Sign in to follow this  
Sky

President Yusuf returns to Jowhar after visiting Hiiraan

Recommended Posts

Sky   

President Yusuf returns to Jowhar after successful talks with Hiiraan elders and authorities and checking the condition of his troops in Feerfeer at the Ethiopian border that are destined to Jowhar and Xudur to enfore the protection of this government.

 

Imaanshihii%20Madaxweynaha.JPG

 

Imaanshihii%20Madaxweynaha2.JPG

 

bixida_Madaxweynaha6.JPG

 

bixida_madaxweynaha4.jpg

 

Imaanshihii%20Madaxweyna1.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo dib ugu laabtay Magaalada Jowhar

 

Khamiis, August 11, 2005(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliyeed Col. C/llaahi Yuusuf Axmed iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa maanta duhurradii dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

 

Madaxweynaha ayaa la sheegay in uu deegaanka Mustaxiil kulamo kula soo qaatay Odayaal, Waxgarad iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda Gobolka Hiiraan, inkastoo kulankaasi ay iska diideen in ay ka qeybgalaan Golaha Guurtida Gobolka Hiiraan, sida uu caddeeyay Guddoomiyaha Golahaa Md. Dacar Xirsi Xooshoow.

Xiisad ka dhalatay ciidamo ka tegay Deegaanada Puntland oo ay is-rasaaseeyeen ciidamo ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa dhowaanahaan ka jirtay gobolka, iyadoo dadka Reer Hiiraan ay ka horjeesteen in ciidamadaas ay dhexmaraan gobolkooda meel kasta oo ay u jeedaan, iyadoo xiisaddan ay ka sii horeeyay mid kale oo ka dhalatay Guddoomiye ay Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed u magacawday Gobolka Hiiraan, kaasi oo ay dadka Reer Hiiraan qaar soo dhaweeyeen, kuwo kalena ay ka horjeesteen.

 

Haddaba, Madaxweynaha oo markii uu ka amba baxayay magaalada Jowhar la hadal hayay in uu tegayo Gobolka Hiiraan oo markaasina uu wada hadallo kula soo yeelanayo dadka ay ka go'do talada gobolka ayaan isagu gobolka Hiiraan cagtiisa dhigin, wuxuuna ka laabtay deegaanka Mustaxiil oo la sheegay in ay isku arkeen Xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda, kuwaasi oo aan faah faahin laga bixin waxyaabihii ay ku wada hadleen.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

President Yusuf returns to Jowhar after successful talks with Hiiraan elders and authorities and checking the condition of his troops in Feerfeer at the Ethiopian border that are destined to Jowhar and Xudur to enfore the protection of this government.

------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

Great News:

warya Sky thanks 4 the pics

Share this post


Link to post
Share on other sites

ODAYAASHA MAGAALADA B/WEYNE OO SOO DHAWEEYAY KULANKII AY LA YEESHEEN MADAXWEYNE C/LAAHI YUUSUF {Ciidamadii puntland ka socday oo mar kale la qorsheeyay inay hiiraan soo dhex maraan}

 

Odayaasha dhaqanka magaalada B/weyne iyo siyaasiyiinta maamulka oo kulan kula yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Col.C/laahi Yuusuf meel ka mid ah Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in kulankoodu uu ahaa mid guul ku dhamaaday islmarkaasna laga gaaray ujeedooyinka laga lahaa.

 

Kulankaas oo hore loo qorsheeyay inuu ka dhaco magaalada B/weyne ayaa loo wareejiyay meel ka mid ah gobolka Hiiraan ka dib markii ay sidaas codsadeen siyaasiyiinta iyo odayaasha dhaqanka Magaalada B/weyne.

 

Rasmi ahaan looma oga waxyaabihii uu madaxweynaha kala hadlay odayaasha reer hiiraan iyo siyaasiyiintooda degmada B/weyne,inkastoo kulankaas u muuqdo mid hor dhac u ah kulan xasaasi ah oo siyaasadeed oo sifo dowli ah ku dhacay waxaana warar ku dhow dhow xubnaha dowlada ay sheegayaan in madaxda sare ee dowlada bilaabeen inay si qarsoodi howlahooda u fuliyaan iyadoo kulankaani yahay mid daba socda kulamo uu Madaxweyne C/laahi Yuusuf la yeelanayo waxgaradaka gobolo ka mid ah Soomaaliya.

 

Dinaca kale Warar lagu kalsoon yahay oo ku dhow dhow madaxda sare ee soomaaliyeed ayaa sheegaya in mar kale mas’uuliyiinta Gobolka hiiraan iyo dowlada ay isla garteen in ciidamadii puntland ka socday ay soo dhexmari karaan gobolka hiiraan oo hore loogu diiday, waxaana la sheegay in xitaa loo ogolaaday inay degi karaan gudaha gobolka hiiraan,arintana ayaa ka danbaysay ka dib markii madaxweynuhu la kulmay odayaasha reer hiiraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Luggooyuu usoo wadaa masaakiinta. They are either too trusting or fools who can't see the danger looming large by coming from afar to support A/Y. Today is negotiations for their passage and stay, tomorrow will be for their life. Dad sixran waaye dadkaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xoogsade:

Luggooyuu usoo wadaa masaakiinta. They are either too trusting or fools who can't see the danger looming large by coming from afar to support A/Y. Today is negotiations for their passage and stay, tomorrow will be for their life. Dad sixran waaye dadkaan.

Warya Xoogsade let the President worry about that. And did you miss this part>successful talks with Hiiraan elders.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by M.I.L.K:

And did you miss this part>successful talks with Hiiraan elders.

Thus I guess we will see a save passage for the P/land troops stranded in Ferfer. If that does not happen will you agree the so "succesful" talks never occured ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

C.A.A.N.O(M.I.L.K), Haddii Odayaal somaaliyeed warkooda la qaadanaayo(assuming they are not corrupted to begin with), ma kula tahay in waxaanoo dhan dhici lahaayeen? I don't trust their word will be respected, or they themselves can be trusted to keep their word when someone among them concocts frightening scenarios of doom on them by accepting a deal. All of a sudden, the men they gave passage or accepted their presence among them can become targets. The fact that you HAVE TO BEG/NEGOTIATE with A SOMALI PERSON for a stay in a town is really demeaning. It tells you there is no love lost between somalis. It also tells you what A/Y supporters tell us everyday is false. I don't expect qof dhiilleysan inuu fahmo meeshaan ka hadlaayo, but remember I said it here first, when something unbecoming happens tomorrow, don't express dismay or utter shock. The clues were there but you were blind to see them. Your thirst for victory contaminated your common sense. It will be too late but I hope you learn something then. And if this turns out to be successful as you hope for, then the road to your objective is fraught with dangers and perpetual negotiations which may or may not bear fruits still, it is a gamble. Others are waiting for you who will not be as accomodating as easy.

 

PS: btw, a question comes to mind given the above facts, Aawey dowladdii la sheegaayey if the whole saga boiled down to negotiations with suspicious or unfriendly elders? I thought they were united somehow and A/Y had unquestionable support except in Xamar. Care to elaborate bro Caano?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this