Sign in to follow this  
Abtigiis

Cowke and Caaqil

Recommended Posts

I dont understand hwo you can compare me with this crazy Cowke.

 

I have not posted a single threat to praise my tribe. Nor did I insult any tribe or person, except Puntland and Cowke.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

quote:Originally posted by Jacaylbaro:

Xaajigu = Cowke ...........
:D

Kolka wax laguu sheegaad wax garataa!
:D:D

 

Alleylaha anigaa indha'la'aa ee it was all there to see!
They are not the same person.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by NGONGE:

quote:Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

quote:

Originally posted by Jacaylbaro:

Xaajigu = Cowke ...........
:D

Kolka wax laguu sheegaad wax garataa!
:D:D

 

Alleylaha anigaa indha'la'aa ee it was all there to see!
They are not the same person.
Meesha dhan waa afar xabo oo min afar magac samaystay sow ma ahan? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by *BOB:

PS. D!ridhaba ama Jigjiga ayaan gabar u doonan ee ma i raaceysaa?

 

Peace, Love & Unity.

Maya kuma raaci karo, laakin cid ku ka xaysa waan kuu abaabuli karaa markaad Addis Ababa gaadhid.

 

Hadaad gabar halkaa ka rabtid, meel ka dhow anaa kuugu haya mid aanad indhaha ka jeedinayn laakin 3 ciyaal ah wadata. Habeen dhowyd inbay meel agtayda ah igala soo hadashay ooy tidhi halkaas ayaan joogaa. Caruurta ka bacoobin waa inan yare! :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Ferguson, addresskaad ku khaldantay, saaxib. Halkan waa SOL min laba magac ba la wada sita. Afar hadaad doonaysa, xagee kale aad. :D

 

I found this in google! :D

 

23u60ox.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

quote:Originally posted by *BOB:

PS. D!ridhaba ama Jigjiga ayaan gabar u doonan ee ma i raaceysaa?

 

Peace, Love & Unity.

Maya kuma raaci karo, laakin cid ku ka xaysa waan kuu abaabuli karaa markaad Addis Ababa gaadhid.

 

Hadaad gabar halkaa ka rabtid, meel ka dhow anaa kuugu haya mid aanad indhaha ka jeedinayn laakin 3 ciyaal ah wadata. Habeen dhowyd inbay meel agtayda ah igala soo hadashay ooy tidhi halkaas ayaan joogaa. Caruurta ka bacoobin waa inan yare!
:D:D
hadee qof A&T soo wacda oo uu isaguna lambarkeeda hayo sideen ku aamini bal ii sheeg? :D

 

waa dhurwaa hilbo ku raro waxaagu. :D:D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by *BOB:

quote:Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

quote:

Originally posted by *BOB:

PS. D!ridhaba ama Jigjiga ayaan gabar u doonan ee ma i raaceysaa?

 

Peace, Love & Unity.

Maya kuma raaci karo, laakin cid ku ka xaysa waan kuu abaabuli karaa markaad Addis Ababa gaadhid.

 

Hadaad gabar halkaa ka rabtid, meel ka dhow anaa kuugu haya mid aanad indhaha ka jeedinayn laakin 3 ciyaal ah wadata. Habeen dhowyd inbay meel agtayda ah igala soo hadashay ooy tidhi halkaas ayaan joogaa. Caruurta ka bacoobin waa inan yare!
:D:D
hadee qof
A&T
soo wacda oo uu isaguna lambarkeeda hayo sideen ku aamini bal ii sheeg?
:D

 

waa dhurwaa hilbo ku raro waxaagu.
:D:D
war waa gabadh alaab ah oo farsamo yaqaan ah. Waxay soo martayna khibrad unbaa uga siyaaday! War waan kula taliyee, somalidu waxay tidhaa qof aad taqaana hal ceeb ayaad uga tagtaa, ku aadan aqoona 12 ceebood ayaad ugu gashaa. War yayna ku dhaafin. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cowke is definitely a mole. We knew that and Duke has been telling us since he first started posting when first the suspicious aroused.

 

But that's relative small in the packing order. Is this some kind of coming out for A&T and Ngonge as part of slowly releasing themselves from their self home made enterprise and script of the Shabab sympathiser 'Maaddeey'?

 

SOL is a mad house and the secessionists are definitely in the act of double-acting.

 

Have you seen Ngonge inviting himself to tea yet? Really crazy when I see Ngonge invites himself to tea whilst also pming to himself, saying 'will you come to tea with me'?

 

How more Bizarre can it get?

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

^^^ :D:D:D

 

 

A&T Anigu waxaan rabaa geel ma beesho aan WAAYO ARAG AHEYN oo aan hangaada isla barano. Laakiin mid dhowr jus iga horeysa tabar uma hayo oo markaan eray qaldaba igu tidhaahda Xaaji sidaa ma aha ee sidan bay hebel iyo hebel odhan jireen. :D:D

 

 

Aniga marnaba waxaa iga dageyn inaan marweysto mid adiga ku taqaan...dee ma been baan isu sheegnaa hadaa ileyn waynu is naqaanaaye...awoowgiis la jannee aniguu rabaa inuu qub moos ii dhigo ka waran :D

 

 

Jijiga, Awbarre, Dhagaxbuur, Raaso, Godey, Qabridahare, Shilaabo, Qalaafo, Wardheer iyo Denaan baan rabaa inaan lug ku wada maro oo qalanjooyinka jooga oo dhan aan iraa Salama Caleykum. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

what seems to be the problem, jacayl baro talow muxu la cadheysanyahay , ma xisbigayagi guuleystey tallow. war hada udub laga badiiyey, xaajiguna adiga ka badiyey dee wa hawl ku taala awoow

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this