Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: after Yusuf more fighting

Recommended Posts

Dagaal la isku adeegsanayo Hubka noociisa kala duwan oo ka qarxay Muqdisho

 

Dagaal xoogan oo la isku adeegsanayo Hubka Noocyadiisa kala duwan ayaa haatan waxa uu ka soconaya magaalada Muqdisho ee Xaadimada Dalka .

 

Dagaalkan oo Qarxay Abaare 6dii iyo rubi ayaa waxa uu u dhaxeeyaa Ciidamada Itoobiyaanka ah ee Fariisinka kuleh Degmada Hiliwaa Gaar ahaan xaafada Juungal iyo kooxaha isaaliyiinta Ee ka soo horjeeda Jogitaankooda .

 

Dagaalkan oo la isku adeegasnayo Hubka Noocyadiisa kala duwan ayaa daryanka Madaafiicda la isweydaarsanayo waxaa laga Maqlayaa dhamaan 16ka Xaafadod ee magaalada ayadoo ay Jiraan Jawaabo ka soo baxaya Ciidamada Itoobiya oo ay ku jabaabayaan Hubka Noociisa culus gaar ahaan kan loo yaqaan BM ah .

 

Dadka ka ag dhow Deegaanada uu Dagaalku ka Qarxay ayaa bilaabay in ay k asoo qaxaan goobhaasi ayagoo Naf bidaya in ay aadaan Meelo ka Fog fog Goobaha ay ku dhacayaan Madaafiicda la isweydaarsanayo .

 

Waxan ilaa iyo Haatan La ogeyn Qasaaraha ka dhashay Dagaalkan Maadaama uu waqti yar un socdo xili Habeena lagu jiro balse waxii ku soo kordha waxaad kala Soconkartaa Wararkayaga Dambe iyaga oo dhageysi ah iyo weliba Qoraal ah .

 

Cali Max’ed Axmed

SBCInternational- Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

15 ku dhimatey dagaalada Muqdisho

29 Dec 29, 2008 - 7:10:01 AM

 

Ugu yaraan 15 qof oo u badan xoogag ka horjeeda DF iyo ciidamada shisheeye ayaa ku dhintay dagaalo iyo duqeymo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, iyadoo dad ka badan 20-qofna ay ku dhaawacmeen.

 

Dagaal xoogan oo u dhexeeyay mucaaradka iyo ciidamada Ethiopia ayaa ka qarxay saakay warshadii baastada, halkasoo ay ku yaaceen dad badan kadib markii la sheegay inay ciidamadii ku jiray baxeen.

 

"Dad badan ayaa ku dhintay dagaal ka dhacay warshada baastada, inta aan arkay waa 10-qof oo ay ku jiraan kooxaha mucaaradka ah, waxanaa lagu dilay agagaarka warshada" ayuu yiri mid ka mid ah dadka degmada Huriwaa oo argagaxsan.

 

Ruuxan oo ka mid ahaa boqolaal qof oo damacsanaa inay gudaha u galaan warshada baastada, ayaa u sheegay warbaahinta isagoo naxsan, inay ku baraarugeen rasaas mar keliya isqabsatay.

 

Warar ayaa sheegay in ciidamadii Ethiopia ee ku jiray warshadaha baastada iyo xayle bariise ay halkaas ka baxeen, waxaana kooxaha hubeysan ee lagu dilay iskahorimaadkaas la sheegay inay taageersanayaan Yuusuf Indhacadde.

Madaafiic jawaab u ahaa hoobiyeyaal lagu gacaay Villa Somalia ayaa ku dilay suuqa Bakaaraha in ka badan 5 qof, waxaana dhaawacmay 10-qof oo kale, kuwaasoo ahaa rayid.

 

"Hoobiyeyaal fara badan ayaa kusoo dhacay suuqa, dadka dhintay waxaa ka mid ahaa haweeney shaah ka ganacsanaysay iyo cunug yar, sidoo kale 7-qof ayaa hal goob ku dhaawacmay, markii uu madfac ku habsaday" ayay tiro Ugaaso Cali oo ka mid ah ganacsatada Bakaaraha.

 

Ma jirto wax hadal ah oo kasoo baxay duqeyntii loo geystay Villa Somalia, iyadoo duqeyntan ay kusoo beegmayso xilli uu Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed iska casilay xilkiisii.

 

Garowe Online, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr Kadawo: adeer dont live in denail, nothing has changed the ****** in the capital will continue their game and those paid by the NGO's will get their rewards at your expense.

 

Maybe you need your clan sites view point.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duqeyn iyo dagaal ka dhacay Magaalada Muqdisho

 

(Mogadishu, Isniin,29, December, 2008,(Hornafrik Media)

 

in ka badan ruux oo rayid ah ayaa ku geeriyootey tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaalo iyo duqeyn ka dhacay deegaanada ku yaala fariisimada Ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowlada ee degmooyinka yaaqshiid iyo Huriwaa.

 

dhimashadan dadkan rayidka ah ayaa timid kadib markii madaafiic badan ay ku dhaceen xaafado dad rayid ah ay deganyihiin oo degmooyinkaasi ku yaala waxaana dadka deegaanku ay sheegeen in Madaafiicdan laga soo tuurayay saldhigyada ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin xerada Asluubta iyo garoonka ciyaaradaha istaadiye Muqdisho.

 

duqeyntan Ciidamada Itoobiya ayaa ka dambeysay kadib markii saakay dadweyne badan ay ku soo yaaceen agagaarka warshada Baastada iyo Ex-Control halkaasoo ay fariisimo ku leeyihiin Ciidamada Itoobiyaanka.

 

in dadkaasi rayidka ah soo didaan waxay ka dambeysay kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Ciidamada Itoobiya ay halkaasi ka baxeen,hase ahaatee xoogaga hubeysan ayaa weerar ku qaaday wax yar kadib fariisimo ay Ciidamada Itoobiya warshada Baastada ku lahaayeen iyadoo ay xoogagaasi iska caabin la kulmaan lamana oga hadii ay ciidamada ku jira warshada Baastada yihiin Itoobiyaan iyo hadii kale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Pal I am already at school; university of G........

This is what I meant that don't make sense:

 

Mr Kadawo: adeer dont live in denail, nothing has changed the ****** in the capital will continue their game and those paid by the NGO's will get their rewards at your expense.

- you are saying nothing has changed same time you are feeding us with news that has been everyday news in last 2 yrs and making it like it started after yey's resignation. Bro that is not news. It’s one of your propaganda. This time failed one.

 

Maybe you need your clan sites view point.

-you make this statement even though you don't know my clan, or are you guessing? In that case you are not even close.

 

For your information "my clan sites view point" is not that much different of yours. So basically I am a rebel within “my clan”

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer one knows your clan simply by your silly comments.

 

As for the rest, this was today’s news no propaganda, but I doubt you even know what that word is.

 

Anyhow adeer don’t hide under smoke and mirrors, come out of the closet and speak up.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abdinasir Kadawo:

and which group is that?

Kadawo, ninkan Duke aa layiraa bac weyn aa isaga xirran ciddii ka fikir duwanata waa "Looters Inc." oo lawada ogsoon yahay qabiilka uu ula jeedo, ee energy badan ha isaga qasaarinin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this