Sign in to follow this  
General Duke

Galkacyu city : government steps up security

Recommended Posts

Gaalkacyo oo Bandow wakhti dheer socon doona lagu soo rogay

 

Gaalkacyo(HR Media):- Maamulka gobalka Mudug ee Puntland ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Gaalkacyo ee caasimada gobalka Mudug lagu soo rogay Bandow habeenkii dhaqan geli doona.

 

Daahir Cabdulqaadir Axmed oo ah Guddoomiyaha Gobalka Mudug ayaa sheegay in bandowga uu xalay hirgalay asagoo ka bilaaban doona 7da fiidnimo illaa iyo 6da subaxnimo uu socon doono.

 

Guddoomiyaha ayaa sheegay in Bandowgan uu la xariiro falalka burcanimo iyo amni xumo ee kusoo kordhay magaalada Gaalkacyo maalmihii lasoo dhaafay ayadoo magaalada lagu dilay dad isugu jira ganacsato iyo nabadoono si weyn gobalka looga yaqaan.

 

Wuxuu sheegay in bandowgan uu socon doono illaa inta loo baahdo aysana jirin wakhti si gaar ah loogu jaangooyey, Guddoomiye Daahir Cabdulqaadir Axmed ayaa ku nuux nuuxsaday in ciidamada amniga ay hawlgalkan fulin doonaan isla markaana shacabka looga baahan yahay in ay gacan siiyaan.

 

Horey ayuu bandow noocan ah uga jiray Koonfurta magaalada Gaalkacyo bandowgaasi oo habeenkii soconayey laga soo bilaabo 22kii bishii hore ee June.

 

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa amniga magaalada khal khal weyn ku yimid kadib markii ay soo baxeen kooxo afka soo duubta oo magaalada ku dilay dadka rayidka ah, waxaana sare u kacay falalka burcadnimo ee magaalada Gaalkacyo oo ah magaalada labaad ee ugu weyn Puntland.

 

Magaalada Gaalkacyo ayaa xalay laga maqlayey rasaasta ay tuurayeen ciidamada Amniga oo jidadka marayey si ay u hirgaliyaan bandowgan lagu soo rogay magaalada.

 

Illaa iyo hada 30 qof ayaa ku jira xabsiga oo loo heysto danbiyada ka dhacay magaalada sida ay sheegeen ciidamada amniga balse waxaa muuqata in xaalada amni ee magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan Puntland uu marayo heer xasaasi ah ayadoo horey maamulka Puntland loogu dhaliiceeyey khal khalka ku yimid amniga ayadoo taasi inta badan loo aaneeyo mushahar la’aanta ciidamada amniga oo aan kasoo bixin karin hawsha baaxadaleh ee sugida amniga ee dhulka balaaran ee gobalada Puntland.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

I guess this report is true.

 

Somalia: Puntland leader to impose 'emergency rule'

1 Jul 1, 2008 - 12:09:00 PM

 

 

 

GAROWE, Somalia July 1 (Garowe Online) - The regional governor of Somalia's Puntland State administration has told a ceremony marking the country's 48th Independence Day that he will impose 'emergency rule' to avert the collapse of Puntland.

 

Gen. Adde Muse, the president of Puntland, told a crowd Tuesday in the administrative capital Garowe that Somalia has suffered for too many years from war and poverty.

 

"Somalia has been a free country for a long time, but has been unable to free itself from destruction and we pray that Allah [God] makes things better for us," President Muse said.

 

 

The Puntland leader detailed some of the sufferings of the Somali people in general, and constituents in Puntland in particular, saying: "Today, the people are dying of hunger, prices have skyrocketed, there is no salary and there is a war front on every side of Puntland…both inside and outside."

 

While admitting that Puntland is undergoing "hard times," Gen. Muse tried to paint a picture of success with regard to his leadership in the region.

 

"We [Puntland administration] believe that we have accomplished more than the promises we made before the election [of 2005], and we could have made bigger accomplishments if we could find peace," he said.

 

President Muse praised the security forces for their actions, saying: "The prisons are full…I praise the police for their efforts over the last three months."

 

He indicated that there is a conspiracy aimed at destroying the government of Puntland and creating instability across the region.

 

"As you know, we have been attacked from many fronts," Muse said, while urging Puntland residents to "protect the borders."

 

He cited an example from yesterday, when Puntland police thwarted a planned kidnapping of two journalists from France.

 

"Foreigners are attacked in broad daylight. The objective is for foreigners to flee Puntland," President Muse said.

 

Further, Muse indicated that Puntland has many enemies who wish to destroy the relative peace the region has enjoyed since the 1990s.

 

"There are many people who have decided to ruin [Puntland's] internal politics and pay some of us [people of Puntland] to create instability among the public," Gen. Muse said.

 

He went further to indirectly condemn opposition to his policies inside Puntland, saying: "And the little politics going on in Garowe, they are irrelevant."

 

In recent days, Puntland lawmakers in Garowe have demanded that Speaker Ahmed Ali Hashi – a Muse ally – show up in parliament to possibly face a no confidence vote, after MPs accused him of "illegal" conduct during an oil law vote in March.

 

On Monday, 14 traditional elders representing the major clans in Puntland called for a consultative conference to "save Puntland" to be held in Garowe next month. [ READ: Clan elders call for conference to 'save Puntland']

 

But President Muse came up with his own idea of saving Puntland when he told the Independence Day crowd that his administration will impose 'emergency rule.'

 

"Yesterday, I told the parliament and I will tell the Cabinet on Thursday, that we will enter emergency rule to defend Puntland," Muse said.

 

It is not clear how the Puntland Parliament and the traditional elders will respond to President Muse's declaration of emergency rule, but insiders say Muse lacks both the public support and the military muscle needed to implement emergency rule in the region.

 

Some reliable sources have linked Muse's emergency rule to widespread rumors that he plans to extend his term in office, although Muse has denied such reports in the past.

 

Source: Garowe Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^So they can read his mind?

This has nothing to do with whats happening in Galkacyu. The security has been getting out of hand and this step is necessary.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horey ayuu bandow noocan ah uga jiray Koonfurta magaalada Gaalkacyo bandowgaasi oo habeenkii soconayey laga soo bilaabo 22kii bishii hore ee June.

This is important note, the southern districts have taken action already. Its coordinated and most welcome. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Puntland oo Xalay ila Maantay Howlgalo Kawada Gaalkacyo

 

Ciidamada Maamul goboleedka PL ayaa Maanta Baaritaano Kasameeyay Goobo Farabadan oo ka Tirsan Gudaha magaalada Gaalkacyo .

 

Ciidamadani oo Xalay Ilaa Maantay Sameynayay Baaritaanadan ayaa Waxaa ay galeen Goobo Farabadan oo ku Yaala Magaalada Gaalkacyo islamarkaana Dadku ugu Yeeri Jiren Lama Galaan islamarkaana ay Cabsi ka Muujinayeen Waxaa ka Loo ay ciidamadaasi Baritaano ka Sameeyeen Meelo ay ka mid aheyd Xirada Warshada Galeyda iyo Sidookale Goobo ay Sida Dadku Sheegeen Degenaayeen Tuugada Magaceeduna la Oran jiaray Buuley Bacleey .

 

Ciidamadan Baaritaanadooda ayaa Waxaa ay ku Soo Qabqateen Dad ilaa iyo 20neeyo ah oo la Sheegay in ay ahayeen Dad Dhibaatooyin ka Geysan jiray Magaalada Gudaheeda .

 

Baaritaanadan iyo Weliba Dhaqdhaqaaq yadan ay Sameynayaan Ciidamada Ayaan ilaa iyo Haatan jirin Cid ku Waxyeeloowday ama Qasaare uu dhaliayay Walow Dadka ku dhaqan Xaafada buuley Bacley ay Saakayto isugu Soo Baxeen taasoo ay Ku Cadeeyeen in Dhibatooyin aan la Soo Koobikarin Logugeysto.

 

Dadka buuley Bacleey ayaa Maalmihii la So Dhaafay iyagu Waxaa ay Cabasho ka Muu jinayen Amnigooda oo Qalqal aad u baahsan Galay ayadoo Dadkaasi ku Dhaqan Halkaasi ay yihiin Dad ka Soo Barakacay Meelo Farabadan oo Dalka Ka Tirsan .

 

Magaalada Gaalkacyo ayaa Waxaa ugu Horeyntii Xalay Kahirgalay Bandow bilanaya Halsaac habeenimo inkastoo lasheegayay Meelo Qaar oo ka dhacay Falal amaanka Waxu dhimaya .

 

Liibaan C/laahi Faarax (Liibaan Qaran)

SBCInternational- Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galkacyo, and her innocent residents, have begun to harvest the fruits of Ina Yusuf's hard work! That's the sad reality...dadkuse way tashan oo waxay qabsankaraan bay qabsan haddii alle idmo!

 

Allaha u sahlo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che: The bombings and latest security issue, is the action of the defeated militias. They wanted to terrorize the population as they can not fight a symmetrical warfare. Wont work much.

 

I do regret the condescending comments made by some here. Yusuf yey secured Galkacyu long ago, and hence plaeyd a key role its amazing growth and success.

The bombers are sent by the holly religious leaders in Asamara and their side kicks who grew fat on the innocent peoples lands and homes in Marka, Barava Kismayu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this