Sign in to follow this  
RedSea

Somaliland is also tightening security!

Recommended Posts

RedSea   

Wararka Naga Soo gaadhaaya, Degmada Oog ee Gobolka Sool ayaa sheegaaya

in dhamaanba Ciidamadii Somaliland ee ku sugnaa jiidahaasi la galiyay Heegan Culus,

isla markaasina waxa ay wararku intaasi ku dareen in dhamaanba la Xidhay Xuduudaha

Somaliland la wadaagto Dalka Somalia, iyada oo dhamaanba Jiidahaasi aad loo

adkeeyay.

 

Wararku waxa kale oo ay Tibaaxeen, in dhamaanba la adkeeyay Isu socodka Gaadiidka

iyada oo baadhitaan xoogle lagu sameynaayo dhamaanba Gaadiidka u kala gooshaaya,

Labada dal ee Somaliland iyo Somalia.

 

Ilaa iyo hada lama garanaayo, arinta ka danbeysay Talaabadani hasa ahaatee waxa ay

warar Xog-ogaal ahi sheegeen , in ay taalaabadani ka mid tahay, adkaynta Xoojinta

amaanka Xuduudaha Somaliland, madama ay xiligani Koonfurta Somalilay ka Socdaal

Dagaalo Cul-Culus oo laysu adeegsanaayo Hubka noocayadiisa kala gedisan.

 

Sidoo Kale, waxa wararka qaar sheegayaan in talaabadani ay qaaday wassaarada

Gaashaandhiga ee Somaliland , ka dib markiii ay soo xoogaysatay Cabsida laga qabo,

in ay Somaliland ka talaabaan Kooxo Xag Jir ah , oo gacan saar la leh Kooxaha

Maxakamadaha Islaamiga ah ee Magaalada Muqdisho, talaabadanina la qaaday si looga

Hortago khatarta iyo samaynta ay arintani ku yeelan karto Somaliland.

 

Dhinaca kale, Wassiirka Wassaarada Gaashaandhiga Somaliland, Jaamac Gaas Mu-caawiye

iyo Qaar ka mid ah Saraakiisha Sare Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliland

ayaa todobaadkanba Ku sugnaa Magaalada Xarunta u ah gobolka Togdheer ee Burco, isla

markaasina Shirar Isdaba joog ah ku lahaa Aqalka martida ee magaalada Burco ee

(Stead Hous) ka,

 

Waxana masuuliyiintani Ciidamadu, oo uu hormuud u yahay, Taliyaha Aaaga bari ee

Ciidamada Col. DHancade iyo Wassiirkooda Gaashaandhigu, Shirar iyo Xog waran la

yeesheen Qaar ka mid ah Saraakiisha Sirdoonka ee Gobolka Iyo Waliba Madaxda

Maamulada Gobolka Iyo Degmada, Ilaa iyo hada ma jiraa waxa war ah oo ka soo baxay

Kulamada masuuliyiinta.

 

Hasa ahaatee Mar aanu isku daynay In aanu , arimahana noocan ah waxa ka weydiino, Mr

Mucaawiye waa uu ka gaabsaday in uu waxa war ah ka bixiyo Hawlihiisa uu ka wado

aagan.

 

Reported by: Foosi Saleebaan Aw-Bindhe.

 

Burco Ogaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol. These courts pose no threat to anyone outside Mogadishu... The world media used to call the warlords powerful, now they claim the courts run Somalia????

Share this post


Link to post
Share on other sites

In the short periods of just few weeks after ousted warlords that possessed large weapons and arms people across somaliya especially the south are ready for full kacdoon so i guess the next target is all the way north LOL

 

why cant we welcome sharia law i dont get it???

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sharia law is welcome, through these clan courts I doubt it. Sharmarke, do not be fooled we have to see what and who is behind these courts.. So far we have one set of warlords gone and we have a new set in...

 

Islamic Law is wonderful.......Lets support its implementation in Somalia, but not through clan courts and lootings..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this