Sign in to follow this  
Cowke

Indhacade: Dahir Aweys Blow yourself up if you believe in Jihad

Recommended Posts

Cowke   

 

indho-cadde.jpg?w=437&h=239

 

Indha cadde ”Ha is Qarxiyo Hadii aay dhab ka tahay Xasan daahir”

 

Posted on September 23, 2009 by C M Joowe

 

Yusuf Maxamed Siyaad Indha cadde ayaa sii kulul u weeraray Hoggaamiye-yaasha Xizbul Islaam Iyo Xarakatul Shabaabil Mujaahidiin Waa Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo Sheekh Mukhtaar Cabdiraxmaan Abu Zubeyr

 

Indhacadde ayaa ugu horreyntii sii weyn u eedeyey Alshabaab isaga oo sheegay inay bililiqo u geysteen Xurumo dowladeed iyo waliba Inay burburiyeen sidaa u hadalka u Yiri wadooyiin

 

Yusuf Siyaad Indhacadde ayaa sidoo kale Weerar dhanka Afka ah ku qaday Sheekh Xasan daahir Hoggaamiyaha Xizbul islaam, waxana u sheegay in Xasan daahir aweys xiligan yahay Oday 70 sano jir ah, isla markasna hadii aay dhab ka tahay hawlaha isqarxinta ee Xulufadiisu wodo oo janno lagu helayo loo bahan yahay marka hore inu isagu is qarxiyo madama waxa loo socda tahay Jano

 

Dhanka Kale Yusuf maxamed Siyaad Indhacadde ayaa baaq u diray Jamhuuriyada Somaliland ee diriska la ah Somaliya, waxana u ugu baaqay Somaliland inay arrimaha khilaafka ah ee u dhaxeeya ku dhameysato Wada hadal Isfaham, isaga oo si weyn uga digay Dagaal dhexmara Asxaabta is khilaafsan

 

Hadalka Indhacadde ee Kooxaha dowlada ka soo horjeeda Ayaa jawaab u ah Hadalo aay jeediyeen Maalintii ciida, Waxana Indhacadde hadaladan ka yiri Shir jaraa’id oo u dhanka Telfoonka ugu qabtay Hay’adaha warbaahinta ee Muqdisho

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

If it's true he said that his sons are in Cairo then IndhaCadde spoke the truth because Aweys could bring his sons while in Mogadishu(2006-2009) but most importantly we don't know about his family.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Youth, well indhacade does have a point. If dahir aweys really believes what he is doing is jihad, then surely he would be the first to sacrifice himself and his children.

 

For analogy sake lets imagine I had reward for kids at school. Say I had two around the world 1st class tickets to the winner as the reward. The catch is the winner of the 100 meter running race will be awarded the chocolate bar.

 

Would you not be the first to tell your children to participate in the race in order to win the excellent prize? Of course you would. But Dahir aweys is telling his kids don't participate in the race, and is recruiting other kids to participate in it!!! Now this is fishy.

 

If dahir aweys really believes he is going to get a reward for what he is doing, then he should start with himself and his family, because everyone loves rewards. Why give these rewards to others for when you can take it for yourself?

 

Indhacade had a very strong argument and mr dahir awey response is eagerly being waited for.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhair Aweis sends he's own grown 20 year old sons to a private lavish university far away from somalia's troubles. Yet he continues flame somalia's civil unrest. Knowing that he's kids are safe.

 

Mr Dhair Aweis it would be a pleasure for us all if you were to blow yourself.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this