Sign in to follow this  
Meiji

Abu Mansuur: Talk with ONE mouth

Recommended Posts

Meiji   

Sheekh Muqtaar Roobow oo ugu baaqay xubnha dowladda ee ku sugan Xudur in ay qaataan dadaalada nabada ee odayaasha dhaqan islamarkaana ay joojiyaan dhaq dhaqaaqyada colaada.

 

 

Shabelle: BAYDHABO

Afhayeenka Ururka Al Shabaab Sheekh Muqtaar Roobow ayaa ugu baaqay xubnha dowladda ee ku sugan degmada Xudur in ay qaataan dadaalada nabada ee odayaasha dhaqan islamarkaana ay joojiyaan dhaq dhaqaaqyada colaada.

 

 

 

Xili maalmihii ugu danbeeyay magaalada Baydhabo salaadiinta ka soo jeeda ay wadeen qorasheyaal lagu dhex dhexaadinayo Xoogaga Al shabaab iyo maamulkii gobolka Bay laga eryay ee ku sugan degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa waxaa markii ugu horeeysay ka hadlay saraakiil ka tirsan ururka Al shabaab.

 

 

 

Afhayenka ururka Al shabaab sheikh Muqtaar Rooboow Cali (Abuu Masnuur) oo ka hadlayay dedaaladaasi nabadeed ayaa waxaa uu masuuliyiinta maamulada gobolada Bay iyo Bakool ee ku sugan degmada Xudur ugu baaqay in ay dhankooda ka joojiyaan saan saanta iyo gulufka colaadeed ee ay wadaan isla markaana ay qaataan waan waanta ay wadaan odyaasha dhaqanka.

 

 

 

Afhayeenka ayaa waxaa uu carabka ku adkeeyay in dhankooda ay san raali ka aheeyn in lagu dul dagaalo dadka rayidka ah ee ku nool gobolada Bay iyo Bakool,waxana uu intaasi ku daray in ay dhankooda diyaar ay u yihiin in ay is af fahmaan masuuliyiinta ku sugn magaalada Xudur ee gobolka Bakool.

 

 

 

Shiikh Muqtaar ayaa waxaa uu odyaasha waday nabadeeynta ee waqtiyadii ugu danbeeyay kulamada la lahaa Al shabaab ugu baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay masuuliyiinta uga dhaadhiciyan in ay wada hadalada qaataan si aysan colaado uga dhicin gobolada Bay iyo Bakool oo xiisado colaadeed ay ka jiraan kaasi oo u dhexeeya Xarakada Al Shabaab iyo Masuuliyiintii maamulka gobolka Bay ee Baydhabo laga saaray.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

How come in Mogadishu Abu Mansuur has a hardline policy and says he will never compromise with those who were yesterday on the side of the puppet regime and says he will continue the war while in Baay/Bakool he is ready to compromise with those who yesterday were on the side of the puppet regime and urges all fighting factions not to fight amids civilians and work towards peace?

 

This kind of hypocricy is what made Alshabab lose support in Mogadishu to the point they have become insignificant.

 

Mogadishu society should not tolerate such hypocricy, and work towards peacefull settlement between the warrying factions.

 

Mogadishu society paid the heaviest price for the liberation of Somalia, the society must be rehabilitated.

 

Let Abu Mansuur and Xisbi Islamiya carry the war to Baay/Bakool and other border-regions Ethiopians cross into constantly.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Even the Godfather of all Resistance Media and Islamist supporters points out to the hypocricy of Abu Mansuur's policy in Baay/Bakool vs Banadir.

 

------------

Abuu-Mansuur muxuu ku diidayaa in uu lakulmo qof leh Shareecada Baan kudhaqi dalka kuna ogolaaday in uu lakulmo lana hadlo mid kamid ah Ashahaado ladirirkii dalka soo maray.

 

Sh.Mukhtaar Roobow Abuu-Mansuur ayaa maanta sida lala socdo ka sheegay magaalada Baydhabo in aysan lakulmi doonin xarakadiisa Madaxweynaha Soomaaliya (Amiirka) Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyadoo arrintanina ay keeneyso isweydiin fara badan.

Isweydiinta ayaa waxa ay tahay sida lala wada socdo dhowaan Magaalada Baydhabo markii ay galeen Xarakadiisa waxa ay gacanta kudhigeen rag fara badan oo kujiray Kooxdii Ashahaado ladirirka kuwaasi oo uu lakulmay Abuu-Mansuur kadibna wada hadal uu lagalay iskana soo fasaxay waxaana kamid ahaa Xaabsade oo hadeer Muqdisho kusugan kana tirsan dowladda.

 

 

Marka uu leeyahay la kulmi meyno Shariifka ma wuxuu ka fadli badan yahay Xaabsade maadaama Mukhtaar Roobow uu la kulmay Xaabsade wada hadalna uu la yeeshay maxaa ku jaban haddii uu lakulmo shariifka maadaama raggaasiba uu la kulmay mise waxaa jira wax qarsoon oo aanan la ogeyn oo keligiisa uu ogyahay Sheekh Mukhtaar?????

 

 

Sidoo kale waxa uu sheegay Abuu-Mansuur in ay Mujaahidiintu ogyihiin Shariifka waxa uu ula jeedo shareecada Baan kudhaqmeynaa ma shariifka qalibigiisa ayay kujiraan Mujaahidiinta oo ay ka daalacdeen waxa uu ula jeedo????

 

 

Sheekh shariif Madaxweynaha Soomaaliya (Amiirka) waxaa la ogsoon yahay in maalin waliba uu sheego in uu kudhaqayo dalka iyo dadka Shareecada Islaamka isla markaasina ah nin aaminsan shareecada Islaamka waligiisana u soo halgami jiray, bal kawarama raggii Baydhabo kulanka uu kula qaatay Abuu-Manuur ma kuwa diin aaminsan bay ahaayeen waxaana la ogsoon yahay in Sheekh Mukhtaar uu hadda kahor sheegay in ragga Baydhabo kusugan ay yihiin Murtaddiin Xaabsade markii lala hadlayay ma dib baa loo islaamiyay?????

 

 

Arrimahani oo idil waxa ay u baahan yihiin marka laga hadlayo in si xikmadeysan looga hadlo isla markaasina wax badan la xaqiijiyo maxaa yeelay walaalkaaga xantiisa waa kuugu dambi mana jiro qof ka hadli kara wax gheyb ah.

 

 

 

 

 

 

 

QAADISIYA WAA XARUNTA NOOLEYNTA DHAQANKA ISLAAMKA.

MAAMULKA SHABAKADDA ISLAAMIGA AH EE QAADISIYA

KALA SOO XIRIIR : QAADISIYA_EDITOR@HOTMAIL.COM

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Tribalists all over somalia (specially from Muqdisho) never stop to surprise us:

 

If he uses the stick he is a tribalist

 

if he uses the carrot he is a tribalist too!

 

 

typical twisted logic of somalis.

 

Meiji adiga af gaalo ama af islaan ku hadal maandhow; what do you want him to do(say)?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

^^ yeah the ones who are accusing of being tribalist and hypocritical are worser tribalists than him, if indeed he is. When their clan was fighting against tfg warlords led by yusuf, the tfg were evil and abu was a hero. But, now they think the clan has A stake in THE tfg, they say ABU is evil tribalist who wants to shed blood in MOG.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Meji,

 

For clarification's sake: You are not fit to clean the boots of Abu Mansoor. Neither is Shayk Sharif. A man who sleeps in the muck and mire of the wilderness, Fii-Sabeel-Allah, oo taagan liberating the oppressed masses of Somali-dom can not be mentioned in the same sentence as a spineless turncoat, baaca deenahu bi dunyaah. Real world talk, abti.

 

 

Tribalists all over somalia (specially from Muqdisho) never stop to surprise us:

 

If he uses the stick he is a tribalist

 

if he uses the carrot he is a tribalist too!

Hammer on the nail camal aa ugu keentay. There is no satisfying jago-doon men who have sold their Deen, their Dad, and their Dal, for 40 pieces of silver.

 

Case-in-point:

 

Descion A: Attack the Ugandan enemy polluting Somali soil with their presence.

 

Peacenik/Dh.abo.dh.ilf* reaction: Sacre Bleu !!! Ziis is barbaric. Ziis will cause deaths of civillians who will be massacred by our beloved allies, the Ugandans, who are here to help us become a modern society and escape from savage Islamic rule.

 

Decision B: Refrain, temporarily, from attacking the Uganda enemy

 

Peacenik/Dh.abo.dh.ilf* reaction: Hah! The Resistance is tribalist! Why have they stopped fighting in Mogadisho, but continue to fight everywhere else in Somalia ? That shows that they are being funded by Indocadde's drug money. Hah! What have I been telling you all along ? Hah!

 

Lol, I remember one of SOL's village i.d.i.o.t.s whose signature line was: "Why is the 'resistance' confined to a few neighborhoods in North Mogadisho" In his feeble, bitter, clannist mind, the Noble Muqawama was nothing but a clan concoction, cooked up by Shaykh Xasan Daahir Aweys. Well, somehow, that 'clan concotion' now controls and governs over 300,000 square kilometers of Somalia soil, from Kismayo to Af-Goye to Baidoba to Baardheere.......but it's still a clan conspiracy :D Gotta love the sheer idiocy and doqonimo of our peacenik-dh.abi.ilfs*, truly epic in it's fantasy.

 

*the two have joined to become one, thus labada erey waa interchangeable. Sidaas oo la soco.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Waranle,

 

Abu Mansuur should talk to us with one mouth. He should apply 1 policy for whole of Somalia and all Somali groups. You cannot talk with Xaabsade and say you will not talk with others who are in the same position as Xaabsade. You cannot say lets work towards peace and not start conflicts in Baay/Bakool while you propagate war in Mogadishu/Banadir.

 

Abu,

 

So far you engage in clan accusations while you have no clue what is happening on the ground. First of all, dont use the rethorics of Gen.Duke and other Puntland TFG-supporters against me. Such rethorics does not suit you since you were on the resistance movement side.

 

Second, bring forward legitimate argument instead of an accusation which you base on thin air.

 

Kashafa,

 

You are a angry man, and angry men cannot engage in a healty debate since their emotions cloud their judgement.

 

Were did I mention Sh.Shariif?

 

Again keep your emotions in check, because your utterings and use of silly derogative terms does not suit a man who claims to represent a faction which says they want to rule the country by Islamic Sharia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

You are a angry man, and angry men cannot engage in a healty debate since their emotions cloud their judgement

Good point, but I'm not an angry man. I'm a reasonable man, one who is quick to take offense when the situation warrants it.(ie, calling Abu Mansoor a hypocrite, tribalist). Ninkaa xoog-badan, woo kaa hor xanaaqaa, ma maqashay ? :D

 

But nah seriously, I like your style. Cool, calm, collected. Doesn't take things personally. Reasons things out. Welcome to SOL, ur a fine addition.

 

P.S.: If it will smooth any ruffled feathers, I'd be happy to declare you fit and immensely qualified to clean the boots of Abu Mansoor.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Brother Meiji,

 

 

If Duke said something that doesn't mean it can not have any value. Some tribalists viewed Abu Mansur as a warrior yesterday, but today him and the other fellows who are not from Muqdisho are tribalists from other regions. Furthermore, they wake up at night wishing death upon MOG clans. The story continues that mansur wants peace in his hometown, but he wishes Muqdisho clans to suffer in mayhem and hell.

 

 

I believe this is complete and utter nonsense. pure tribalism bro. I disagree with Mansur saying he will never meet the sheikh, because the Prophet(saw) even met the jews and christians. I also disagree with his conduct during the airport saga, although he later relented from his position.

 

However, I will never buy that Mansur is a tribalist who wakes up every day wishing for peace in home town, whilst wishing for death against MOG clans. If he does believe that, then I have never seen any evidence showing that. The brother wants to continue MOG struggle because he is against African troops because of religous reasons. If the Aminsom were in Baidao, do you think he will leave them? NO. he was attacking Ethiopians in Badiabo, as well as fighting his own tribeman, the footsoldiers of the Ethiopians, for the past two years. So there is no discrimination amongst his group for any clan. Yes, he is calling those warlords to lay down their weapons and be part of the shacab, but this doesn't in any show tribalism. He is just giving them a chance; otherwise, if they persist, he will crush their skulls.

 

 

By all means critique his approach, which is largely shaped by his religous beliefs. But do not be like the clan naysayers. You are too clever for that, bro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this