Sign in to follow this  
Gabbal

Puntland state dinner for a hero returned home: Col Abdirizaaq Afgaduud.

Recommended Posts

Gabbal   

Boosaaso: Madaxweyne Cadde Muuse oo casho sharaf u sameeyay saraakiil uu horkacayo Col. C/risaaq Afgaduud

31. August 2007

 

APL

 

Boosaaso(AllPuntland)- Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Maxamuud Muse Xersi (Gen. Cadde) ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyay xaruntiisa Madaxtooyada saraakiil uu horkacayo Taliyihii Guutada koowaad ee xoogga dalka Col. C/risaaq Afgaduud oo dhawaan halkaa booqasho ku tegay.

 

Kulanka ayaa waxaa goob joob ka ahaa wasiiro ka tirsan maamul goboleedka Puntaland kuwaasoo ka wada hadlay sidii la isaga kaashan lahaa sare u qaadida awooda ciidamada nabadgelyada gaar ahaan kuwa daraawiishta.

 

Ma cadda faah faahin intaa dheer oo ka soo baxday kulanka Madaxweynaha iyo saraakiisha balse warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Col. C/risaaq Afgaduud uu wado abaabul aruurin ciidan bacdamaa horay looga soo saaray deegaanka J/Hoose oo ay gacanta ku hayaan maliishiyo beeleed.

 

Dhinaca kale Madaxweyne Cadde Muuse ayaa la filayaa inuu u ambabaxo dalka Jarmalka iyadoo la sheegay inuu safarkiisa la xiriiro dhinaca caafimaadka halkaasoo kal hore horay ugu tegay arimo caafimaad.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by HornAfrique:

Col. C/risaaq Afgaduud uu wado abaabul aruurin ciidan bacdamaa horay looga soo saaray deegaanka J/Hoose oo ay gacanta ku hayaan maliishiyo beeleed.

Dont they ever get tired?

Lool@maliishiyo beeled, malaha kuwa Afgaduud ma aha beel Soomaaliyeed ee wa Vietnamese.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Is this article about Kismaayo? Or perhaps Boosaaso, in your humble opinion, equals Kismaayo? In mathematical terms that would be Boosaaso = Kismaayo?

 

Also, logic says you have always got to double check your sources when the issue in question is one that can bring difference of opinion, or diverging interests.

 

Now be a little bit more honest with me here good Jimcaale; do you find this news a little bit hard to stomach knowing you are the nomad who so promised us of a "big surprise" the said Afgaduud had in store for that city of Kismaayo? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ojelle   

loooool@Vietnamese. These guys are messed up walaahi, I can't believe they still want a war....Afcase is going the same root as Morgan(AKA Cabdibile), let us see what they come up this time!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ojelle   

Horn, see camal saaxiib, warkaan dad badan ayuu xanuun jinayaa saaxiib.

 

Amxaaro aa loo tagay, waa la soo diiday, Afmadoow aa latagay waa la soo diiday, Baydhabo aa latagay waa la soo diiday......arinta kaliya oo hartay waa in Puntland la tagaa oo laga soo aruuriyaa wixii la heli karo. Raga Puntland laga keenana waad taqaanaa lagaaga sheekeeyna mayo ee waa ragii Moorgan.

 

 

Nabad wax ka fiican malaha ee may iska qaataan nabada oo dadkooda wax laqaybsadaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

It's normal that Afgadud was greatly welcomed in Bosaaso.

 

Neither is he vietnamese nor Maleeshiyo Beeleed but one the leading commanders of the legitimate Somali government's army.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^ :D

 

Horta Hiiraale xagee kadhacay? Once a big Somali power broker now hiding in Baardhere or was it Buurdhuubo scared of Muqaawamada, hadhowbuu imanaya markaasuu leeyahay it was Yusuf that tried to kill me :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ojelle   

^Waryaada, ragana iska dhicin kari maysaan nabadna marabtiin sidee la idiin galaa nimanyahoow.......war ileen tanoo kale yaa arkay! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^You the brave who never loses the opportunity to lose an opportunity, you are a brave man that know how to disspear in blink of eye :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ojelle   

you are a brave man that know how to disspear in blink of eye [big Grin]

lol. That will be Afcase when he was stationed outside Kismaayo preparing to retake it for three months and got defeated in three hours :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this