Sign in to follow this  
Sophist

The remaining list of the Cabinet

Recommended Posts

Sophist   

Wasiiradii la sugayay, wasiir ku xigeenno iyo wasiiro dowlayaal la magacaabay (magacyada wasiirada qaarkood)

Nairobi

 

 

Ra’isul wasaaraha dowladda FKMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaqay xubnihii ka dhimanaa golaha wasiirada, wasiir ku-xigeeno & wasiiru dowlayaal.

 

Xaflad ballaaran oo ka dhacday Hotelka Jakaranta House ee magaalada Nairobi ayna goob joog ka ahaayeen madaxweynaha dowladda FKMG ah ee Soomaaliya Col. C/llaahi Yuusuf Axmed, mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya, guddoomiyaha guddiga farsamada IGAD Pathwel Kiplagat & marti sharaf kala duwan ayuu ka aqriyey ra’isul wasaaruhu liiska xubnaha cusub ee uu magacaabay.

 

 

Waxaana xubnaha la magacaabay ka mid ah:-

 

 

Maxamud C/llaahi Sifir

 

Ra’isul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekadaha

 

 

Xuseen Maxamed Ceydiid

 

Ra’iisal wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha gudaha

 

 

Sheekh Aadan Mdoobe

 

Ra’iisal wasaare ku xigeen ahna wasiirka Garsoorka

 

 

Maxmed Qanyare Afrax

 

Wasiirka Amniga Qaranka

 

 

Maxamud Sayid Aadan

 

Wasiirka Hanti dhowrka Qaranka & qalabeynta

 

 

Maxamed Ibraahim Xaabsade

 

Wasiirka Dib u heshiisiinta iyo xiriirka Jaaliyaddaha dibadda

 

 

Maxamed Maxamud Guulled (Gacma-dheere)

 

Wasiirka horumatinta Reer Miyiga iyo Daaqa

 

 

Maxamed Salaad Nuur

 

Wasiirka Macdanta iyo Biyaha

 

 

Mowliid Macaan Maxamud

 

Wasiir-dowlaha Beeraha

 

 

Maxamed C/llaahi Kaamil

 

Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisal wasaaraha

 

 

Khaalid Cumar Cali

 

Wasiiru-dowlaha Xafiiska madaxweynaha

 

 

Ibraahim Sheekh Cali (Jeebbo)

 

Wasiiru-dowlaha arrimaha dibadda

 

 

Axmed Sheekh Maxamed (Laxoos)

 

Wasiiru-dowlaha Amiga Qaranka

 

 

Salaad Cali Jeelle

 

Wasiiru-dowlaha warfaafinta

 

 

Ibraahim *****

 

Wasiiru-dowlaha Qorsheynta

 

 

Waxaa xusid mudan in xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo aad uga biyo diidanaa jagada wasaaradeed ee la siiyay ay ku qaadatay madaxweynaha iyo Ra'iisal wasaaraha inay qanciyaan daqiiqadihii ugu danbeeyay markii shir adag oo xasaasi ah ay Hotel gaar ah ku yeeshaan, waxaana dhacday inuu Qanyare markii danbe ku soo biiro wasiirada la dhaarinayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

This has to be the mother of all mockery..naming high number of ministers and in doing naming the same roles as 'state-miniters'. I think the cabinet meeting of the Federal government will include playing cards, billiards, badminton, etc.., how else can you pre-occuupy and accomodate high number of ministers without amenities.... :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Please Sophist, tell me you're joking. I want to become minister to or I swear I will pick up my dusty AK47 out of my garage and fly to Somalia. If that's all it takes to become minister. I thought I would see 3 or 4 names, but this looks like the sequel of last week's list.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Nationalist, my fellow no jokes; this is as good as it gets. Anyhow, you must be aware of the fact that this is "ha la iska dhex arko" period; it is argued it will kick off the healing!!!! :D

 

Anyhow, there are only four additional cabinet posts! the rest junior ministers and already existing cabinet members-- like Sheekh Aadan Madoobe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by Sophist:

Anyhow, there are only four additional cabinet posts! the rest junior ministers and already existing cabinet members-- like Sheekh Aadan Madoobe.

Think again :

  • Magacyada wasiirada cusub ee la magacabay ayaa kala ah sidatan:-

1. C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Wasiirka arrimaha dibedda)

2. Cumar Maxamed Maxamud (Cumar Filish) (Wasiirka Diinta & awqaafta)

3. Cabdalla Deerow ***** (Wasiirka dastuurka & arrimaha federaalka)

4. Bootaan Ciise Caalin (Wasiirka dhaqancelinta & tababarka maleeshiyooyinka)

5. Yuusuf Axmed Max’ed (Wasiirka tamarta & korontada)

6. Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud) (Wasiirka beeraha)

7. Cali Axmed Jangeli (Wasiirka boostada & isgaarsiinta)

8. C/casiis Sheekh Yuusuf (Wasiirka caafimaadka)

9. Max’ed Max’uud Xeyd (Wasiirka dalxiiska & ilaalinta deegaanka)

10. Max’ed Warsame Cali (Wasiirka dhalinyarada & isboortiga)

11. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) (Wasiirka dib u dhiska & dib u dejinta)

12. C/raxamaan Maxamud Cali (Wasiirka Gaashaandhiga)

13. Cali Ismaaciil Cabdi (Giir) Wasiirka gaadiidka cirka & dhulka

14. Muuse Suudi Yalaxow (Wasiirka Ganacsiga)

15. Sheekh Aadan Madoobe (Wasiirka Garsoorka & cadaaladda)

16. Cusmaan Xasan Cali (Caato) (Wasiirka howlaha guud & guriyeynta)

17. Xuseen Maxamud Sh. Xuseen (Wasiirka hidaha & tacliinta sare)

18. Fowsiya Maxamed Sheekh (Wasiirka horumarinta haweenka & daryeelka qoyska)

19. Xuseem Ceelaabe Faahiye (Wasiirka xanaanada xoolaha)

20. Ismaaciil Maxamud Hurre (Buubaa) (Wasiirka iskaashiga gobolada)

21. Xasan Abshir Faarax (Wasiirka kaluumeysiga & kheyraadka badda)

22. Saalim Caliyow Ibrow (Wasiirka maaliyadda)

23. C/risaaq Cusmaan Xasan (Wasiirka Qorsheynta & iskaashiga caalamiga ah)

24. Ibraahim Aadan Xasan (Wasaarada shaqada & shaqaalaha)

25. Cali Max’ed Faqi (Wasiirka Warfaafinta)

26. Cabdi Max’ed Tarax (Wasiirka Warshadaha)

27. Cali C/llaahi Cosoble Siyaad (Wasiirka waxbarashada)

28. Maxamud C/llaahi Sifir

Ra’isul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekadaha

29.Xuseen Maxamed Ceydiid

Ra’iisal wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha gudaha

29.Sheekh Aadan Mdoobe

Ra’iisal wasaare ku xigeen ahna wasiirka Garsoorka

30.Maxmed Qanyare Afrax

Wasiirka Amniga Qaranka

31.Maxamud Sayid Aadan

Wasiirka Hanti dhowrka Qaranka & qalabeynta

32.Maxamed Ibraahim Xaabsade

Wasiirka Dib u heshiisiinta iyo xiriirka Jaaliyaddaha dibadda

33.Maxamed Maxamud Guulled (Gacma-dheere)

Wasiirka horumatinta Reer Miyiga iyo Daaqa

34.Maxamed Salaad Nuur

Wasiirka Macdanta iyo Biyaha35.Mowliid Macaan Maxamud

Wasiir-dowlaha Beeraha

36.Maxamed C/llaahi Kaamil

Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisal wasaaraha

37.Khaalid Cumar Cali

Wasiiru-dowlaha Xafiiska madaxweynaha

38.Ibraahim Sheekh Cali (Jeebbo)

Wasiiru-dowlaha arrimaha dibadda

39.Axmed Sheekh Maxamed (Laxoos)

Wasiiru-dowlaha Amiga Qaranka

40.Salaad Cali Jeelle

Wasiiru-dowlaha warfaafinta

41.Ibraahim *****

Wasiiru-dowlaha Qorsheynta

(deputy-minister)Ciise Weyliye Maalin Wasaare ku xigeenka Qorsheynta & iskaashiga caalamiga ah

 

(deputy minister)Cabdi Dhuxulow Dhagdheer Wasaare ku xigeenka Xanaanada Xoolaha

 

 

Note: there are many more State-ministers to come, and dont undermine their role... smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Wasiir Ku Xigeenada Wasaaradaha

 

1- Wasaaradda Arrimaha Dibedda Xasan Axmed Jaamac

2- Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cali Shiikh Maxamed Nuur

3- Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta Axmed Cumar Gaagaale

4- Wasaaradda Beeraha Xirsi Aadan Rooble

5- Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdikaafi Macallin Xasan

6- Wasaaradda Caafimaadka Cismaan Maxamuud Dufle

7- Wasaaradda Dalxiiska iyo Duurjoogta Mukhtaar Munye Bishaar

8- Wasaaradda Deegaanka iyo ka hortagga Aafooyinka Cali Xareed

9- Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Maxamed Axmed Kulan

10- Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Bashiir Maxamed Aadan

11- Wasaaradda Dib u Dhiska iyo Dib u dejinta Cabdikariim Cige Guuleed

12- Wasaaradda Gaashaandhigga Saalax Cali Faarax

13- Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Yuusuf Maxamed Khayr

14- Wasaaradda Ganacsiga Amiin Maxamed Shiikh

15- Wasaaradda Garsoorka Cabdirashiid Maxamed Xidig

16- Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryaynta Maxamed Cali Bilaal

17- Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare Cabdalla Boos Axmed

18- Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Daryeelka Qoyska Khadiija Maxamed Diiriye

19- Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Mustafa Shiikh Cali Dhuxulow

20- Wasaaradda Dhaqan celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Xasan ***** Yacquub

21- Wasaaradda Iskaashi Goboleedka Axmed Maxamed Goonle

22- Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Maxamed Jaamac Furux

23- Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Xasan Ibraahim

24- Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Ibraahim Maxamed *****

25- Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Maxamed Cismaan Maye

26- Wasaaradda Warfaafinta Cabdalla Xaaji Cali

27- Wasaaradda Warshadaha Ciise Weheliye Maalin

28- Wasaaradda Arrimaha Gudaha Yuusuf Maxamed Cabdulqaadir

29- Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Mire Xaaji Faarax

30- Wasaaradda Hantida Qaranka iyo Qalabaynta Maxamuud Cabdi Xasan (Beegos)

31- Wasaaradda Dib u Dhiska iyo Xiriirka Jaaliyadaha Dibedda Cabdullaahi Axmed Cabdulle

32- Wasaaradda Waxbarashada Xuseen Maxamuud Muuse

33- Wasaaradda Horumarinta Miyiga iyo Daaqa Saciid Xasan Shire

34- Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha Xuseen Cismaan Xuseen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anyhow, there are only four additional cabinet posts! the rest junior ministers and already existing cabinet members-- like Sheekh Aadan Madoobe.

 

I think this is correct, however there are too many split ministries like Qaynyares minister of security under the interior ministry, Sifir's should be part of the transportation.

 

but its a political nomination and we await the reaction..

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

some people even got positions that they never even prounounced it, okey, anyway, I like what is going on right now, a developement is taking place step by step, reactions will follow which is good, it already did!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maakhir don't worry brother. The horseriding tribesmen of the black mountains of Maakhir Koos have the ministry of defense. I'm telling you, all envious eyes are on you mate!

Who is Gen Abdirahman Mahamud Ali, did he used to be involved in Pland politics like Awad Ahmed Asharo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Originally posted by Nationalist:

Maakhir don't worry brother. The horseriding tribesmen of the black mountains of Maakhir Koos have the ministry of defense. I'm telling you, all envious eyes are on you mate!

Who is Gen Abdirahman Mahamud Ali, did he used to be involved in Pland politics like Awad Ahmed Asharo?

No he wasn't brother but at least he should have been given vice ministerial position. I look forward to hearing Cawad's response about his exclusion from the list of nomination. About this General Cabdiraxmaan ( Jiis ), he served in the military as Captain and as a Colonel during Somali's fight against Ethiopia. He was in charge of the infantary division. He was also the trainer of young General Gaani. They had serious fight once in which General Cabdiraxman Jiis forced Gaani to be transferred from his base in a disciplinary action. From 1981 to 1991, he was a military ambassador based in U.S. He was also a consultant to General Mohamed Siyad Barre in military training and affairs. He is strong man and is said to have educated himself to a Master level and knows more war and strategic defense tactics than any General in Somalia. Moreover, he knows more than 4 languages fluently including French, English and Arabic.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Makhir thanks bro, Casharo is a legend and no doubt will get something when the reshuffle happens.

Gen Abdirahman Mahamud Ali, seems to be the only minister qualified for his post.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this