Sign in to follow this  
Saalax

Ciyaar Saaxiibtinimo oo Dhex Martay Degmooyinka Ceerigaabo iyo Burco

Recommended Posts

Saalax   

Ciyaar Saaxiibtinimo oo Dhex Martay Degmooyinka Ceerigaabo iyo Burco

 

 

iq9fs37pz3m2f3qztusy.jpg

 

 

Waxaa galabta ka dhacday garoonka ku bada cagta ee DAALLO stadium eek u yaala magaalo madaxda gobolka sanaag ee degmada ceerigaabo ciyaar aad u xiiso iyo xamaasad badanayd

 

Ciyaartaas oo u dhaxaysey laba da kooxood ee ku ciyaarayey degmada ceerigaabo iyo degmada burco ayaa bilaabantay saacada afrikada bari markay ahayd 4:00PM

 

Ciyaartu waxay ku bilaaban tay jawi degan oo farxadeed ha se yeeshee kooxada kubad cagta ee ku ciyaaraysey magca degmada burco ayaa labadii daqiiqadood ee ugu horaysey laba gool ku dhaliyey shabgii kooxda reer ceerigaabo hase yee shee kooxda reer ceerigaabo waxay muujiyeen geesinimo iyo kelyo adayga.

 

Waxaana loo raciyey gool sadexaad daqiiqadii 5aad waxaa ay sameeyeen dhiiri gelin iyo dedaal dheeraad ah kooxda reer sanaag waxaanay daliyeen gool koodii ugu horeeyey waxaana kooxdaa reer ceerigaabo u dhaliyey gool kaa ciyaartoyga da’ad yare ee ibraahim sh cabdiraxmaan

waxana uu goolkaasi noqday mid niyada u sii toosiya kooxda reer ceerigaabo

 

waxaa halkaa ku dhamaatay qaybtiii hore ee ciyaarta. Qaybta labaad oo ay labada kooxoodba la soo bexeen ciyaar aad u qurux badan ayaa waxay kooxda reer ceerigaabo dhaliyeen goo aad u qurux badan oo uu u dhaliyey ciyaaryahanka kale ee axmed dalmar siciid {boqole}

Sikastaba ha ahaatee ciyaartaasi waxay ku soo dhamaatay 2 & 3 oo ay guushu ku raacda kooxda reer togdheer ee burco waxaana la filayaan in ciyaartaas mid lamid ahin la isugu soo noqdo maalinta baerito ah wixii ka soo kordha waanu idin la soo socod siin doonaa

 

Siciid axmed tamreyse

 

Xamaasnews

Ceerigaabo/sanaag/somaliland

 

 

d7d0y0ktk5ikd2uls8dy.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

CANT MESS WITH BURCO AT FOOTY... THEY THE HAVE THE BEST REGIONAL TEAM...

 

BY THE WAY WHAT HAPEN TO SOMALILAND CUP THIS YEAR

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Qudhac, i don't know what happened to the competition.

 

 

but it was like the speed of a luck 3.2 :D

 

 

laakinse last time Burco region team got beaten by Oodweyne region. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Originally posted by Koora-Tuunshe:

To me, it seems like Bur’o won by the skin of their teeth (fluke). But I congratulate the players, coaches and support of both teams.

indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this