Sign in to follow this  
Cowke

Ahlul Sunnah Wal Jama'ah Forces Recieve Military Uniform And Parade

Recommended Posts

Cowke   

ahah.jpg

 

suna_1.jpg

 

aa.jpg

 

ah.jpg

 

Ciidamadii Urur Diimeedka Ahlu suna oo loo qeybiyay Dareys Ciidan,dhoola tusna Maanta sameeyay (DAAWO SAWIRO)

 

Cabudwaaq (AB):-Boqlaal ka tirsan Ciidamada Ahlu suna Wal-jamaaca ayaa Maanta Magaalada Cabdud waaq ee Gobolka Galgaduud ku soo bandhigay dhoola tus Milatari kuwaasoo ahaa ciidamadiin shalay tababarku u soo xirmay.

 

Ciidamadaan oo xirnaa dareys Ciidan oo gaar ah ayaa soo bandhigay dhoola tus aad ula yaabeen dadka ku dhaqan xaafadaha kala duwan ee Degmada Cabdudwaq ee Gobolka Galgaduud.

 

Baabuur dagaal iyagoo wata ayay Ciidamadu socod ku soo sameeyeen xaafadaha Cabdudwaaq waxaana laga dareemayay qaab ka badalan kuwii hore maxaa yeelay waa markii ugu horeysay oo ay Ciidamo tababar u soo dhamaaday xirtaan dareys ciidan,

 

"alle ayaa mahada iska leh oo noo fududeeyay inaan helno dareys u gaar ah Ciidamada waxaana ula jeednaa sidii Ciidamadu uga duwanaan lahaayeen shacabka" ayuu yiri Gudoomiye ku xigeenka Maamulka ahlu suna Sheekh Burhaan C/laahi Jaamac oo intaasi ku sii daray in ciidamadaasi amniga guud ahaan degmada Cabudwaaq ay sugi doonaan hadii Ale idmo

 

Sidoo kale Taliyaha Ciidamada amniga Maamulka Ahlu suna Sheekh Cali Dheere ayaa isna sheegay in ciidamadaani loo xitray dareyska islamarkaana tababarku u soo dhamaaday ay u howlgeli doonaan sidii ay uga shaqeyn lahaayeen danta deegaanada ay maamulaan iyo danta dadweynaha.

 

allburtinle.com

C/fitaax Maxamed Salaad (Diyeeshe)

diyeeshe15@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xaq   

the camouflage doesn't suit the terrain.

 

otherwise, i wish all the best in defending themselves against the shabab-qaeda

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Xaq true, the american uniform in iraq is exactly the same color as the terrain, However they took this uniform and their training hard to defend themselves against shabab infiltration.

 

Good luck to them I say!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this