Sign in to follow this  
Paragon

Kismayo again: re-awakening old hostilities?

Recommended Posts

Gabbal   

Caamir-

 

Eng. Bashir Ahmed Abdulahi known as (Jarato) was named for the administration of Kismayo city

Shabelle

 

The ICU did not change the administration of the city so do not allege falsity.

 

 

Is your concern towards Hiiraale or the clan, because it seems to be toward the clan and Hiiraale is just the scapegoat. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

I hope the
won't cause deep division in the TFG, not that they're united now. I don't wish to witness you and our good Jenerale struggling on how to run the city. If the TFG business is genuine, they'll overcome the wild dogs Melez let out of the box.

Has the dust settled already? Not so fast. I think it's too early for the Christian army cheerleaders to air their dirty clannish views on Kismaayo's control and rightful owners while the bombardment continues in the backyard. Leave it for it's people, whomever you might deem.

 

It’s irrelevant who claims the ownership or control the city so long Amxaar is calling all the shots. Hiiraale wants to control the city streets but his opponents want to have ownership of public parking spaces and Hiiraale resists. Big deal. Wake up little people and try to see the whole picture. Kismaayo is no longer the old Kismaayo Hiiraale or ICU used to rule. It is a new different city.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^ The other problem is, as I heard, the ICU has returned some of the properties in Kismaayo to their rightful owners and that Hiraale's folks are demanding these properties back! I was told this by a friend whose owns a property in Kismayo, who was also born and bread in Kismaayo. If this is truly, then it is beyond ownership of the city's control.

 

As far as I am concerned, Hiraale's clan have every right to be in Kismaayo, however, they should at least make sure rightful ownership of properties is maintained. All isn't doom and gloom under Hiraale. The stories I heard about the man's behaviour towards residents is pleasant, I was told.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

A dangerous twist to the tensions. A businessman killed in Beer-Xaano.

 

Xiisadihii ka jirey deegaanka Beerxaano ee duleedka Kismaayo oo sii xoogeystay, ka dib markii la dilay nin ganacsade ah

 

Mogadishu Xiisadihii ka aloolsanaa deegaanka Beer-xaano ee galbeedka magaalada Kismaayo ayaa sii kululaaday ka dib markii shalay dad lagu dilay halkaasi, inkastoo ay soconayaan dadaalo lagu doonayo in lagu qaboojiyo xiisadahaasi.

Xiisadahaan dagaal oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa waxa ay haatan mareysaa meel aad u adag, ka dib markii shalay nin ganacsade ah lagu diley mid kalena lagu dhaawacay duleedka Beerxaano ee galbeedka magaalada Kismaayo.

Ninka la dilaya yaa waxa uu ku sii jeeday sida la sheegay meelaha Miyiga ah, iyadoo ay jidka u galeen kooxo hubeysan oo ka mid ah maleeshiyooyinka isaga soo horjeeda deegaanka Beerxaano ee galbeedka magaalada Kismaayo.

Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda magaalada Kismaayo ayaa wada dadaalo ay ergooyin nabadeed ugu dirayaan deegaanka Beer-xanao si ay u dajiyaan xiisadda, iyadoo wasiirka G/dhigga Barre Hiiraale uu isna sheegay in ciidamo kala dhex gala labada dhinac uu u dirayo deegaankaasi

 

 

Xafiiska warqabadka Allwadani Mogadishu

Allwadani NewsDesk

somali1960@yahoo.com

allwadan@allwadani.com

Muqdisho. Somalia

 

----

 

Kismaayo: Dakadda Kismaayo oo maanta la furay iyo rabshado waawayn oo ka soconaya magaalada Kismaayo.

Arbaco, January 10, 2007 - APL

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

Kismaayo (AllPuntland)- Wasiirka gaashaan dhigga ee dawladda Soomaaliya Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) ayaa waxa uu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in dakadda magaalada Kismaayo ay u furan tahay.

Furitaanka dakadda ayaa waxa uu yimid iyada oo magaalada Kismaayo ay ka soconayaan rabshado ballaaran oo ay wadaan qaar ka mid ah beelaha wada daga halkaasi.

 

Qaar ka mid ah beelaha daga gobolka Jubada Hoose ayaa waxa ay ka biyo diidsan yihin qaabka loo qaybiyay awooda maamulka halkaasi dhowaan laga dhisay.

 

Waxaa soconaya mudaharaadyo iyo rabshado aad u ballaaran oo soconaya , kaasoo lagu dhaliilsan yahay qaabka maamulka iyo qaabka loo qaybsado dhaqaalaha gobolkaasi ka soo baxa.

 

Isku soo wada duuboo rabshadahaani ayaa waxa ay ku soo aadayaan xilliga furitaanka dakadda magaalada Kismaayo.

 

Waa markii ugu horaysay oo dakadda magaalada Kismaayo la furo tan iyo markii maamulkeeda la waydaariyay maxkamadihii muddada gacanta ku hayay.

 

Mahad Jama Koronto

AllPuntland

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

AllPuntland

http://allpuntland.com/

 

Powered by AllPuntland.com

 

©AllPuntland.com

webmaster©AllPuntland.com

 

 

»Barre Hiiraale oo looga yeedhey Muqdisho arimo la xidhiidha is faham la aan udhaxeysa Barre iyo magaalada Kismaayo

 

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Wasiirka gaashaandhigga dawladda KMG ah Barre Hiiraale looga yeedhay magaalada Muqdisho arimo la xidhiidha isfahamxumo soo kala dhexgashay wasiirka iyo dadweynaha ree Kismaayo intooda badan kadib markii wasiirka lagu eedeeyey inuu wado talaabooyin ka dhan ah daganaanshaha magaalada Kismaayo isla markaana uu wato qorshe u gooni ah oo aysan dawladdiisu waxba ka ogeyn.

 

Barre Hiiraale oo ahaan jiray qabqable ka talin jirey magaalada Kismaayo ka hor intii aysan ciidamada maxaakiimtu ka awood roonaanin ayaa magacaabey gudi uu ugu magacdarey guddida amniga taasoo odayada beelaha ugu badan Kismaayo ay ku gacansaydheen. Odayada Beesha ------ iyo Beesha ------- shir ay si wada jir ah u qabteen ayay ku dhaleeceeyeen dhaqdhaqaaqa Barre uu kawado gobolka gaar ahaan magaalada Kismaayo iyagoo codsi u direy dawladda KMG ah ay ku codsadeen in Barre loo yeelo shaqadiisii wasiirnimo.

 

Warar ku dhawdhaw dawladda KMG ah ayaa sheegaya in Cabdullahi Yusuf uu amrey Barre inuu qabsado shaqadiisa ah Wasiirnimada isla markaana uu qaybweyn ka qaato uruurintii ciidamadii Qaranka Somaliyed maaddaama uu yahey wasiirka gaashaandhigga ee dawladda.

 

Barre Hiiraale ayaa lagu wadaa in maalinta bari ah Arbacada 10.01.07 [today, right?] ugu anbabaxo magaalada Muqdisho si ay isu arkaan Cabdullahi Yusuf.

 

KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Rumour has it that Hiraale was forcefully taken to Mogadishu by Ethiopians, and was transported in an Ethiopian Uural vehecle. If that is true, then it means Hiraale has lost Kismaayo for good, because it is said that he won't be allowed back.

 

Nomads, any news on that?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^I think the Ethios have found a big enough jail to imprison them all :D . The fear was that they would be able to escape from Baidoa easily lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kismaayo waxaa ka taliyo nin Soomaali Xabashada hoggaaminaayo oo Gaashaanle Koojaar la yiraahdo. Asagaa dekaddii iyo garoonkii diyaaradaha fadhiyo, la wareegay hubkii, raashiinkii, shidaalkii iyo dhaqaalihii kale Maxkamadaha ka carareen.

 

No body can mess him. Aah, dadkii riyoon jiray. Marna Indhamadoowe, Seeraar iyo Goobaale ul hakuu dhiibtaan, hadana kaa qaataan, oo roor ugu carar meel xaaraan lagu qabsaday awalba. Mar kalena Xabash soo kaxeyso, oo la islahaa meel ku gaar, dantii laga lahaana markii la gaaray hilfaha laguu qaado, sidii ul camalna banaanka laguu tuuro.

 

Jac badanaa. But twice jac infront the whole world. That is ridiculous. Damiin kaliya ayaa waxba baran. That is kuleel, too, nooh; just jac kuleel. Perhaps this time, as as it was alluded, Yahuud ha keensadaan oo ha lagu shaqeystee mar sadexaad. :D:D Xaaraan macaan waa laga maarmi la yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Paragon, you are increasingly falling down a ditch. Is qabo ina adeerow. :D:D

 

 

The administration the Defense Minister has named for Kismaayo has announced they will forcefully disarm Kismaayo today.

 

Waxaa la arkayay maanta xubnaha guddiga uu dhawaantan magacaabay wasiirka gaashaandhiga o hawlahooda gudanaya kadib markii laga gudbay cabashooyin ay beelaha qaarkood sooo jeediyeen.

 

Madaxa Guddiga Nabadgelyada iyo Horumarinta jubbooyinka xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig iyo ku xigeenkiisa ahna duqa magaalada Xaaji Daahir maxamed Cilmi

Source

 

 

Xukuumadda Somalia oo hubka dhigis si qasab ah uga bilaabeysa Kismaayo

 

 

Mogadishu - 11-January -2007-Allceeldheer.com Dowladda KMG ah ee Somalia ayaa waxa ay sheegtay in si deg deg ah ay shacabka magaalada kismaayo ugu soo dhiibaan hubka hadii kale ay dhaceyso in si qasab ah looga qaadayo hubka.

 

Xildhibaan C/rashiid Xidig oo ah Mudane ka tirsan baarlamanka Somalia ayaa hadalkaan ka sheegay kulan maanta magaalada Kismaayo ay ku yeesheen odayaal iyo waxgarad, kaasoo looga hadlayay arimaha nabadgalyada, iyadoo kulankaasi oo qaatey saacado ka dib si weyn loo taageeray qorshaha dowladda Somalia.

 

Xildhibaanka waxa uu sheegay in ciidamada dowladda ay bilaabayaan howl-gallo ay hubka uga dhigayaan dadka, isla markaana guri guri loo baaridaano.

 

“ Ma ogolaan doono in hub lagu heeysto guryaha cidii ku heysatana waxaan u aragnaa cadow, hubkana cid si gaar ah ula wareegeyso ma jirto ee qaranka ayaa la wareegaya” ayuu yiri Xildhibaan C/rashiid Xidig.

 

Xildhibaan Xidig waxa uu dhinaca kale sheegay in dagaalada wali lagula jiro maxkamadaha islaamka oo firxad ku ah xuduudaha Kenya ay ku qabteen dagaalyahano ajaanib ah oo saxaafadda la horkeeno doono.

 

 

 

 

Xafiiska wararka Allceeldheer Mogadishu

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Kismayu, Mogadishu, Baidoa is in the hands of the TFG forces who will stay and build up the admin of these towns with the blessing of the locals. The Ethiopian troops are leaving and the AU force will replace them.

 

Many here forget the serious threats and daily insults the clan courts threw at the direction of Ethiopia, even Xasan dahir prayed for them to come, so he could take their weapons. Well they have come, the brave courts fled and now we are here.

 

On Kismayu: No clan has a right on that city, those who are scoring points be careful, Hiiraales clan is not going any where, Morgans clan is not going any where, those men will leave yes, but not the clans. The sooner you come to an equatable solution the better. The city belongs to all Somalis and will be better for it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this