Sign in to follow this  
MoonLight1

Hizbul Islam threaten all out war.

Recommended Posts

Sh. Ismaaciil Xaaji Caddow “Umada Somaliyed waxaan u sheegeynaa in haddii aan nahay xisbul Islaam dagaal la inagu iclaamiyey oo nala yiri waa martadiin, dhiigeenana la baneystay”

 

Sheekh Ismaaciil Xaaji Caddow oo ah gudoomiyaha golaha shuurada ee ururka xisbul Islaam oo ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalka ay maamulka Kismaayo ku dhawaaqeen iney ku soo qaadi doonaan Axmed Madoobe oo ka tirsan xisbul Islaam, iyadoo buu yiri cadowgu umada Soomaaliyeed uu weli ku sugan yahay meelo ka mid ah dalka Somalia wuxuuna sheegay haddii ay ku baaqeen iyagu dagaal ay iyana nabad ugu baaqayaan.

 

“Umada Soomaaliyed waxaan u sheegeynaa in dagaal la inagu dul iclaamiyey iyadoo nala leeyahay waa martadiin diinta Islaamka ka baxday dhigeenana waa la baneystay waxaana u sheegeynaa walaalaha dagaalka ku baaqay haddii ay Kismaayo dagaal ka bilaabaan in meel kasta oo labada dhinac ay isla joogaan u dagaalku ku fidi doono waana iney ka digtoonadaan arintaas dhiigiina waa naga xaaraam baan leenahay, keenana waa idinka xaaraam hadaad na soo weerartaana waan idinla jihaadeynaa ” ayuu intaa ku daray Sheekh Ismaaciil Xaaji Caddow.

 

“Maanta waxaa Kismaayo ka socota waa cidii aan xisbigayaga ka mid aheyn waa gaal, cidii naday weysaana iyadaa iskeed noo daynaysa Al Xisbul Islaami dhulka uu joogo waa la yaqaan, Walaalaha Shabaabna dhulka ay joogaan waa la yaqaan wixii Kismaayo ka dhacana haday xabad bostoolad ah noqoto waxaan u sheegaynaa meel kastoo aan joogno uu mujaahidiinteenu ay joogaan in uu dagaalka ka dhici doono nafteenana difaaci doono”ayuu yiri Afhayeenka Shuurada ee Xisbul Islaam Sheekh Ismaaciil Cadoow

 

Afhayeenka maamulka Magaalada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali oo goor dhoweyd ka hadlay idaacada ku taala magalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa ku dhawaaqay iney dagaal is difaacid ah kaga saari doonaan magaaladaasi dhinaca ka soo horjeeda ee uu hogaaminayo Sheekh Xasan Turki gudoomiye ku xigeenka ururka xisbul Islaam

 

Waxaa uu intaa ku daray in dagaalka ay ku qaadi doonaan kooxo uu ku sheegay iney qaab beeleed ugu soo duuleen magaalada Kismaayo, khal khalna geliyeen amaanka magaalada wuxuuna intaa ku daray in wixii intaa ka dambeeya aysan u dulqadan doonin duulaanka noocaas ah aysana dhinacooda iyo dhinaca kale wada joogi doonin magaalada Kismaayo, isagoo ku eedeeyay Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe) in uu bur burinayo Maamulka Islaamiga ee ka jira magaalada Kismaayo.

 

Dhinaca kale, Sheekh Ismaacil ayaa sheegay in ciidamada ururka Xisbul Islaam ay la wareegeen gacan ku heynta magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan saaka ka dib markii ay xalay halkaasi isaga baxeen ciidamadii Dowlada Somalia ee halkaasi laa wareegay labo maalin ka hor, kuwaasoo dib ugu laabtay deegaanka Ceel gaal oo 15-km dhinaca woqooyi kaga beegan magaalada B/weyne.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oo nala yiri waa martadiin, dhiigeenana la baneystay

I like the way he is complaining and moaning about being called murtads while his group call others who disagree with them murtads.

 

what goas around comes around.

 

We are waiting a reply from hiphop Jihdis to decide which one of the waring groups is the Murtad and who will be crowned "Cadowga Ilaahey" after that title was held by Shariif for 9 monthes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Xisbul islaam oo sheegay in dagaalo ka qarxa kismaayo ay sababi karaan in ay ku faafaan deegaanada kale ee dalka.

Shabelle: MUQDISHO

 

Ururka Xisbul islaam ayaa goordhow shaaca ka qaaday in hadii dagaal uu ka qarxo magaalada Kismaayo uu ku faafayo deegaanada ay ku wada suganyihiin iyaga iyo Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.

Afhayeenka Golaha Shuurada Ururka Xisbul Islaam Sheekh Ismaaciil Cadoow oo shir jaraa’id qadka taleefanka ugu qabtay bahda warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in Ururka Xisbul Islaam uu cadeynayo hadii dagaal uu ka qarxo magaalada Kismaayo uu saamaynayo dhamaan goobaha ay ku wada suganyihiin ciidamadooda iyo kuwa xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.

“Al Xibul Islaami dhulka uu joogo waa la yaqaan,Walaalaha Shabaabna dhulka ay joogaan waa la yaqaan wixii kismaayo ka dhaca haday xabad bostoolad ay noqoto waxaan u sheegaynaa meel kastoo aan joogno uu mujaahidiinteenu ay joogaan in uu dagaalka ka dhici karo marka taasi ayaan doonaynaa in aan dadka u cadeyno”ayuu yiri Afhayeenka Shuurada ee Xisbul Islaam.

Sidoo kale Sheekh Ismaaciil Cadoow ayaa waxaa uu tilmaamay in mudooyinkii ugu dambeeyay magaalada Kismaayo uu guuxeedu ahaa in xisbul Islaam uu ku biiro Xukuumadda Sheekh Shariif ama Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ama uu ka mid noqdo Shacabka,waxaana uu intaasi ku daray in hadalada magaalada Kismaayo ka soo baxayo ay u muuqdaan mid loogu baaqayo in ay hubka iska wareejiyeen Ururka Xisbul Islaam islamarkaana uu yahay arin aan u cuntamayn.

“Maanta waxaa kismaayo ka socota cidii aan xisbaygayga ka mid aheeyn waa gaal,waxyaabaha hadda na soo gaaraya waxaa ka mid ah Imaa Shariif Waa imaa Shabaab wa imaa Shacab wax ka sokeeya oo meeshaan yaala malahan masaladaasina wax jira ma’ahan cidii naday weysaana iyadaa iskeed noo daynaysa”ayuu hadalkiisa sii raaciyay Sheekh Ismaaciil Cadoow.

Afhayeenka golaha Shuurada Ururka Xisbul Islaam Sheekh Ismaaciil Cadoow oo hadaladiisu ay u muuqdeen in uu ka digayay in ay dhacaan qatarahaasi ayaa hadana waxaa uu tilmaamay in hadii ay u fursan waayaan naftooda ay ka xigaan in ay is daafacaan.

“Hadii arintu ay noqoto Safafka in la isugu yimaado hubka dhiga baa hadda meesha taagan qoryaha iyo gawaarida nagu wareejiya idinkana iska dareera waxaasina waxaan u malaynayaa wax xal uu ku imaanayo ma’ahan walaalaha nabad ayaan ugu yeeraynaa”ayuu yiri Sheekh Ismaaciil cadoow.

Hadalka ka soo baxay Ururka Xisbul Islaam ayaa u muuqda in uu imaanayo waxyar ka dib markii Afhayeenka Maamulka Islaamiga ee Kismaayo uu ku baaqay dagaal is difaacid ah oo ka dhan ah Sheekh Axmed Madoobe oo ka mid ah saraakiisha Xisbul Islaam ee ku sugan Magaalada Kismaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Juje, it is not confusing, if you read the full content of the above article its the alshabaab guy Yacquub who said the quote you posted not Hizbul Islam guy, I think the two Hassans agree on this issue for the moment, but once the Alshabaab factor is out of the way watch the space, the war is going to be between them.

 

this is the whole quote fro Alshabaab spokesman.

 

 

Afhayeenka maamulka Magaalada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali oo goor dhoweyd ka hadlay idaacada ku taala magalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa ku dhawaaqay iney dagaal is difaacid ah kaga saari doonaan magaaladaasi dhinaca ka soo horjeeda ee uu hogaaminayo Sheekh Xasan Turki gudoomiye ku xigeenka ururka xisbul Islaam

 

Waxaa uu intaa ku daray in dagaalka ay ku qaadi doonaan kooxo uu ku sheegay iney qaab beeleed ugu soo duuleen magaalada Kismaayo, khal khalna geliyeen amaanka magaalada wuxuuna intaa ku daray in wixii intaa ka dambeeya aysan u dulqadan doonin duulaanka noocaas ah aysana dhinacooda iyo dhinaca kale wada joogi doonin magaalada Kismaayo, isagoo ku eedeeyay Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe) in uu bur burinayo Maamulka Islaamiga ee ka jira magaalada Kismaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Juje:

hubka dhiga baa hadda meesha taagan qoryaha iyo gawaarida nagu wareejiya idinkana iska dareera

Meeqo ayey ayagu saas ku yirahdeen....it is thier turn now... :D

And this will follow soon.

 

isqarxi.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

 

I think Aweys should beat them to the punch this time around, and start calling the Niqaabis, Murtads-- before they do.

 

It's amazing how hypocritical these groups fighting in Kismayo are. The sole root cause of their current beef is simply the unfair sharing of the economic resources generated by the city's airport and harbor. Yet they both have the audacity to say they are engaged in a 'jihad' against the other. Jaahiliin jaahilin dhashay waaxid dheh!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

 

Yep it all about da MULLAH-- eventhough the Niqabis (who are financially strapped these days) are mainly after the control of the income generated by the ports, whilst the Xabasha refugees calling themselves Ras Kambooni gang and their so-called Canoole cousins have obvious clan ambitions for the city.

 

On a side note: It turns out that Mr Aweys is fast becoming one cunning old fox. He has decided to keep his distance from the Kismayo dispute, and he is yet to pledge his support to his Xisbi Islam collegue, Hassan Turki. I personally believe, it's prudent on his part to wanna wait for the dust to settle before putting his weight behind that senile old goat from Ethiopia. At the end of the day, we all know his clan motivated agenda will be overcome by the united front(Clan wise) of the deviant Niqabis. Say what you want about Al Shabab-- but they are not clannish.

 

Meanwhile, Hizbul Islam rebel chief Sheikh Hassan Dahir Aweys, who declared a new jihad on the government of his former ally, Somali President Sheikh Sharif Ahmed,
has declined to comment on the Al Shabaab-Hizbul Islam rift over Kismayo.

 

Sheikh Aweys spoke on Wednesday in Elasha Biyaha area, in the southern outskirts of Mogadishu, where makeshift displaced people's camps have transformed into a city of its own since 2007. He said the area's new name will be Lafole and administered by Hizbul Islam.

 

"It is our duty to fight AMISOM [African Union peacekeepers], because they are an enemy who invaded our country," Sheikh Aweys told supporters. On the Kismayo conflict, he said: "The dispute will be resolved."

 

Hizbul Islam is led by Sheikh Aweys and Sheikh Hassan "Turki" Abdullahi, two long-time Islamist leaders in Somalia. The U.S. government accuses Al Shabaab's reclusive commanders of direct links to Al Qaeda leader Osama bin Laden.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this