Sign in to follow this  
Che -Guevara

Who is running Somalia.

Recommended Posts

Their marching orders,

 

Ilo ku dhow dhwo xogheynta shirka ayaanu ka gaanay qodobada kulanka lagasoo saaray waxaana ka mdia:

 

1: In la dhiso dawlad loo dhan yahay oo ay ka wada dhex uuqanayaan dhinacyada Soomaalieyed ee gaadhey heshiiskii jabuuti taas oo ku dhisan habka federaalka laguna qaybsado habka ay dowladda federalku hada ku dhisan tahay ee 4.5

 

2: In dastuurka dalka diyaarintiisa lagu bilaabo muddo gaaban gudheheed.

 

3: In mudo 15 maalmood ah lagusoo dhiso maamulka Gobolka Banaadir.

 

4: In dhamaan mudanayaasha baarlamanku ay dalka gudihiisa ku laabtaan kana wada howlgalaan,iyadoo wixii ay qabtaana uu la socon doono urur Gobaleedka IGAD ee dalalka ku jira Soomaaliya ay ka mid tahay.

 

5: In wadamada ku jira Urur Goboleedka IGAD ay madaxdoodu shiraan 6-dii biloodba mar iyagoo ka shiraya xaalada Soomaaliya, halka labadii biloodba mar ay jiri doonto war bixin guud oo ku aadan xaalada Soomaaliya ay mareyso.

 

6: In hadii loo baahdo lagama maarmaana loo arko waqti loogu dari karo xukuumada iminka jirta ee Soomaaliya.

 

7: In ay si buuxda u cadahay in dawlada federaalka ay ku fashilantey waxyaabo badan oo looga fadhiyey.

 

8: In la sii wado arimaha dib u heshiisiinta, isla markaana laga shaqeeyo sidii dhinacyada ka maqan nidaamka dib u hehsiisiinta iyo dawlada loogusoo dari lahaa.

 

 

web page

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this