Sign in to follow this  
guraad

Breaking News : Hargeyesa people Started Attacking Puntlanders and southren somalis.

Recommended Posts

guraad   

Hargeysa Oo Lagu Weerarayo , dhibaatooyina Loogu Geysanayo Dadka Ka Soo Jeeda Puntland Iyo Koonfurta Soomaaliya.

 

 

Hargeysa(RadioLascaanod)21-03-04 Axad:-Dadweynaha ka soo jeeda gobollada Puntland iyo Koonfurta Soomaaliya ee ku sugan haatan magaalada Hargeysa ayaa lagu soo waramayaa in ay la soo gudboonaatay xaalad aad u adag, oo noloshooda iyo hantidoodaba khatar galisay.

 

Ka dib markii lagu eedeeyey sida ay sheegeen booliska maamulka Hargeysa in falalkii loogeystay dadka ajnabiga ah ee ka shaqeeya Hay'adaha Samafalkaay ka danbeeyeen oo loo qabqabtay dadka soo jeeda Puntland iyo Koonfurta Soomaaliya ,Gaar ahaan labadii sarkaal ee ka shaqaynaayey Hay'ada Jarmalka ah, oo Lagu weeraray iyaga oo maraya wadada u dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera Maalintii Jimcaha ee aynu ka soo gudubnaya.

 

Mar'aanu la xidhiidhnay Dad ku sugan magaalada Hargeysa oo xog- ogaal ah, kana gaabsaday in magacooda la sheego, waxay noo xaqiijiyeen in ilaa shalay weerar isdaba joog ah lagu qaadayey goobaha ay isugu yimaadaan dadka u dhashay deegaannada Puntland iyo koonfurta Somaliya, wararku waxay intaaasi ku darayaan in shalay la weeraray huteel iftin oo uu leeyahay Nin u dhashay Puntland, halkaasna hanti aad u badan lagu burburiyey.

 

Waxa kale oo ilaa iyo maanta la beegsanyey oo weerarao isdaba joog ah lagu qaadayey bulshada ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya. waxaana wararku ay isntaasi ku darayaan in dadkaasi waxyeelooyinkan loo geysanayey iyada oo uu booliska Hargeysa indhaha ku ahyo dhacdooyinkan hasa yeehsee aanay waxba ka qaban una gargaarin dadka halkaasi lagu waxyeeleynayey.

 

Dadka u dhashay Koonfurta Soomaaliya Iyo Puntland ayaa lagu soo waramayaa in ay la soo gudboonaatey xaalad addag oo nabad galyadooda Halis galisay, waxaana la shegayaa in aanay hada u soo bixi karin wadooyinka magaalada Hargeysa , qaarkoodna in ay gawaadhi ingeydh ah ay soo qaateen si ay naftooda u badbaadiyaan.

 

Wasiirka Arrimaha guddaha ee maamulak Riyaale ayaa sheegay in ay mar uu shir jaraa'id ku qabtay magaalada Hargeysa in ay gacanta ku dhogeen kuwii iaygu baryahanba falalaka Argagixisada ka wadey, wuxuuna intaasi ku daray in laga soo Maamulay Hawshan Magaalada Muqdisho.

 

RadioLascaanod.com

Somaliya

 

http://www.radiolascaanod.com/

 

 

_________

 

 

Hargeysa- 21 Mar.(ONA) Boob loo geystay Bakhaarada iyo hantida kale ee Beelaha aananja soo jeedin ****** oo ka dhacay Magaalada Hargeysa.

 

Hanti boobkan oo bilowday kadib markii koox burcad ah ay Baabuur marayey wadada isku xidha Hargeysa iyo Berbera xabadeeyeen, halkaas oo ay ku dileen Gabadh u dhalatey wadanka Kenya, halka uu dhaawac ka soo gaadhey nin u dhashay wadanka Jarmalka. Baabuurkan oo ay lahayd hay'ad samafal oo Jarmal ah oo ka mid ah hay'adaha ka hawl gala Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya.

 

Hadaba, Maamul ku sheega Hargeysa ayaa markiiba dusha kasaarey wareerkan Jabhada ONLF iyaga oo sheegay in ay soo qabteen dadkii ka dambeeyey falkan. Balse isla shalay ayey hadana sheegeen in ay soo qabteen 5 nin oo ah kuwii geystay wareerkan, kuwaas oo kala ah; hal nin oo ka soo jeeda Beesha ********, laba ka soo kala Jeeda Beelaha ********** iyo ********** iyo nin ay ku tilmaameen in uu yahay nin u dhashey Beesha *****, laakiin ku soo barbaarey koonfurta Soomaaliya xiriirna la leh Dawlada KMG ee Soomaaliya.

 

Si kastaba ha haatee, wararkan is khilafaaya iyo caadifada qabyaalada ku dhisan ee Hargeysa ayaa sababay in Banaanbax iyo hanti boob lagu sameeyo Bakhaaharada ku yaala Magaalada Hargeysa ee ay leeyihiin Beelaha u dhashey Soomaalida kale.

 

http://www.******.com/Qubane_Hargeysa_Mar_21_04.htm

 

[ March 22, 2004, 12:45 AM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
guraad   

Garoowe (Qorahay-Online) March 22, 2004

 

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada hargaysa ayaa sheegaya in lagu Weeraray Goobihii ay daganaayen dad u dhashay Goboladda Soomaaliyeed ee puntland iyo Goboladda koonfureed, dadkaas oo ah dad ganacsato iyo isugu jira deegaanba, waxaana la sheegaya in hantida dadkaasi khatar ku sugan tahay oo ay ka baqayaan in lagala wareego.

 

Arrintaan ayaa soo baxday kadib markii Maamulka lamagac baxay Somaliland uu ku eedeeyey in dilkii loogeystay dadka ajnabiga ah ee u shaqeeynayey Hay'adaha Samafalka ah ee lagu dilay inta u dhexaysa Hargaysa iyo Ber bere ay ka dambeeyeen dad u dhashay Puntland iyo Koonfurta Soomaaliya.

 

Sida ay xaqiijiyeen dad ku sugan magaalada Hargeysa oo xog- ogaal ah, hase yeeshee ka gaabsaday in magacooda la sheego, ayaa noo xaqiijiyey in ilaa shalay weerar joogto ah lagu soo qaadayey goobaha ay degan yihiin dadka u dhashay deegaannada Puntland iyo Koonfur.

 

Sidoo kale waxaa la weeraray Guri Hoteel ah oo ku yaala Magaalada Hargaysa oo la yidhaahdo Hoteel iftin oo uu iska leeyahay nin u dhashay Goboladda Puntland gurigaas oo khasaare aad u balaadhan la gaadhsiyey, isagoo laga bur buriyey daaqadaha guriga.

 

Dhanka kale Ciidanka Booliiska Somaliland ayaan ilaa iyo hadda hawshaan lagula kacay dadka shacabka ah aan waxba ka qaban iyadoo dadka hawshan loogaystay ay sheegayaa in ciidamadu u jeedaan hawshan hase yeeshee ay u egyihiin kuwo amar ku siiyey in ay dadka shacabka ahi falkaan fulayaan.

 

Maaha markii ugu horaysay ee dad shacab ah lagu dhaco hantidooda laguna weeraro guryahooda magaalada hargaysa, waxaa jirtay sidan oo kale in marsii horaysay lagu weeraray guryahooda iyo meheradii ay ka shaqaynayeen dad u dhashay ********iya dadkaas oo ilaa iyo hadda qaarkood ay ku jiraan Xabsiyada Magaalada hargaysa qaar kalena lagu dhacay hantidoodii iyadoo kuwa ku jira xabsiyada aysan jirina cid ilaa iyo hada wax maxkamad ah soo taagtay, ayna dadka ku dhaw dhaw dadkaasi ku xidh xidhan xabsiyada hargaysa ay sheegyaan in dadkaasi loola dhaqmo si ka baxsan Bina aadamnimada iyadoo dadkaas lagu sameeyo jidh dil waxaana haatan laga dayarinayo caafimaadka dadkaasi.

 

 

A.M.C

Qorahay Online

Garoowe-Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

Sad News.

 

I hope the Somaliland administration catches all those who are inciting tribal violance against innocent civilians and brings them to justice na'mean.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

there goes guraads dailly vile drooling, guraad dont your dailly rituall of going on the qabiil infested sites and copying pasting it on here get little boring.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Guraad no offense bro, but why is it that you take every negative thing about "Somaliland" and post it as if it's the best thing that ever happened in the world?

 

Don't think I'm accusing as if I'm clean too. I'm sorry to say, I've done that constantly, but you doing it in a daily fashion is not making your case, Laascaanood's case, or Somalia's case.

 

 

It is making some nomads feel as if you are using and abusing the idea of unity for all Somalis to launch attacks against "Somaliland". I know you don't want people to start thinking as if you're not true in your stance on a Greater Somalia, do you?

Share this post


Link to post
Share on other sites
guraad   

Horn , what worse than kicking somali person out of his own land(somaliland) ?,If i am attacking somaliland i am attacking thIm for reasons , my reasons is you cant mistreat your own blood brothers(somalis) and get away with it , If i dont speak for my somali brothers even in little words , who gonna do that for them ? .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guraad

 

I have made a couple of trips to Hargeysa past few months and never heard Reer Koonfuur or Puntland folks being harassed. This is typical anti-Somaliland propoganda. There are thousands of non-Somalilanders who live peacefully in Hargeysa. Don't blame gov't policy on the citizens of Hargeysa, they have always welcomed their ***** brothers who have many connections in Somaliland.

 

P.S.- Aren't you the one who left the site in protest?

 

[ March 23, 2004, 11:10 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Guraad,

This is a open forum; keep posting and updating us on the events in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

you know what, i think it's a good thing that these anti-somaliland morons are getting kicked out of somaliland. anyone who opposes the idea of the state of somaliland will be kicked out. if i am against a state's existence then i wouldn't want to live their so why would they want that.these people are nothing but pathetic morons who wish to upset the dream of somaliland and we wont stand for that so therefore i advocate to kick all of them out.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this