Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

Yaab!

Recommended Posts

Warar naga soo garaya magalada xamar ayey waxey sheegayaan in madaxweyne C/yusuf is casilay xalay, Madaxweynihi hore ee dalka somaliya c/yusuf ayaa waxa la sheegayaa in kadib marku dukaday laba ragco saacadaha saqda dhaxaa ee habeenki ayaa wuxuu gaaray go,aan ah in uu is casilo kuna warejiyo jegada wadaad u dhashay beesha W***CESELE ee anan magaciisa la sheeegin.

 

by General Buubaal

 

email: Adaajecel@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL, thanks for the laugh mate. Madaxwaynihii is casilay is currently in a meeting in Baidoa, probably finishing off the last paper-work before his retirement :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warar naga so gaaraya xamar cadeey ayaa waxey sheegayaan in madaxweyna c/yusuf mar dhow u bixi doona Tabliiq kadibna xilka iska dhigi doona, madaxweyne c/yusuf ayaa si sira looga so weriyay in uu dhahay:: "anigu dagaal iyo malitarinimo cimrigeyga ayaan ku dhameestay guusha lahaayna wan gaaray oo kursigii mar uun waaku fadhiistay, marka ka dib xag ilaah ayaan u cararaa".

 

wariye : adaa jecel

 

email: adaajecel@hotmail.com.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this