Sign in to follow this  
Jacaylbaro

More Military Officials Join Somaliland

Recommended Posts

Taliyaha Ciidamada Gammaha Col. Ismaaciil Shaxbullo oo Hargaysa Gaadhay,lana kulmaya masuuliyiinta.

 

 

Taliyaha Ciidamada Gammaha ee Degmada Horufadhi, ahna duqa Deegaanka Galgal Col. Ismaaciil Axmed Muuse Qaadiriya. ayaa gaadhay magaalada Hargaysa, waxuuna kulamo la leeyahay hawlwadeeno dhanka ammaanka & Ciidamada ah oo ku sugan halkaasi, isagoo sidoo kalena halkaasi kaga qayb geli doona kulan ay yeelan doonaan saraakiil maamulka u qaabilsan isku xidhka bulshada. Col. Shaxbullo ayaa hore u diyaariyey Ciidamada aagaasi gammaha oo la filayo inay qayb ka noqon doonaan ciidanka Qaranka SomaliLand, halka sidoo kalena uu saldhig millateri ka samayn doono gudaha Degmada Horufadhi.

 

Taliyaha Ciidamada Gammaha ee Degmada Horufadhi, ahna duqa Deegaanka Galgal Col. Ismaaciil Axmed Muuse Qaadiriya. ayaa gaadhay magaalada Hargaysa waxuuna kulamo la leeyahay hawlwadeeno dhanka ammaanka & Ciidamada ah oo ku sugan halkaasi, isagoo sidoo kalena halkaasi kaga qayb geli doona kulan ay yeelan doonaan saraakiil dhanka isku xidhka bulshada ah.

 

Col. Shaxbullo ayaa hore u diyaariyey Ciidamada aagaasi gammaha oo la filayo inay qayb ka noqon doonaan ciidanka Qaranka SL, halka sidoo kalena uu saldhig millateri ka samayn doono gudaha Degmada Horufadhi.

 

Dhanka kale Golaha Siyaasadda & Difaaca SSB ayaa si balaadhan u soo djoweeyey safarka uu Col Ismaaciil Shaxbullo ku joogo magaalada Hargaysa & Qorshahiisaba, waxaana afhayeenka Golahaasi Col. Aadan Maahir Deyl Hadi uu warbaahinta ugu sheegay magaalada Houfadhi inay gole ahaan ku qanacsan yahiin talaabada uu Col. Shaxbullo u qaaday dhanka saxan sida uu hadalkiisa u dhigay, isagoo intaasi raaciyey inay lama huraan tahay in lagu taageero qorshayaashiisa dhanka ciidamada & Kuwa ammaanka ee uu halkaasi u joogo Kornaylku.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Col. Shaxbullo ayaa hore u diyaariyey Ciidamada aagaasi gammaha oo la filayo inay qayb ka noqon doonaan ciidanka Qaranka SomaliLand, halka sidoo kalena uu saldhig millateri ka samayn doono gudaha Degmada Horufadhi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this