Sign in to follow this  
Peace Action

French journalist release with no ransom

Recommended Posts

Bosaso:- wariyihii ajnabiga ahaa ee afduubka loogu haystay deegaanka buuraleyda

mareero ee gobolka Bari ayaa caawa lasii daayay isagoo markii lasii daayay suxufigani la geeyay hotel-ka International Village ee magaaladan Boosaaso halkaasi oo uu shir saxaafadeed kooban ku qabtay.

 

wariyuhu waxaa uu sheegay in xaaladiisa caafimaad ay iminka wanaagsan tahay islamarkaana uu aad ugu faraxsan yahay in xoriyadisii dib loogu soo celiyo

 

Gwen Le Gouil waxaa kaloo uu sheegay in Puntland uu u yimid inuu warbixino ka diyaariyo Soomaalida tahriibta ah ee ka yimid magalada Muqdisho islamarkaana u yimid magaalada Boosaaso inay ka tahriibaan.

 

sidoo kale wariyuhu waxaa uu gaashanka ku dhuftay in wax madax furasho ah lagu sii daayay.

 

saxafigan faransiiska ah ayaa 16-kii bishan december ay afduubteen koox dabley ah oo hubaysan iyadoo lasii daayay 24-ka bisha december ee sanadkan 2007-da.

 

 

C/risaaq Bulqaas

ccbulqaas @hotamil.com

horseednet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this