Sign in to follow this  
Abwaan

Ma kan baa dad danayste ku sheegaya? Waraabeba waraabe canaaney!

Recommended Posts

Abwaan   

Wasiirka arrimaha gudaha oo jawaab kulul ka bixiyay shirkii qaar kamid ah beelaha ******

Last Updated::2007-03-07 13:57:19

 

Muqdisho:- Wasiirka arrimaha gudaha dawladda kmg Maxamed Maxamud Guuleed Gacmadheere ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay shirkii shalay waxgaradka, aqoonyahanada iyo siyaasiyiin qaar kamid ah beelaha ****** ay ku yeesheen magaalada Muqdisho,

isagoo ku eedeeyay in shirkaasi ay soo abaabuleen xubno ka tirsan ururada bulshada rayidka iyo hogaamiye dhaqameedyada uu ku sifeeyay daneestayaal ka soo horjeeda nabad ku soo dabaalida dalka Soomaaliya.

 

Shirkii shalay ee qaar kamid ah beelaha ****** ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa laga soo saaray qodobo muhiim ah oo ay ugu horreeyeen in ciidamada Ethiopia laga saaro dalka, in dawladda ay baabi'iso maamuladii gobollada ay u sameysay, in shirka dib u heshiisiinta laga qeyb geliyo dhinacyada isku haya siyaasada dalka iyo qodobo kale.

 

Gacmadheere oo hadal siiyay idaacadaha Muqdisho ayaa ku eedeeyay ururada bulshada rayidka iyo hogaamiye dhaqameedka shalay ku shiray magaalada Muqdisho in ay ka soo horjeedaan in dalka nidaam iyo kala danbeyn uu yeesho isagoo sheegay in ay ka bayac mushtaraan dhiiga shacabka waa sida uu hadalka u dhigay.

 

"Waa la garanayaa shirkii shalay waxaa ka danbeeyay rag sheeganaya bulshada rayidka iyo hogaamiye dhaqameedyo ka macaasha dhiiga shacabka, waxey ka horjeedaan in nidaam iyo kala danbeyn uu dalka yeesho" ayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha oo ka jawaabayay eedeyntii loo soo jeediyay dawladda kmg.

 

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Someone was telling me that back in 2004 he was blaming Ethiopia for helping Abdullahi to be the Head of Embaghati Group, and they choose Mr Ghedi and the so-called Ministers.

 

 

I was told that he said "Ethiopia madaxweyne, Ra'iisal wasaare ayaan u deyney, haddana wasiirradii ma ayagaa qoraya, waxaas ma qaadan karno"

 

 

Sidaas kulul ayuu sida muuqata u hadlay markii uu iska waayey liiska wasiirro-ku-sheegga, ka dibna waxaa loo magacaabay Horumarinta reer Miyiga, haddana sidaan buu u hadlayaa, waa cajiib

Share this post


Link to post
Share on other sites
DigibAc   

Those people expressed their objections, opposition, how the somali people have been wronged by the TFG. They are not alone in what they said. it will be a big mistake to think that by simply ignoring them they will go away.

 

they object to the clear wrong actions of the TFG and the gaal troops in the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this