Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu elders meet in support of TFG, audio

Recommended Posts

Muqdisho: Kulan ballaaran oo beesha ****** ugu hadleysay dib u heshiisiinta iyo taageerada dowladda oo ka dhacay Muqdisho.

22. februar 2007

 

Muqdisho(AllPuntland)- Shir ballaaran oo galabta ka dhacay Hotelka Global ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku yeeshay Siyaasiyiinta, Culumaa'uddiinka iyo waxgaradka beesha ****** Ismaan, kaasoo looga hadlayey mideynta beesha dhexdeeda iyo danaha kale ee beesha.

 

Kulankan oo uu soo qaban qaabiyay Jen. Axmed Jilacow Caddow ayaa xubnihii kasoo qeybgalay waxaa ka mid ahaa Cali Mahdi Maxamed oo mar Madaxweyne kasoo noqday dalka, Xuseen Sh. Axmed Kaddare, Sheekha Muudey Gacal, Sh. Shariif Sh. Muxiyaddiin Celi, Xuseen Bood, Salaad Cali Jeelle oo ah wasiir ku xigeenka gaashaandhiga dowladda KMG ah, Cadde Gaabow Duqa magaalada Muqdisho iyo xubno kale oo gaaraya ilaa 200, waxayna si weyn ugu doodeen sidii beesha ****** ay loo mideyn lahaa maadaama 16-kii sano ka dhex dhacay mad madow iyo dagaalo jufo jufo ah, iyadoo khilaafyadii horay u jiray xalay dhalay ay ka noqdeen.

 

Sidoo kale kulankan ayaa waxaa lagu soo qaaday arrimaha nabadgelyo xumo ee ka jira Muqdisho iyadoo beesha ay sheegtay in ay ka hortegi doonto cid kasta oo ay u aragto iney carqaladeyneyso amniga gobolka Banaadir.

 

Guddi loogu magac daray golaha danaha iyo dib u heshiisiinta beesha ****** ayaa kulankaasi lagu magacaabay iyadoo guddoomiye looga dhigay Jen. Axmed Jilacow, waxaana guddigan afhayeen u ah Muxiyaddiin Xasan Afrax kuwaasi oo ka soo shaqeyn doono arimaha beesha.

 

Jen. Axmed Jilacow oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in beesha ****** ay go'aansatay in ay ka shaqeyso dib u heshiisiinta dalka isla markaana ay taageeraan nidaamka cusub ee dowladda Federaalka KMG ah, wuxuuna intaa raaciyay in kulankan uu noqon doono mid u sii gudba beesha Muddullood oo khilaafka ka dhex jira la mideyn doono kadibna loo gudbi doono Hiraab iyadoo lagu tegayo Soomaali.

 

Md. Cali Mahdi Maxamed ayaa ku bogaadiyay xubnihii soo qaban qaabiyay kulankan isagoo sheegay in lagama maarmaan ay tahay in la isu keeno Soomaalida oo dhibaato ka dhex dhacday mudadii dalka dowlad la'aanta ku jiray.

 

Dadaalkan dib u heshiisiin ayaa u muuqda mid bilow u ah dib u heshiisiin laga bilaabo dalka Soomaaliya, iyadoo kulamada dib u heshiisiinta maalmahan ay si xowli ah ugu socdaan dalka Soomaaliya.

 

Cali Sandheere

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Originally posted by General Duke:

The SOL "experts" would tell you that the TFG has no support, well it does, every clan in Somalia supports the government and notably the big clans of Mogadishu.

You sound like a stepchild desperate for approval!

 

Action speaks louder the words my friend. Mogadishu has become Baghdad without the spotlight of the international media. People don’t want these puppets and xabashis in their back yard. The sooner you leave the better.

 

Oday yaro waxoogaa lacag la siiyay baanu la shirnay isn’t gonna cut it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You sound like the wicked old step mother trying to get her daughter to wed the prince. Saxib, what action are you speaking about? If the Mogadishu elders come out i support of the TFG, what does that say?

 

Saxib, even the neighbourhoods are chasing out the cowards, and working with the police and armed forces.

 

Even die hard anti TFG individuals like Galaal is taking astick for his change of course.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

"Step mother trying her doughter to wed the prince"

 

That is a good thing...don't you know that saaxiib?

 

At least you're trying to speak your mind. Good job traitor!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You are not familiar with fairy tales then?

Anyhow back to the topic, the elders of the powerful clans are all in suppoort of the TFG, show us who is against them? Apart from jelous wicked step mothers like yourself.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Waar maad ka dayn yaanad kabaha ka cararin. Hurda la'aan miyaad kartaa waad ok tahay inaan dhiiga kugu shido oo cadho fina kaa so baxeene.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this