Sign in to follow this  
Jacaylbaro

And the Killing of the Sheikhs Continues in Kismayo

Recommended Posts

Sheekh Axmed Caydiid oo lagu toogtay magaalada Kismaayo

 

 

meydkiigeedi.jpg

 

 

Sheekh Axmed Caydiid oo ka mid ah shiikhyada ugu caansan gobolada Jubooyinka ayaa dil toogasho ah lagu dilay magaalada kismaayo maalintii shalay(Talaado)ahyd,waxaana ilaa iyo hada aan aan la soo qaban gacan kudhiiglihii dilkaas geystey.

 

 

Alla u Naxariistee Sheekh Axmed Caydiid, ayaa waxaa shalay lagu dilay dhinaca Waqooyi ee magaaladda Kismaayo,waxaana Marxuumka gelinkii dambe ee shalay lagu aasay qabuuraha xaafadda Calanley degmada Kismaayo.

 

Ciidamada amaanka ee degmadaasi ayaa hawlgalo ay ku sugayaan nabada magaalada halkaas ka wada,iyagoo sida ay sheegeen ku daba jooga budhcada dadka laaya,waxayna xalay ka wadeen magaalada roondo,iyadoo gebi ahaanba ay yaraatay isu socodka magaaladu.

 

Dilka loo gaysanayo culimada iyo waxgaradka ayaa ku soo badanaya magaalada Kismaayo,iyadoo nabadu faraha ka sii baxayso.

 

 

Afnugaal News Desk.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this