended Posts

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa khudbad si heer sare ah loo soo Agaasimay maanta u jeedinaya Lix Boqol oo qof oo uu Xisbigu ku casuumay inay dhagaystaan.

 

Khudbadan oo uu Siilaanyo ka jeedinayo Hotelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa ayaa la sheegay in Nidaamkeeda loo qorsheeyay si Caalami ah isla markaana aanay cid kale ka hadli doonin marka laga reebo soo dhawaynta lagu soo dhawaynayo cod-baahiyaha.

 

Sida la sheegayna waxa uu Siilaanyo khudbadiisa kaga hadli doonaa kulamadii uu la soo yeeshay Masuuliyiin kala duwan wakhtigii uu booqashad ku jiray gaar ahaana wixii uu kala soo kulmay Maraykanka.

 

Sidoo kale waxa uu ka warami doonaa kulamo uu Addis ababa kula yeeshay Masuuliyiinta Itoobiyaan ah iyo Diblamaasiyiin kale oo uu kala hadlay qadiyada Somaliland iyo arrmaha Doorashooyinka.

 

Waxyaabaha kale ee uu kaga hadli doono waxa ka mid ah hadaladii ka soo yeedhay qaar ka mid ah Masuuliyiinta Xukuumadda iyo Xisbiga Udub mudadii uu Safarka ku maqnaa iyo warbixino uu ka sido dadka reer Somaliland ee qurbaha degan isagoo ugu Danbayntana mahadnaq u jeedin doona dhamaan taageerayaashiisa iyo cidi ka qayb qaadatay soo dhaweyntiisiiba

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

stop this silanyo stuff man, the man is a 75 year old elderly man who in my view has alot of sinister motives towards the main population of burco and hargaisa. This man single handedly distroyed the snm while he ran it and now if given power he will sink our great state into an even further abyss. His man supporters look at him from a clan perspective and support him because of clan reasons.

 

have some pride, have some vision, riyale is a SOB but still he is miles ahead of silanyo.

 

THE DRUNK. BIG BELLIED SENIOR CITIZEN.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by GAAROODI:

stop this silanyo stuff man, the man is a 75 year old elderly man who in my view has alot of sinister motives towards the main population of burco and hargaisa. This man single handedly distroyed the snm while he ran it and now if given power he will sink our great state into an even further abyss. His man supporters look at him from a clan perspective and support him because of clan reasons.

 

have some pride, have some vision, riyale is a SOB but still he is miles ahead of silanyo.

 

THE DRUNK. BIG BELLIED SENIOR CITIZEN.

Wrong silanyo was the longest chairman of the snm and he served the snm with respect and dignity Where was rayaale when we where In dirdhawe And Baligubudle Fighting the evil dictator And him being old is no reason wasn’t cigaal in his 70s when he was our president. Why was he our longest SNM chairman if he does not have leadership skills.

Silanyo For president 2010

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this