Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Ministry of Water and Mineral Resource Donates New Machines to Lasanod

Recommended Posts

Laasacnood(Qaran)-Shan Matoor oo ah kuwa biyaha macaaniya ayaa waxaa keenay Magaalada Laascaanood Wasaarada Macdanta iyo Biyaha ee Somalialnd, Xafiiska wasaarada ee Gobolka ayaan shalay booqanay halkaas oo ay wasaaradu keentay shan Matoor oo aad u waaweyn.

 

Shantan Mashiin ayaa hordhac u ah balanqaadkii madaxwayne Riyaale uu Laascaanood ugu balan qaaday Caalamkana u sheegay in dawladiisu Shacabka Laascaanood Biyo Macaaan u soo saarayso, Isu duwaha wasaarada md: Maxamed Axmed Hersi (Calaacal) ayaa waxaa uu nooga xogwaramay Mashruucan Biyo gelinta ee magaalada Laascaanood wuxuuna ku bilaabay sidan, Shantan Mashiin waxaannu u keenay in aannu ku rakibno shan Ceel oo magaalada dhexdeeda ah oo dadka biyaha loogu sii macaaneeeyo inta laga qodayo riigii waynaa ee biyo gelinta kaasoo aanu filayno in uu ka haqabtiri doono shacabka Laascaanood Biyo Macaan,hada wasaaradu waxay ku jirtaa baadi goobkii meesha Ceelka Riiga laga qarxin lahaa waaanuna soo saaraynaa sida ugu dhaqsaha badan anaga oo la kaashanayna Hay'adaha Samafalka ah.

 

Isku soo wada duubo arinta ayaa shacabka Magaalada Laascaanod aad u so dhayeyeen iyo Balanqaadikii Maxamwayne Md: Daahir Rayaalle Kahin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this