Sign in to follow this  
Liibaan

Ciidamo uu Taliye uYahay Maxamuud Foorteyn (410) Oo ku Soo Biirey Ciidamada SSC

Recommended Posts

Liibaan   

Tikniko Iyo Ciidamo Uu Taliye U Yahay Maxamuud Foorteyn (410) Oo Si Rasmiya Ugu Soo Biirey Ciidamada SSC.

ciidanka_1-250x190.jpg

 

ciidanka_1-250x190.jpg

 

Friday, 17 September 2010 06:35

 

Tuka-raq(Jidbaale.com):- Sida uu warbaahinta u sheegey afhayeenka Aagga bari Cabdi Daahir waxaa maanta magaalada Tuka-raq xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Tikniko iyo Ciimado uu taliye u tahay Maxamuud Max’ed Cabdi Geelle, kuwaasi oo horey uga tirsanaan jirey Puntand.

 

 

 

Tirada ciidmadan oo lagu sheegey Lix Tikniko ah iyo Boqol Askari ayaa waxaa si rasmiya ula wareegay Taliyaha Aagga Bari Col Faysal Maxamed Xasan Falaalug ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Khusuusiga ee SSC.

 

Xaflad lagu soo dhaweynayo ciidamadan oo maanta ka dhacdey Tuka-raq ayaa waxaa ciidamada loogu qaley xoolo, iyagoo soo dhaweyn weyna kala kulmey dadweynaha deegaanka Tuka-raq, waxaanna ciidamadan doorweyn ka qaatey xubno jaalliyadda ka mid ah, oo uu hormuud u yahay Aadan Cali Ducaale (Aadanka Hawada).

 

Maxamuud Maxamed Cabdi Geelle Taliyaha ciidankan oo warbaahinta u warramayey ayaa sheegay in ciidankani uu muddaba ku sugnaa aaga Tuka-raq, ayna ku faraxsan yihiin ku soo biiriddooda ciidanka SSC.

 

Warar lagu kalsoon yahay ayaa waxaa ay sheegayaa in maalmaha soo socda ciidamo tira badan oo ku kala sugan Taleex, Awrboogays iyo deegaamo kale ay ku soo biiri doonaan Ciidamada SSC ee Aagga bari.

 

Dhanka kale waxaa 14ka bishan soo gaadhey magaalada Tuka-raq Cabdi Qawdhan iyo xubno ka tirsan maamulka waqooyi bari ee Faroole, kuwaasi oo dadweynaha deegaanku dhagxaan kaga saareen magaaada.

 

 

 

Jidbaale.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Buuhoodle(Jidbaale):-Wareegto ka so baxday Xafiiska Hogaamiyaha SSC ee magaalada Buuhoodle ayaa waxaa lagu magacaabay Kayse Cabdi Ysuuf oo loga magacaabay Hay’ada arimaha bulshada.

 

Wareegtadan oo uu ku saxeexnaa Hogaamiyaha SSC Mudane Dr: Saleebaan Ciise Ahmed. ayaa lagu xusay in markii Hogaamiyuhu arkay, kartida , Aqoonta iyo wacyiga lagu jiro, isla markaana uu la tashaday Hogaamiye ku xigeenkiisa in uu magacaabay Kayse Cabdi Yuusuf.

 

Waaxdan arimaha bulshada iyo Bermedka ayaa sida uu qorayo Dastuurka Hogaanka SSC, ayaa waxaa hoos imaanya Warfaafinta, Caafimaadka iyo bermedka. Waxayna ka mid tahay hay’adaha ugu shaqada iyo mas’uuliyada culus hanaanka Hogaanka SSC. ee lagu soo dhisay dalka Kenya bishii October ee sanadkii hore.

 

Isla todobaadkan gudihiisa ayey ahayd markii uu hogaamiyuhu u magacaabay Taliyaha guud een Ciidanka SSC, Col: Faarax Nadiif Aadan Hawd. Oo ka mid ahaa saraakiishii sar sare ee ciidanki xooga dalka Soomaaliyeed. Isla markaana ah saraakiisha khibrada badan u leh hawlaha Ciidamada.

 

Kayse Cabdi Yusuf ayaa hore madax uga ahaa unug ka mid ah Ciidaa SSC, oo lagu magacaabo Guutada Ismaaciil Mirre. Waxaana lagu xasuustaa weeraro badan oo is daba joog ahaa, oo uu ku qaaday maleeshiyaadka SNMta ee haysta deeganada SSC.

 

Hogaanka SSC hada u muuqda in uu soo dhamaystiray intii badnaynd waaxihii la shaqayn lahaa, waxaana hada looga baahan yahay in la dar dar geliyo hawlaha gudaha si uu maamulku taaba gal u noqdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Mohamuud Fourteyn ninku magac cajiib buu leeyahay.

 

Further troops defect from the Garoowe enclave to join SSC movement. Ninkii Keyse Cabdi xil weyn baa loo magacaabay.

 

SSC State of Somalia

 

 

Good News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Timur   

Cowards. Fortunately, for every coward who defects to the separatists there are patriots graduating from the military academy in Carmo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xudeedi,

 

You right SSC Movement is getting bigger everyday, Now SSC has thousands of troops, millions of supporters inside Somalia and world wide alhamdulilah. SSC Darwishland and Makhirland of Somalia will succeed and prevail Insha Allah

 

 

Tumor/Timur,

 

Pirate/Coward in-chief Abdurahman Fool and his SSDF pirates are the worst cowards Somalia has ever known.

 

 

SSC Freedom Fighters or Daraawiish are brave and patriotic men who fighting to liberate their land from invaders, and protect the sacred unity of Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Timur   

This is all a terrible joke, and its not nearly as funny as the Maakhir hoax in 2007. I wonder why people embarrass themselves with these pseudo-states. Come up with a real plan instead of playing rebel against a clan regime (Hargeisa).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this