Sign in to follow this  
General Duke

Armed groups chased out of district of Mogadishu..

Recommended Posts

Kooxihii hubeysnaa oo isaga baxay Xaafada Baar Ubax ee Muqdisho

Last Updated::2007-03-17 16:56:41

 

Muqdisho:- Kooxo hubeysan oo kamid ah kuwa weerarada ka abaabula Muqdisho ayaa gebi ahaanba isaga baxay Xaafada Baar Ubax.

 

Arrintan ayey xaqiijiyeen shacabka xaafadaasi ku dhaqan oo sheegay in ay saaka arooryadii ay arkayeen kooxo hubeysan oo sadex gaari hubkoodii ku gurtay oo kadib xaafadaa isaga baxay.

 

Dhacdadan ayaa kusoo aaday saacado kadib markii xaafada Baar Ubax uu iska horimaad ku dhexmaray Kooxdan hubeysan oo damacsanaa in ay xaafada Hoobiyaal ka tuuraan iyo Ciidamada Madaniga ah.

 

Kooxda hubeysan ayaa xalay qorsheenayey in ay Madaafiic ku tuuraan Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, kadib markii ay weerar kadis ah kala kulmeen Ciidamada Madaniga ah oo ay sameysteen shacabka xaafadaasi ku dhaqan.

 

Iska horimaadkaasi oo socday muddo labaatan daqiiqo ah ayey labo ruux uga dhinteen ciidamada Madaniga ah ayadoo aan la aqoon khasaaraha soo gaaray kooxda hubeysan oo halkaasi ka cararay.

 

Qaar kamid ah shacabka xaafadaasi ku dhaqan ayaa sheegay in saacado kadib iska horimaadkaasi ay arkayeen guri xaafada ku yaal oo ay kooxihii hubeysnaa ay kala baxayaan hub badan oo ay saarteen sadex gaari oo caasi ah, ayagoo markaasi gebi ahaanba isaga baxay xaafada.

 

Maleeshiyooyinka ku sugan Muqdisho ee abaabula weerarada Madaafiicda ah ee shacabka laga dhextuuro ayaa had iyo goor xaafadihii ay caqabooyin kala kulmaan isaga guura.

 

Xaafada Muqdisho ayaa asbuucyadii lasoo dhaafay ay kusoo kordhayeen abaabul ay wadaan shacabka kuwaasi oo ciidamo khaas ah oo madani ah u sameystay in ay ka hortagaan in xaafadahooda ay gabaad kasoo dhigtaan kooxaha amni xumada ka wada magaalada Caasimada ah.

 

Madaafiicda ay kooxahan hubeysan ay tuuraan ayaa inta badan ku habsada xaafado kale oo ay shacab degen yihiin, ayadoo ay aad u yartahay inta ay la helaan yoolkooda ee ah Xarumaha Dowlada.

 

Waxaana taasi u sii dheer in weerarada noocaan ah ay jawaabo kulul kala kulmaan Ciidamada Dowlada iyo kuwa itoobiya oo ayaguna Madaafiic kuwaa ka xoog badan kusoo jawaaba, taasi oo keenta in dadka wax halkaa ku noqdaan ay u bataan dadka rayidka ah.

 

Shacabka ayaa ka daalay weerarada noocaan ah ayagoo xaafado badan ay ka socdaan olole ay shacabku ku doonayaan in ay iskood isaga qabtaan kuwa horseeda weerarada noocaan ah.

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

If this piece of intelligence is out then surely the army knows their whereabouts and am wondering why they are not hunted down.Probably they evicted the place coz their cover must have been blown,all the same they should be hunted down and properly stumbled upon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Let them pack up and leave that district inshallah, as this time they might have escaped but next time, they won't be that lucky inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke thats interesting,if they are going to a mother cell then the TFG by all means should wait and baby sit them,but i doubt they will make that mistake for;

1.Being mobile and scattered is to their advantage since it will take longer to crack down on them

 

2.Their concentration on one point will raise eye brows and thus become visible,they must be aiming at absolute stealthiness.

 

3.One attack on the mother cell will dissolve them .

 

So again,i don't think they will make that mistake but lets hope they do.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Their miscalculations and errors already caught up with them,But whatever tactics they adopt,am sure in time they will be paralyzed.One other thing is the sooner their weapon cache runs out and there is no more supply,ain't they as good as a sitting duck.No,am not worried about them,they will be taken care of.

Share this post


Link to post
Share on other sites

C'mon guys, were not talking Special Ops forces here, these are confused remnants without any clear leadership never less military strategy. Their existence and tactics has only been exaggerated by the clan medias and their fellow supporters. I'm looking forward to the grand finale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by Captain Xalane:

3.One attack on the mother cell will dissolve them .

There's no such thing as mother cell. Cells are usually small, numerous, independent from each other with the possibility of coordinating attacks and disbanding afterwards. I can't believe a wannabe captain doesn't know that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dude,the mother cell is the command,preferably their central command.Aha,so u are saying that they are numerous cells each doing their own stuff eh,does that make sense?No my boy,it doesn't.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this