Sign in to follow this  
Yoonis_Cadue

Warlord Indhacadde orders Kenyan citiziens to leave his region within 48 hours.

Recommended Posts

Shiikh Yuusuf Indha Cadde oo amar ku bixiyay in ay 48 gudahood uga baxaan Gobolka Shabeelaha Hoose dadka u dhashay dalka Kenya

 

indhacade.jpg

 

Sabti, October 29, 2005(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa maanta amar ku bixiyay in ay 48 saacadood gudahood uga baxaan Gobolka Shabeelaha Hoose Muwaadiniinta u dhashay Dalka Kenya.

 

Hadalkan ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo shalay Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi uu shir Jaraa'id kaga dhawaaqay in Dowladaha iyo Kenya iyo Soomaaliya ay ku heshiiyaan in diyaaradaha Kenya ka taga ay ku degaan garoomo laga xusay Ciseleey No. 50 iyo Ceseleey, iyadoo si gaar ahna xayiraad loogu soo rogay Garoomada Dayniile ee duleedka Muqdisho iyo midka Ceel Axmed ee ku yaala duleedka Magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose.

 

Shiikh Yuusuf Indha Cadde waxaa uu intaas ku daray in dadka u dhashay dalka Kenya ay sii joogi karaan gobolka Shabeelaha Hoose haddii ay Dowladda Kenya ka laabato go'aankii ay ku gaartay in diyaaradaha dalkeeda ka duula aysan ku degan labadaas Garoon.

 

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Shiikh Yuusuf Indha Cadde oo haatan arrimo Cimro u jooga dalka Sacuudiga, waxaa uu ku goodiyay in ay diyaaradaha ka yimaada dalka Kenya ay ka joojin doonaan dhamaan garoomada Koofurta Soomaaliya ku yaala, isagoo meesha ka saaray in ay weerar ku qaadayaaan garoomada la sheegay in ay diyaaradahaas u weecanayaan.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

For fifteen years, all they've known is muscle and manpower. In a strategic war, they want to use brawn more than brain. "We will shoot down planes" - "We order all Kenyans out" etc.

 

I think its a bad move. Kenyans in Somalia are a valuable worksource who work as teachers and in the medical field.

 

Tan kale, what's with the childish talk? If Kenya reverses its decision, we'll let Kenyan citizens stay in Shabellaha Hoose. :DWaxyaalo badan baa soo ifbaxay ayaamahaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdi2005   

Tan kale, what's with the
childish talk
? If Kenya reverses its decision, we'll let Kenyan citizens stay in Shabellaha Hoose.
:D
Waxyaalo badan baa soo ifbaxay ayaamahaan
. [/qb]

I think your new in politics. Tel me if Russia expels an american diplomat what douse the Americans usually do? thats right. Siyad idhacadde is smart guy as i have said many times before. Unlike Muuse Suudi he makes typical move that any country would have done in the same situation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Could you tell us also what warlord Yusuf ordered to be closed?? And when you say "his region", is that mean you gave your support for this ruthless killer(indhamadoobe) to continue stealing, killing and occupaying someone else's land?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by haruun:

Could you tell us also what warlord Yusuf ordered to be closed?? And when you say "his region", is that mean you gave your support for this ruthless killer to continue stealing, killing and occupaying someone else's land?

Brother you are making no sense. Should I say try again dear.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Brother you are making no sense. Should I say try again dear.

Will i make sense if i say President Yusuf instead of Warlord Yusuf, does that make you happy as a cheerleader?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by haruun:

quote: Brother you are making no sense. Should I say try again dear.

Will i make sense if i say President Yusuf instead of Warlord Yusuf, does that make you happy as a cheerleader?
Funny guy you are huh. Just to let you know hate is not going to take you places kiddo. I am cheering for Somaliweyn what on earth are you cheering for? "arlordism"

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this