Sign in to follow this  
Haashim

CAJAAIBKA CEEL DOOREED

Recommended Posts

Haashim   

Somalis were well known to claim other peoples land, According Ethiopians and Kenyans, who controlls large part of our nomad lands.

 

They adviced others never give somalis a settelment, tomorow they will change the name to somali (which is elastic and can be changed to any language) and they will claim this land, saying our grandfathers were lived here many years ago ane we recaptured now. rag dheh

 

That's funny story, we somalis we responded, because Ethiopia and Kenya are colonised part of our GREAT SOMALIA, they want to cover the reality by such accusations.

 

However, wheather these claims are true or not, it refers to ancient somalis not the present mooryaan and musuqmaasuq somalis. and the proof is that they're gathering now in CEEL DOOREED, which is, according dadka taariikhda u dhuun daloola iyo inta ka hartay soomaalida dhabta ahba , really DHUL SOOMAALIYEED, which belongs for somali UJUURAAN tribe.

however the real somalis admit that ther're other people who also settled with us in CEEL DOOREED such as BOORAN tribe, but they come from around areas and the land is for us, if u don't convience look the name CEEL DOOREED it's our land.

These somali moryans and musqmaasuq who are now gathering in their grandfathers village, instead of claiming their land, they're fighting who will be the president of the devestating home country.

 

Many ppl were optimistic about the CEEL DOOREED, before it launched i gave my pessimistic opinion about this conference. and this is what happening now.

 

i will analyse the stars of CEEL DOOREED and their ambitous.

 

First of all (sorry for ciyaal FISH and CHIPS) ;) , cismaan caato oo ah ruug caddaa usc wuxuu sida la rumeysanyahay ka dambeeyey urur cusub oo la yiraahdo G8 , forget the industrialised world's G8 we have real G8 :mad: .

qanyare afrax oo beryahaan danbe soomaalidu ku hal qabsato haddii wax iskudubaridnaa uu qof dhexda kaga dhaco la yiraahdo war ma qanyaraa meesha soo galay , qanyare maanta wuxuu noqday xiddiga G8 iyo afhayeenkoodaba, shirka minaan si fiican loo wadeeyn unnuka waa isaga baxeynaa, minaan xubno cusub nalooku darin wax kala socohaaya ma leh, aakhirkii waa loogu daray 24 bingo :rolleyes: , laakiin waxaa loo raaciyey jees iyo jaamac ha ku darina, anoo xamar joogaan sheegay taqtarey isaga kaa dhigaayiin, daawadaan qaado sidaan kuu siinana u cun xay tahay ma taqtaraa uyaka. isku soo duuboo waa xiddiga G8.

 

Alxaaji muuse suudi yalaxoow oo muddo dheer ahaa afhayeenka muddulood, wax badan ku celceliyey wixii aan muddulood aheyn xamar ha isga baxaano xey sugaayiin, mahaan muddoloodaa iska leh dadka kalan kor saarey ku yihiin iwm, bariga sheekadiisii waa beddelantey, xey noqotey heee, ninkii suudi ahaa dadkiisiiyoow dhinac ka raacey, saaxiib ay isku dheeraayeen oo mar kasta ay isku mawqif ahaayeen baabuurta iska ilaaliyoow yiri, kee waaye hee kaasi, waa saaxiibkiis cabdulaahi yuusuf oo ay far iyo faraati ahaayeen, maxamed dheere ooy muuse suudi cid wadaagaan ayaa isagu diidey inuu ciddiisa ku biiro, aniga iyo cabdulaahi mawqif baan isku raacnay iyaguna waxey rabaan iney qabiil nagu celiyaa, kii meeshaan na dhigey bey rabaan iney dib noogu celiyaan, waan ka diidey, nin dheh haddusan dib iska beddelin :cool:

 

dad badan ayaa hadda is weydiinaya muuse hadduu xamar ka noqdo mar dambe ma dhihi doonaa aryaa nin walba gobolkow ka yimid ha ku noqdo mahaan muddoloodaa iska lehe. :confused:

 

cabdullaahi yuusuf oo sida dad badani rumeysanyihiin aha ninka u sharraxan madaxweynenimada nomansland redface.gif ayaa isagu nin saaxiibkiis ah meesha ku waayey waxaana ugu wacan baa dadka qaaar leeyihiin guriguu degganayahay oo ilaladiisa ay u dheertahay eey waardiyayaal ah taasoo bey leeyihiin hoggaamiyayaaasha qaar badan ka xanaajisey, ma eeydeey ka xanaaqsanyihiin mise ilaalada dheeraadka ah ma kalacadda ayeey yiraahdeen,laakiin weli wuu wataa raiisul wasaarihiisa ina ceydiid oo isagu aan weli ciddiisa soo raacin ma jagaduu heysan doona mise dadkiisuu dhinac ka raaci doonaa sida xaajiga ilaa hadda ma kala cadda.

 

Jaamac cali jaamac oo isaga mar loo doortay madxweynanimada puntland haseyeeshee cabdulaahi yuusuf uu gaalkacyo uga soo marsaday rinjiga askarta mareykanku is mariyaan markey dagaal rabaan iney galaan ilaa uu jabuuti ka tuurey ayaa isagu ku biirey G8 waayo si aad ah ayeey ugu doodeen saaxiibadiis qanyare iyo caato, aryaa minii jaamac laga saaro shirka moorgan iyo gabayoowna ha la saaro illeen ayagaba dhul ma heystaane ayuu ku doodey qanyare isagoo difaacaya jaamac.

 

xulafadaan cusubi (G8) waxey khatar ku tahay carte, oo awalba liicliiceysey iyo dooxada jubba, cartana hadda wey ku soo biirtey waayo cadawgaaga cadawgiisu waa saaxiibkaa, laakiin ilaa intee :confused: .

 

Shaati gaduud iyo shaati madoobe iyagoo heshiis u socdo ayaa xaabsade wixii oo dhan isku xaabsadey oo yiri meesha ana ka diiq ah redface.gif

 

barre hiiraale oo isagu carte la xulufo ah ayaan la garaneyn wuxuu damacsanyahey haddii xulafadaani xoogeysato.

 

soomali aragteyaaba yaab aragtey, soomaali sheekadeedna dhammaanmeyso e wixii soo biira waan u wada joognaa, laakiin kuwaa ninkii wax ka sugaayi waa nin riyo ku jira.

 

....................

 

RAMADAAN KARIIM

Share this post


Link to post
Share on other sites
Loyan   

Sida keliya oo xalka Soomaalidu ku jiro waa iyadoo inta meesha ku shiraysa, siday u dhan yihiin dab lagu shido oo aanu midna ka fiigin!

 

Ramadaan Kariim

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Muraad,

Very interesting...but for carrying out loud! don't call Osman Atto a "Ruug Cadaa"...most wicked and corrupted warlord...Drugs, Scrap biz, enslavement (farmers @fields), Bililiqo, clan cleansing..mention that and his name comes out the top.

 

I agree 'gidigood waa isma dhaanto iyo dhasheed' but it seems that they are in charge so lets hope that they will come up a viable state ...then we will bring them justice when that state becomes strong...Insha'alah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

Baashi u r right but if u look back what i said was: ruug caddaa usc ah, inta aad sheegtay oo dhan usc bey soo hoosgaleysaa ;) .

 

................

 

RAMADAAN KARIIM

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Muraad, is it Ceel Duureed or Ceel Dooreed? You know there is some distinct difference in there. Duur as of duurka banaanka eh. Mise door sida dooro. LoL.

__________________

 

My nightmare of Soomaaliya having this government:

 

C/laahi Yuusuf Axmed being a president.

 

Xuseen Maxamed Faarax Caydiid being a prime minister.

 

Maxamed Xasan Nuur Shaatigaduud being a wasiirka gaashaandhiga.

 

And forget about a government that has Morgan, Qanyare, Gaani, Madoowe, Jees, Caato, Yalaxoow, Finish, Xaabsade, Gabyoow, Jaamac, etc, etc.

 

I would rather wish to keep the status quo than having those above mentioned and some others who currently are gathering Ceel Duureed to be the members of the next effective government Soomaaliya would have. I lost all hope with those warlords and their minions.

 

The only man I would crown the president, the prime minister, the all-main posts in any government Soomaaliya would have would like to be Mawliid Macaane. Soomaalis are finally realizing that it is about time that Jareer and other minorities lead us--US BEING THOSE WHO BELONG THE FOUR TRADITIONAL SOOMAALI CLANS--all the way.

________________

 

Ah, where are our ugaases, imaams, suldaans, malaaqs, etc??? Where the heck did they disappear in the last ten years or so??? I thought their jobs was to mediate when we are in situations like these. We have to find them, quickly.

_________________

 

Soon Wanaagsan!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Observer   

MMA!

i recall a couple of month ago this criminal warlard called shaatiguduud bombarded a childern clinic in Xamar for no apparent reason. And when he asked by bbc why did he bombarded the clinic and what was his motive? He replied "I WANTED TO SHOW THE WORLD THAT THERE IS NO PEACE IN XAMAER" LOOOOOL. :confused: Isnt that sad!! :mad: Imagin when such a guy become a leader :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

sheekadani waxey dhexmartey oday culusoow iyo muxiyadiin.

 

M.G8 waa la qararamsaday.

C.G8 xey aheyd?

M.qaruumaha waaweynaa magaca laga soo qaatey.

C.oo xey uga soo qaateen?

M.xaan ka naqaan qandho fil daran ha dishee.

C.aryaa qararamsaday?

M.qanyaraa lagu ogaa.

M.qaarna caateey leeyihiin.

C.xey ku kala yihiin,intaa u kala waddaa,

mineyan bariga burburina bari danbey

burburilaheyde.

C.ma qolo kaliyaa wuxu?

M.dad aan is aqooninaaba ku jirey.

C.xaa isku keenay mineyan is aqoonin.

M.quudaa isu keenay.

C.qabyaaladiina aawey.

M.quudkaa ka fiicnaaday.

C.qandho cagaaran, xey isu qalaayiin hee, minuu quudku ka fiicanyahay.

M.minoowsan quudku ka fiicneyn xey u diideen qabyaalad ha la idiinku qeybiyo,

C.ar hal ma ogid waa isku qabsanaayeen miney qabyaalad ku qeybsadaan.

M.quudka kama darnoo hee.

C.ar quudka waa qeybsahaayiin.

M.minoow dhamaadana.

C.ee qorigoodey qaadahaayiin minow dhamaado.

M.xey is dhaamaan hee qori iyo qori maahoo.

 

.........waa socotaa

 

................................................

RAMADAAN KARIIM

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this