Sign in to follow this  
MoonLight1

Kismayo: More Intrusion from KALIGII MUSLIMS.

Recommended Posts

Islaamiyiinta magaalada Kismaayo oo mamnuucay in Aroosyada loo sameeyo xaflado.

 

 

Maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo ayaa soo saaray amaro lagu mamnuucayo dhigista xafladaha arooska ee magaalada Kismaayo kadib wareegto uu maamulku soo saaray.

 

Maamulka ayaa sheegay inaan hadda kadib wax xaflad ah loo dhigi karin aroosyada ka dhacaya magaalada Kismaayo, iyadoo maamulka uu diiday in la dhigo wax Part ah ama xaflad.

 

Wareegtada oo uu ku saxiixnaa ku xigeenka madaxa dacwada ee maamulka Kismaayo Sh. C/rashiid Macalin Xuseen ayaa lagu sheegay inaan la ogeyn in gaadiid fara badan lagu galbiyo aroosyada, waxaana maamulku uu ogolaaday in wax aan ka badnayn seddax gaari lagu galbin karin aroosyada.

 

Maamulka waxa kale oo uu ka digay in xiliyada arooska ay is dhexgalaan Ragga iyo Dumarka kala ajnabiga, waxaan auu sheegay inay baarayaan arrintaas marka ay magaalada ka dhacayaan aroosyada.

 

Wareegtadaan uu soo saaray maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo ayaa imaanaysa xilli maalintii shalay aheyd uu maamulku mamnuucay in Ragga iyo Haweenku ay gaadiidka wada raacaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo oo soo rogay Amar faraya dadka ku shaqeeya kaamirooyinka I ay is diiwaan galiyaan.

Posted: 5/28/2009 8:22:00 PM

Shabelle: KISMAAYO

 

Maamulka Islaamiga ee Magaalada Kismaayo ayaa soo rogay Amar faraya dadka ku shaqeeya kaamirooyinka in ay iska diiwaan galiyaan xafiiska warfaafinta ee Magaaladaasi.

 

Ku xigeenka Madaxa Warfaafinta maamulka Islaamiga ee magaalada Kismaayo C/fataax Ibraahin Cali ayaa ugu baaqay Sawirqaadayasha ku sugan magaalada Kismaayo hadii ay ahaan lahaayeen wariyayaasha iyo Cameraman-da isagoo arintaasi ku sababeeyay in la ogaado shaqooyinka ay qabanayaan sawir qaadaysaasha.

 

 

 

Arintani ayaa waxaa ay daba socotaa amar xalay maamulkaasi uu ku soo rogay magaalada kismaayo in aan arosyada wax sawir ah laga qaadi Karin isla markaana aan wax ka badan 3-gaari arooska lagu galbin Karin.

 

 

Kadib markii uu soo baxay amarkani ku aadan in ay is diiwaan galiyaan sawir qaadayaasha ayaa waxaa la arkayay iyagoo ku sii qul qulaya xafiska warfaafinta maamulkaasi si ay siku diiwaan galiyaan.

 

Waa markii ugu horeeysay ee maamulka islaamiga ee magaalada Kismaayo uu awaamiir uu ku soo rogo sawirqaadayaasha magaalada Kismaayo ku sugan.

 

Shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaa shaqo la'aan haysa dadkaani. Imagine Kashafa tellin his grandma to dress up and his sister that she cant have a wedding for party. Or maybe he's just a loser and with no game that him and he's like's bans women and men sitting next to each other...... Someone need to tell these folks that if they cant get any they should leave the rest alone loooooooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

This is becoming more than imposing rules over the city, it's more of attention seeking, how many different rules came of out the Shabaab admin this week, funny!

 

However, this is not a problem and not a big deal, the city is peaceful and the people of Kismayo are living a better live today than many areas of Somalia, like I said in another thread not holding a big wedding does not kill anyone, people are dieing in Mogadishu and the youth from the beautiful town of Burco drawn in the oceans in search for a better live to the west while Riyaale's house hold go to Paris for a shopping... Live your life in peace, no matter the restrictions, you will be gobsmacked to find others are worse sometimes...

 

If anything, this rule will help the poor young men from the city of Kismayo not to call for a wedding and will use it as an excuse agaisnt wife-to-be when she demands to throw a big party.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Howlgalo ay sameeyeen Ciidamada Amaanka Maamulka Islaamiga ah ee Kismaayo oo ay ku soo qabqabteen alaabo bagaash ah oo ay ku sawirnaayee waxyaabo ay san diinta Islaamka ogaleen

 

Howlgaladaam oo ay sameeyeen ciidamada amaanka maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo ayaa waxa ay ku soo qabqabteen alaabo bagash ah oo ay ku sawiranyihiin waxyaabo aysan ogaleen diinta Islaamka oo ay kamid ahaayeen naago qaaqaawan.

 

Howlgaladaan oo ay ciidamada maamulka Islaamiga ah ee Kismaayo ayaa waxa ay bilaabeen abaarihii 10:00am ee saaka ayaa waxa ay ciidamadu kusoo qab,qabteen allaabta ay ku sawiranyihiin naago qaaqaawan, waxan ciidamada u suurta gashay inay gacanta ku soo dhigaan 160 allaab ah oo isuga jira tooshash iyo waxyaabo kale.

 

Alaabtaan ayaa waxa ay waraka sheegayan inay ka yimaadeen oo ay kasoo dageen marsada caalamiga ah ee Kismaayo kadibna waxa ka war helay ciidsamada amaanka ee kismaayo taasooo ay u suuro gashay inay gacanta ku soo dheegaan Qaar kamid ah alaabtii soo gashay gudaha magaalda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

 

Waxaana marka ay ciidamada amaanka Kismaayo fulinayeen howlgalada horkacaayay madaxa amniga gobalka Jubbada Hoose Sh. C/raxmaan Fiiloow iyo mas’uulyiin kale ayaa waxa lagu arkaayay iyagoo sameenayo baaritaan xoog badan oo ay ku soo qabqabanayaan allaabta la sheegay inay timid magaalada Kismaayo.

 

Madaxa Guud ee Amniga maamulka Islaamiga ah ee magaalda Kismaayo Sh. C/raxmaan Fiiloow oo maanta la hadlaayay idaacad maxali ah oo ku taalo gudaha magaalda Kismaayo ayaa waxa uu sheegay inay jiraan alaabtasi isla markaasina ay soo qabqabteen qaar kamid ah alaab la sheegay inay soo gashay gudaha magaalda Kismaayo waana alaab aan u fiicneen dadka muslimka ah oo ay san shareecada Islaamka ogaleeen,’’ ayuu yiri madaxa amniga guud ee maamulka Islaamiga ah ee Kismaayo.

 

Taloow maxee dadka iska shaqeysanaayo kasoo aruuriyeen? Naag jilbaabka ee aaminsanyihiin versionkiisa wadan haddee ku sawirneen waa xaaraan in la iibiyo waxaas ama waa qaawantahay naagtaas.

 

I think xagjirka ugu mayalka adag waxee iskugu tageen Kismaayo. Hala arko meeshee gaaraan again.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this