Sign in to follow this  
General Duke

Abu Mansuur declares the war will continue..

Recommended Posts

robow5.jpg

 

Abu-Mansur oo u digay Mucaaradka

4 Jan 4, 2009 - 8:02:52 AM

 

Sheekh Mukhtaar Roobow Cali [Abu-Mansur] oo shir jaraa'id ku qabtay degmada Diinsoor ee gobolka Bay ayaa sheegay in dagaalada aysan joogsanayn tan iyo inta ay dalka ku sugan yihiin ciidamo shisheeye.

 

Afhayeenka Al-shabaab, wuxuu sheegay in marka ay Ethiopia baxdo ay dagaal la galayaan AMISOM iyo kuwo uu ugu yeeray murtadiin, isagoo ka digay inay dhacaan dagaalo dhexmara kooxdiisa iyo dhinacyada kale.

 

 

Abu Mansur

"Mujaahidiinta waxaan uga digayaa inay dagaalo dhexdooda ah dilaacaan, taasoo cadowga farxad u ah, ayna xabadooda u kulmiyaan cadowga ku sugan dalka" ayuu yiri Abu-Mansur.

 

Sheekha ayaa shirka jaraa'id ku qabtay xarunta maamulka degmada Diinsoor, iyadoo ay ilaalo xoogan ka hayeen ciidamo isaga u daacada ah, wuxuuna si kulul uga hadlay talaabadii ay Maxkamaduhu kula wareegeen saldhigyo ku yaala Muqdisho.

 

"Waa inaan xiligaan la isku mashquulin qabsasho saldhig, sida ka dhacday Muqdisho, iyadoo dalka ay ku sugan yihiin cadow, dagaaladana la kordhiyo" ayuu yiri Abu-Mansur oo ay ka muuqatay kalsooni marka uu shirka jaraa'id qabanayay.

 

Sheekha oo ka jawaabayay su'aal ahayd sababta ay dagaal ugu baaqayaan iyadoo Ethiopia ay go'aansatay inay dalka ka baxdo, ayaa ku jawaabay: "Ethiopia caqligeeda kuma soo gelin Somalia ee waxaa waday Mareykanka."

 

Wuxuu sheegay inay dagaal adag la geli doonaan ciidamada ka socda Midowga Afrika inta ay dalka ka baxayaan, isagoo ku tilmaamay ciidamadaas kuwo uu wato Mareykanka.

 

"Dagaalada joojin mayno inta ay kooxo Isbaariistayaal ah sheegayaan inaan dalka lagu xukumayn Islaamka" ayuu mar kale yiri Abu-Mansur oo wax laga weydiiyay dagaaladii Guriceel.

 

Abu-Mansur ayaa sheegay in garab ka tirsan Maxkamadaha uu kusoo biiray Al-shabaab, ayna dagaal la geli doonaan ciidamada ku sugan dalka iyo waxa uu ugu yeeray murtadiin.

 

Afhaheenka Al-shabaab ayaan si toos ah uga hadlin iscasliaadii Madaxweynihii hore ee Somalia C/llaahi Yuusuf, balse wuxuu u digay kuwa isku sharaxaya jagadaas inay qabtaan, isagoo ku baaqay in Ummadu ay tashato.

 

Garowe Online, Baydhabo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

yeah and remember he will be coming to Garoowe so xaggee galee?..........lol..........ma mooddaa Abu Mansuur inuu Baydhabo iyo Xamar ku ekaanayo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Sheekh Muktar Roobow Abu Mansoor is a genuine somali cleansed from the dirt of qabiil by his religious convictions. All the way with him. May Allah grant him the ultimate victory!

 

May I take this opportunity to tell the uninitiated that woe betide whoever is fooled by the peace caravan Xinn peddles here with such gusto and the peurile sermons of the Ex-Sheikh, Mr. Shariif and his feral tribe of carniverous mullahs he is sharing bed with.

 

Why Xinn and others are oblivious to the wicked hands of Ethiopia and imply peace is on the offing betrays common sense. The coming movie is called Sheikh Barre Hiirale. Do they know where it is produced and the consequences?

 

There will be no peace as long as Ethiopia is meddling in Somali affairs. Its withdrwal amounts to nothing if it continues to manipulate warlords and Sheikhlords.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Liberation doesn't mean to take guns and fight in the jungle only. You have to wage an all out war that includes economy, politics, military, psychology, etc ......

 

Looks like they lack everything else ,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Thought economy, milatry, psycholgy and parts of politics are already there! It is the politics that is imperfect. It will hopefully get perfect once the Ethiopian involvement in Somalia is ended. That dosen't mean the end of the occupation, it means the end of Ethiopia's cronny's like Sheikh Adan Black and even Nuur Cadde. What business is there for them to go to Addis? Nacala ku yaal!

 

Remember the gun is part of the politics. Might is right, and when you win on the battleground, you are likely to win on the table as well.

Share this post


Link to post
Share on other sites

you will never win on teh battleground unless you play the politics as well. you sometimes need to sit with your enemy and talk, you sometimes need to isolate them politically so that they will not get support, you sometimes need to gather other gaalos as allies to defeat your only one and worst enemy, you need to win your people's hearts sxb so that they fight and put confidence in you ......

 

These guys are just worriors ,,, they wave guns and that is it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

you sometimes need to gather other gaalos as allies to defeat your only one and worst enemy, .

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwan, and his hate for Garowe, adeer there is nothing anyone can do to Garowe, its moving foreward and holding elections, you must mistake us for the occupied and battle over areas between Ahlu Clan & Al Shabaab where you are from.

 

Red Sea the fake Mujahid adeer dont complain when the boys from the south bomb Hargaysa again.

 

Abu Mansuur is waging war on Abwan's uncle Ahmed Diriye and on no one else..

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

these guys are not stup1d, they actually know where the traitor Ina yey is located thus they won't make a mistake such as you said above.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Red Sea again stop with the bull, the former President is in Galkacyu and can not be touched.

 

Al Shabaab have to deal with the new rise of the warlords under the garb of Ahlu Clan..

 

But you dont understand that the whole of Gedo has been taken in a day and now its Bay & Bakool..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this