Sign in to follow this  
guraad

Its Time Hargayiesa Mafia Give Up After They Read This.

Recommended Posts

guraad   

Wafdi Ka Socdo Somaliland Oo La Filayo Inay Soo Gaaraan Shirka Mbagathi.

 

August 29, 2003. HornAfrik, Mogadishu, Somalia

 

 

Wafdigan oo isugu jira siyaasiyiin, ganacsato iyo odayaal dhaqameedyo ayaa la filayaa inay soo gaaraan shirka dib u heshiisiinta Soomaalida iyadoo guddiga farsamada IGAD-na ay diyaariyeen waraaqaha iyo casuumadda xubnahaasi la filayaayo inay soo gaaraan shirka oo u dhashay Somalilnad, lana filayo inay ka qeybqaataan qeybaha ugu dambeeyay ee wadahadalada shirka.

 

 

 

Mas’uul sare oo ka qeybgalaya shirka Mbagathi lana shaqeeyo maamulka shirka oo diiday in la sheego magaciisa ayaa HornAfrik u sheegay in wafdigaasi ay isugu jiraan siyaasiyiin, odayaal dhaqameedyo iyo ganacsato caan ah oo u dhashay Somaliland oo ka imaanaya magaalooyinka Hargeysa, Muqdisho, Dubai iy meelo kale oo caalamka ah.

 

 

 

Xubnaha Somaliland ee imaaanya shirka ka sokow waxaa sidoo kale shirka ka qeybgalaya xubno ka socdo ururada bulshada iyo kuwa ka socda DKMG ah.

 

 

 

Marka ay soo gaaraan shirka xubnaha la filayo waxay kulamo la yeelan doonaan xubnaha kale ee Somaliland ee haatan shirka ka qeybgalaya kuwaasi oo ay ka wadahadli doonaan qeybsiga baarlamaanka.

 

 

 

Shirka dib u heshiisiinta Soomaalida oo socday 11 bilood kama soo qeybgalina ergo ka socota maamulka Somaliland oo dhowr jeer diiday inay shirkaas yimaadaan ama ay aqbalaan wafdi ka socda shirka inay wadahadal kula yeeshaan magaalada Hargeysa, waxaana ugu dambeeyay wafdigii uu hogaaminayay wasiir ku xigeen ka socday dalka Kenya oo aan aadin Hargeysa kaddib markii ay casuumad ka waayeen maamulkaasi

 

 

http://www.hornafrik.com/Newspage/newsid3281.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites
India   

Guraad

 

Sweety keep dreaming---becuase all these unfounded allegations will amount to nothing apart from keeping few (no names being mentioned here) entratained. So enjoy.

 

PS: I thought the meeting callopsed?? Whose is left there now, C/yusuf, his gang and the ethopian and Kenyan authority!! Some authority huh! Some how this committee does not excite ANY THING! :confused:

 

Boringggggggggggggggggggggg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xafsa   

Bisinka iyo burdaha....what is it with you and attacking somaliland?! walaalow wax isku fal bal...we are all somali, all brothers and sisters so why create more divisions?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this