Sign in to follow this  
AYOUB

TAARIIKHDII SHALAY IYO U MASUUSUQA DILKA IYO TOOGASHADA

Recommended Posts

^^^The guilty of the wicked is still raw.

 

When Afweyne murdered those religous scholars, equally astonishing was how the rest of the population reacted. It was very appalling that streets of Mogadishu were not flooded with dad ka gil-gilanaya his murderous and unjust operation. Years latter it was Mohamed Dheeg of Hargaisa who summed it up with his literary genius:-

 

Culama u-diinttii markuu diirad laha mariyey

Daqiiqadiiba laba miig markuu duuliyuhu kiciyey

Dushiinay kusoo wada dhaceen duull'a sahaydeenne

 

Meeshuu Daa'in inaad dhiidhidaan idinka doonaayey

Waataad durbaan qaadateen oo diliko dheesheene

Waataad dabaal-deg iyo farax dibad baxayseenne

 

Danbigiinu sow waxaa Afweyne sii dib dhigay maaha?

 

Yes indeed!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   
Shalay laga tagye, daba socodkeeda maxay faaiido leedahay?

 

waxaiy lamid tahaiy suaashu eegga maanta la joogo taarikhdu maxay faaido leedahay.

 

hornafrique those are events that took place in that part of the world. And as part of history their use in future is important. Especially in the quest of solving the future problems that may have roots in the past.Otherwise thats like telling daraawish idealists to frorget the past

 

The Wise Do Forgive but Fools Do Forget

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Xiin

The poet Qaasim was among the few who opposed Siyad'd pronouncements at time. Here are few politically-correct lines from his poem I can post in here:

 

Wax Siyaasaddii loo egmadey silic ku nooshiiye

Markii talada habar saarleh iyo sebiyo lo doortay

Ayay sayn-caddaa iyo waxgarad sibiq dhaqaaqeene

 

Dhulkan Suuradii lagu beddelay socodna dhaameelay

Waa wada socdaaleen raggii soocanka ahaaye

Saadada cadhootee midgaha laga sarraysiiyey

 

Waa sixirradii Bucurbacayr sananka muuqdaaye

Inta ay sidaa tahay nin gobi soomman ka ahaaye

Qaansaleydu haw sacbbiyeen Siigga qalataaye

 

Naagaha surwaalkali mashxarad ha u safnaadeene

Single iyo waxaan dhalad ahayn siidhi haw tumoe

Sabaalada ha moodeen in loo sahanshey meel roone

 

Saadaaladaa lagu gartaa sebenka caal waa'e

Waa waxa abaar nagu salliday soof ma reebta ahe

Saddexguuro waa waxa na baday sadhiyo daacuune

 

Samadii daruur laguma arag Seermaweydadae

So'dii ceelka waa waxa biyuhu uga sal guureene

Adduunyadu sidaa kuma gudhoo subaxba waa cayne

 

Nin kastoo sallaan dheer u baxa siibashaa xigiye

Suuldaaro waw halis ninkay rag isa seegeene

Sirqabahana taariikhdu way sahamindoontaaye

 

Maantana Siciidow waqtigu saamaxaad malehe

Moorada salkeediyo xalaan sugay malluugtiiye

Sufurtaa madow ee dayaxa saaran baan garanne

 

Dhiig buu sidaa waqalkan aad sagalka mooddaaye

Siigada dhacaysaa ragbay sabibi doontaaye

Ilaahay sidaan ka arki jirey way ku socotaaye

 

Duulkii sedkoodii dhammaa saancadka lahaaye

Sanbabada gantaalaha ka mudi saadanbay garane

Waa nayla kala soocayaa subax an dheerayne

Ninki cadho la sooyaamayow sabirka maad dhowrtid

----------

Sadly became true

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

PRICELESS

Originally by xinfaniin . Brothe xiin for your information there was no hagling in place and at least i was not biding for my words.markaa adeer it was a waste of time for you to take us to the stock market. by the way did you tried it at Wall street cause they got a journal too and maybe they might have a synonym for the phrase in its crosswords puzzle section.Anyways bro take it easy cause its obvious that The wise do forgive and forego but fools do forget and fumble when returns the freekick. if you really want to bid for this take it to Hargeysa wall street. But take care and dont confuse it with that famous "F" street i dont know if it still exist.

 

Markaad suuqa kasoo laabatidna dee dilaalka ogoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this