Sign in to follow this  
General Duke

Baidoa: President Yusuf's statement as Nur Cade runs to Nairobi...

Recommended Posts

Baydhabo: Afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya oo Soosaaray warsaaxafadeed ku aadan Xiisada Sharciyeed ee ka oloosan Baydhabo

15. december 2008

 

APL

Muqdisho (AllPuntland)- Afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Mahamed Mahamuud ayaa sheegay in gabi ahaanba ayan wax ka jirin go'aan maanta kasoo baxay afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aaden Madoobe.

 

Hadal saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya ayaa u qornaa siddaan:

 

"Waxaa gabi ahaanba ayan wax ka jir go'aan kii maanta uu gudoomiyaha Baarlamaanka ku sheegay in xukuumadii Nuur Cade ay kalsooni ka heshay golaha Baarlamaanka, Sheekh Aadan Madoobe ku dhawaaqidiisa maanta uu ku dhawaaqay in baarlamaanku codeeyay waxay ahayd mid uu horey u soo qorshaystay ee ma ahayn mid golaha baarlamaanka ay codeeyeen... " siddaas waxaa AllPuntland u sheegay afhayeenka madaxtoouyada.

 

"Wax codayn ah oo ka dhacday golaha baarlamaankana fadhigiisii maanta ma aysan jirin, Nuur Cadana ma ahan Raysul wasaare ee waa shacab, shalay ayaana madaxwaynuhu xilkii ka xayuubiyay isaga oo u cuskanaaya qodobka 44 aad ee axdiga ku meel gaarka ah, Madaxwaynahana sidii uu shalay u sheegayba mudo 3 maalmood gudahooda ah ayuu raysul wasaare cusub ku soo magacaabi doonaa, iyada oo aan jujuub iyo khiyaana ahayna golaha baarlamaanka ka ansixin doonaa" siddaas waxaa yiri afhayeenka Madaxtooyada Mudane Xuub Sireed oo sheegay

 

Wax aad looga naxo weeye in gudoomiye baarlamaan uu musuq maasuq ku dhaqmo oo shacabka iyo beelihii uu matalayaba khiyaaneeyo waxaana arimihiisu ay horyaalaan Golaha baarlamaanka oo dabcan xildhibaanada uu matalayo ayaa ka jawaabi doona khiyaanadii qaran ee uu ku dhaqaaqay ee ma ahan wax madaxwaynaha u yaala ayuu kusoo gabogabeeyay afhayeenka Madaxtooyadu war saxaafadeedkiisii.

 

AllPuntland, Xarunta

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wax aad looga naxo weeye in gudoomiye baarlamaan uu musuq maasuq ku dhaqmo oo shacabka iyo beelihii uu matalayaba khiyaaneeyo waxaana arimihiisu ay horyaalaan Golaha baarlamaanka oo dabcan xildhibaanada uu matalayo ayaa ka jawaabi doona khiyaanadii qaran ee uu ku dhaqaaqay ee ma ahan wax madaxwaynaha u yaala ayuu kusoo gabogabeeyay afhayeenka Madaxtooyadu war saxaafadeedkiisii.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^He always flees to Nairobi when things are tough, he has been collecting the money from those NGO's. However todays stunt is the last straw.

 

A new PM, a new more effective cabinet is coming and Nur Cade will be no more than Sharif Xasan before him.

 

Yey is in Baidoa and the deadline is coming.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

So you are still insisting he has fled to NBI.

That tells everything you say is and has been allways a hogwash.

the PM is in Baydhabo

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool, he has gone to Baidoa adeer and he is not the PM, the man who appointed him will appoint a new one and then you will debate on his merits.

 

Nur cade, Ahmed Abdisalaan are civilians.

thats all folks.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

Another one bites the dust.

Yes indeed, and it aint just another one..it is adeer Yeey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. Adeer Yeys position is not in question, he is the top man. The new PM will be appointed and Nur cade will be like Geedi history.

 

Anyhow you have a day or two to keep talking as is always the case with your types.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Juje, if Nur Ade was confident why is the rush, Yey dismissed the current PM only Yesterday, and what we see today is a rushed in vote of confidence session done in fartaag and announced by Madoobe early in the Morning. Then Nur Ade immediately flied to Nairobi.

 

Oday Yey sifiican bay ukhayaameen :D , barqadi markuu soo kacayba, waxa layeri Adeer meesha waa lagula kala tagay nimanki saaka aroorti ayay pass-garayeen :D ... Bal aan sugno siduu ucanaanto xubnaha Barlamanka and how he comes back from here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^This rushed thing makes no sense, and Yey is keeping to his plan. Juje knows nothing has changed and the old man has the real support and confidence of the Parliment and process.

 

Its gonna be an interesting week.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this