Sign in to follow this  
General Duke

Dubai: meeting in support of TFG..

Recommended Posts

Dubai: Xaflad lagu taageerayo DF

 

dscf3843.jpg

 

22 Jan 22, 2007, 18:30

 

UAE Dubai, : Habeenimandii Sabtida ee bishu ahayd 20-kii Janaayo, ayaa ka dhacay magaalada Dubai ee dalka Imaaradka Carabta xaflad loogu magac daray “Habeenka Dib-u-heshiinta iyo geedi socodka nabada Soomaliyeed”.

 

Waxaa Xafladan oo ahayd mid aad loo soo agaasimay ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliyeed ee ku nool wadanka Imiraadka Carabta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xafladan loo magac darey Habeenka Dib-u-heshiinta iyo geedi socodka nabada Soomaliyeed ayaa waxa u dhacdey sidatan:

 

7:30pm Guests Arrival

8:30pm Welcoming Note

 

Opening with the holy Quran (SH. Yusuf Heeryo)

 

Somali National Anthem Mr. Abdiqani A. Jama, Principle Event Facilitator

 

 

8:45pm Guest of Honor and Key Note Address and Event Objectives & Introductions by Somali Ambassador – to UAE Hon. Amb. Hussein Mohamed Bullaale

 

9:00PM Briefing on behalf of Government Hon. (Xildhibaan) Mustafe S. Ali Dhuxulow

 

9:10PM Word of Wisdom On Behalf of Somali Traditional Leaders Boqor Osman Buurmadow

 

 

Abwaan Ali SUGULE oo Jeediyey GABAY uu isna QIIRO Leh.

 

NB:- Kabacdi waxaa la saaray WAAGA BERYEY BILICSAN AROORYO SUUBAN oo uu Abwaan ALI SUGULE midhaheeda iyo laxankeeda lahaa lana qadayeen gabdho

Share this post


Link to post
Share on other sites

dscf3818.jpg

 

Xafladaan ayaa waxa ka hadley Hogaamiye Dhaqameedyo uu ka mid yahay Boqor Cisman Maxamud "Buur Madoow" oo halkaas ka sheegey tageerada uu u hayo DFKMG ah.

 

Dhinaca kale xafladan ayaa waxa goob joog ka ahaa xildhibaano ka tirsan DFKMG ah iyo safiirka u fadhiya Somalia Xuseen Bullaleh.

 

kulankan ayaa sidoo kale waxaa ka hadley Hon. Cabdulahi Cosoble Siyaad,oo horey uga tirsanaan jirey dowladihii Somalia, Cosoble ayaa halkas ka jeediyay talo bixin, baraarujin, waano fara badan ka soo jeedshay, sheegayna mihiimada ay leedahay nabada iyo midnimada.

 

Xafladan ayaa waxa ku dhamaatey jawi farxad ah iyada oo ka soo qayb galyaasha ay aad ugu amaaneen dadkii soo qaban-qaabiyay fursadaan isu keentey dhamaan Somalida kala duwan ee ku nool wadanka Imaaraadka Carabta.

 

Garowe Online, Dubai

Share this post


Link to post
Share on other sites
Lake   

^^^

 

Is not hard to tell...They're all in one clan. Duke always posts the gathering of about 20 of his clan members supporting the self proclaimed Gov..

 

Internationally..Washington DC (today as of Jan 22) London, Toronto..Had huuuuge numbers against this bullsh!t Gov and Ethio involvment

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hogaamiye Dhaqameedyo uu ka mid yahay Boqor Cisman Maxamud "Buur Madoow" oo halkaas ka sheegey tageerada uu u hayo DFKMG ah.

Northerner is the Burco chief or a name sake?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalaf   

Originally posted by Tone:

^^^

 

Is not hard to tell...They're all in one clan. Duke always posts the gathering of about 20 of his clan members supporting the self proclaimed Gov..

 

Internationally..Washington DC (today as of Jan 22) London, Toronto..Had huuuuge numbers against this bullsh!t Gov and Ethio involvment

^^^i was being sarcastic sxb..... north being an invesitgative reporter to collect a census! funny thing is TFG majority are clan from the south....President is one clan......the rest of da senior cabinet members are not.....but ppl are stuck on odayga alone shows u who the real clannists are.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by General Duke:

quote: Hogaamiye Dhaqameedyo uu ka mid yahay Boqor Cisman Maxamud "Buur Madoow" oo halkaas ka sheegey tageerada uu u hayo DFKMG ah.

Northerner is the Burco chief or a name sake?
He was there and gave a good speach i might add.

 

Khalaf, the census was easy to carry-out. Whenever Yeey was mentioned the section to my right would clap while no one else did :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^You think i'm joking about the section to my right dont you?

 

The Boqor made a speach about why Somalis should support the TFG (just like everyone else).

 

The food was good. Steak, barado, rice followed by a selection of desserts. Buffet style!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this