Sign in to follow this  
General Duke

New York: Why is Jengeli still the Foreign Minsiter?

Recommended Posts

Shirkii kooxda Xiriirka Caalamiga ah (Somali Contact Group) oo ka Furmay New-york Loona Diiday ergo ka Socotay Dhinaca Ra'isulwasaare Nuur Cade.

 

Shirkii Kooxda la xiriirka Soomaaliya ( Somali Contact Group) ayaa maanta ka furmay magaalada New-york ee dalka Mareykanka iyadoo looga hadlayo arrimaha murugsan ee soomaaliya.Halkan ka Daawo The situation in Somalia Live.

 

Shirkaan oo ay ka qaybgalayso Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Mareykanka Condolesa Rice iyo Xubno ka socda 18 dal iyo Urur Goboleedyo gaaraya ilaa lix ayaa waxaa durbaba hadalo ka jeediyay dawlado dhawr ah oo uu mareykanku ka mid yahay.

 

Shirkaan ayaa waxaa sidoo kale ka qayb galaya Xubno ka kala socda Dawlada Federaalka Soomaliya iyo isbahaysiga Dib u xoreynta Garabka Jabuuti oo ay isku dayeen garabka sida daahsoon oga midka ah isbaheysiga garabka Jabuuti Axmad C/salaam xaaji iyo wafdi uu hogaaminayey in ay ku fadhiistaan magaca dowlada fedaralka kmg ah ayaa waxaa ay kala kulmay UNka diidmo iyo ishortaagid ka dib markii lagu amray in ay daba fadhiistaan wasiirka arimaha dibada soomaalia Cali Jaamac Jangali.

 

Intii aanu shirku furmin ayaa waxaa shirka tagay Xubno uu horkacayo wasiirkii hore ee warfaafinta Axmed Cabdi Salaan iyadoo loogu jawaabay in aanay jadwalka ku jirin islamarkaana ay aqoonsanyihiin xubnaha uu soo magacaabay Madaxweynaha Soomaalia Md Yusuf.

 

Shariif xassan Shiikh Aadan Axmed Cabdi Salaan ayaa loo ogalaaday oo kaliya in ay shirka oga qeybgali karayaan iyaga oo daba fadhiya wasiirka arimaha dibada soomaalia cali jaamac Jangali .

 

Email Story Printable View

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^So if Nur Cade has a cabinet why is Jengeli still the minister.

 

Its a farce lads and all this talk about the international community is the same as the talk about Gen gabre... hot air.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

What happen to your love for the international community? You're the same dude that had countless threads about the International/C support for you uncle (With pictures)lol. What happen to all that boasting?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The international community is a great thing saxib. We want to be members of the community and their support is essential. However the NGO's in Nairobi fighting to keep their loot are not the International Community.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

^^^So if Nur Cade has a cabinet why is Jengeli still the minister.

 

Its a farce lads and all this talk about the international community is the same as the talk about Gen gabre... hot air.

Listen to Jengeli's interview before going berserk.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this