Sign in to follow this  
Maaddeey

30 qof oo ku dhintay duqeyntii shalay ee Xamar

Recommended Posts

Maaddeey   

^why ask a question u already had an answer ready!?.

 

Walle Kashafa waa kaa macquulsan yahay!, oo isagu wuxuu qabo lama gambado oo haddaad why? tiraahdo, jawaab wuxuu kaaga bilaabayaa because. Jawaabtiisana waa waadix sida bil 14aad ah, oo wuxuu soo qaatay sida muuqata war aad hore u dhihi jirtay!, lakin adiga Guerilla war baad ku dheereysaa, hit and run, & laf & dawaraan, berri baad haddana topic & thread kale soo gasho baad uun intaan oo kale isaga soo tuuri, waa uun Xiinkii oon biyo is marin :D

 

Adeer, NGONGE & A & T ha u gefin, ma waxaad leedahay waa fulayo oo toos isagama key celin karaan markaasey Maaddeey soo abuurteen? :D

 

Horena si NIN weyn baan kuugu sheegay inaan qof kale ahayn laa A & T walaa NGONGE labadabana with respect wax baan isku diiddannahay isku Style & fikir-na ma nihin, qof kastaa garan kara, lakin haddaad Jacaylbaro mar i moodi jirtay maxaa lagaa sugayaa! :D

 

Seriously, faankaaga markaan arko waan kuu naxaa! weligaa dib ma isugu noqotay? waxaan ku leeyahay sidii zaahidkii ku yiri Boqorkii warsaday inuu sifeeyo:

 

AWWALUKA NUTFATUN QADIRAH WA AAKHIRUKA JIIFATUN NATINAH WA MAA BAYNAHUMAA MAXMUULUL CADIRAH

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kashafa:

Refusal to reason = intellectual cowardice and/or intellectual bankruptcy

 

I can understand why you're afraid to debate me.(ie, you're scared of me...have to coach myself to be nicer
:D
)

 

But debate Shaykhii Maaddeey if you're not a intellectual coward and/or intellectually bankrupt.

 

But you are, so you refuse to debate. Nothing new. Haakathaa cahdunaa bika, abti, as the old Arabs would say.

Kashafa, it’s futile, pointless really, to debate with schoolboys like you, who think talking tough from the comfort of the West equates raganimo. Even if I try with all of my intellectual might and analytical rigor to reason with you, I am certain that at the end it will be unsuccessful.

 

You see, some tasks are inherently impossible to achieve. It’s nowise possible, for instance, to purify pregnant pigs, and to that the Somali poet once said:

 

Doofaar ma daahiro haddaad wabi dabaalsiiso,

Dubka iyo lafaha hoose baa dixiri jiifaa

 

So that, as they say, is that.

 

If you want to know why I think you are unworthy of any serious intellectual engagement, it’s because I consider you a Kuray . Waa tii Raage Ugaase,

 

Baaluqa ismood wiil hadduu buuryo-goys yahaye’e

Bisqin baa nin weyn kugu dirtoon biidna ku tarine’e

 

Kuraynimadu cudur maaha, waa caqli xumo laga koro. Allaha ku gaarsiiyo, inaad ka korto ood barato sida rag loola munaaqashoodo, ama xattaa loola diriro, for that matter .

 

Maaddeey Script :D ,

 

adeer I am many things but Xaasid I am not and I have to admit those who were responsible for your production were supperior in the said art.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Xiin,

 

Maadeey can not be script of A&T because A&T doesn't speak good Arabic plus xaga diinta cilmigeeda waa laga yarabadiyaa (no offensive Abtigiis waa aniguu un :D ), soo maadan arag ninkaan Maadeey layiraahdo wuxuu afuufayo, way iska cadahay inuu xiroow soo ahaan jiray.

 

Waxaa kuu soo horay NGONGE - Somali markuu ku hadlayo wuxuu ugu hadlaa si nin carabla, marka way adagatahay inuu Maadeey iska dhigo, haduu isku dayana xataa lahjada oo ninkaan ku hadlayo makeeni karo....waxaa ka soo fakan leheed badh iyo budh, jaw etc :D

 

Marka ninka iska celi ninyahow oo la munaaqishood

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Run sheeg waa ceebsheeg, soo maahayn :D ?

 

Dhubad,

 

How about if aan kula munaaqashooodo adiga, because you are not a suspect of being rag kale wixiis :D

 

I am offering you a munaaqasho with xiinfaniin. I will open another thread if you so wish.

 

Fair, maaha?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^lol maxaad ka ogtahay hadii hacking la igu sameeyay.

 

 

Sxb ani iyo adi waxaan ka munaaqishoona maba yaalan, saa waxba iskumahaynee, hadaysan jirin baab kale oo aad furaysid ? ee raga kuu soo tafaxeedanaayo oo energy-ga kuu haya maad iska dhicisid, mise waxaad wadaa sheekadii ahayd Aaboow kan yar iga celi kan wayn baan iska celinayaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Faankii aan kaa sheegay baad weli waddaa!, how many nomads baa kaala hadashay arrintaa, teeda kale how come u only realized last month i'm script?, before i was an ignorant, ciyaal and micnoyare and suddenly i'm highly performed and complex script, maxaa is bedelay? dib ugu noqo our ever encounter (is bar-bardhig Shabaab & Sayidka) my first month!

 

Fujuur fil khusuumah min akbar calaamaatil munaafiqeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool@Dhubad's maahmaahada.

 

 

The reasons of my refusal to reason with mu'allifkii saaxiibkay ahaa scriptigiisa, ama aan u diiday inaan ku xiiqo Kashafa kor baan ku qoray.

 

Nin shaqlan iyo mid shiddeysan weeye waxaad igu wadaa Dhubadow, haddaadan doonaynin inaad igu maadeeysato.

 

 

Maaddeey Script,

war heedhe, haddaadan script ahayn maxaad uga xanaaqdaa ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^ :D , kaa daa..

 

xiin walaagu haya waan uu jeeda,ee recruit-garee adigu rag kuu support garenii laha wakaan Kashafa has a back up ,when he is away..Lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

lool@nin shaqlan.

 

I can understand why you are running away from Kashafe, markuu xanaaqo buu rap galinaa markuus haduu rabo 2pack iyo BIG so quote-garaynaa. :D

 

Laakiin ninkaan shaqlan waa macquul.

 

 

Edit:

 

Maalika waan ku salaamy, happy holidays yaah?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mar hadduu shaqlanyahay, macquulkiisa ma fiiriyo awoowe.

 

Kan xunee, wixii ragga hadda isku arkayna, hadde waa habaar in lala doodaa

 

Ragga qoriga taageersanow, aqbala foolxumada soomaali haysatta oo daliil u keena sidiinnii, marna ha isku deyinina inaad shacabka la baroorataan.

 

waa halkaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Maaddeey Script,

war heedhe, haddaadan script ahayn maxaad uga xanaaqdaa ?

:D dorraadna waxaad lahayd: Haduusan script ahayn muu ka dacwoodo!, seen ku yeelaa?

 

Fujuur fil khusuumah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by Dhubad.:

lool@nin shaqlan.

 

Laakiin ninkaan shaqlan waa macquul.

 

Iyaah!, Nin adduunyo joogoow..may ahayd?, Dhubadow tanna ma kuu dambeysay?, wallee waa yaab, ninkan ku patronise-gareynaya oo markaad joog tiraah adoon u socon 'kaalay aniga ila dood...i'm offering you a debate with Xiin' ku leh, baad wuxuu afka kuu geliyo iska qaadaneysaa! wallee waxaan ku moodaba sidan kuma moodeyn!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this