Sign in to follow this  
Paragon

BOOSAASO : Ma dhabbaa in Xeebta Laasqoray uu hub ka soo dagay ?

Recommended Posts

Paragon   

Well, what do you know? The fretting neigbours of Laas Qorey are starting to make up stories about the UIC and people of Sanaag. This is a pathetic attempt to jeopardise the Laas Qoray Port project which would result in a port close to Boosaaso. To stop this project, folks are engaging in propaganda activities that makes you laugh!

 

--------

 

BOOSAASO : Ma dhabbaa in Xeebta Laasqoray uu hub ka soo dagay ?

 

Boosaaso:-Waxaa beryahaan deegaamada Puntland la isla dhexmarayay warar sheegaya in Xeebta Laasqoray ee gobolka Sanaag ay hub uga soo dageen haraagii Maxaakiimtii laga itlaalka roonaaday.

 

Hadaba waxaa dhawaan safar ku tagay deegaanka Laasqoray 2 Wasiir oo ka soo jeeda deegaankaasi si ay u xaqiijiyaan wararkan in uu jiro iyo in kale.

 

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Siciid Jaamac Qoorsheel iyo Wasiirudawlaha Madaxtooyada Cali Buureed oo maanta ka soo laabtay deegaankaasi ayaa sheegay in warkaasi aysan waxba ka jirin habayaraatee.

Siciid Qoorsheel oo arinta ka hadlaya ayaa yiri "iska daa in hub ka soo dago deegaanka Laasqoraye xataa wax hadal-haya ma aanan maqal oo sheekaynaya hubkaasi".

 

Wasiirku wuxuu sheegay in ay arintani ay tahay dacaayad wax loogu dhimayo dadka deegaanka ah , balse aysan amuurtan hubka la sheegayo aysan waxba ka jirin.

 

Wuxuuna sheegay in ay baaritaan dheer oo warkan la xiriira ay sameeyeen intii ay deegaankaasi ay ku sugnaayeen si ay u xaqiijiyaan in hub ka soo dagay xeebta.

 

Cali Buureed Wasiirudawlaha ayaa isna si la mid ah Qoorsheel arintan waxba kama jiraan ku tilmaamay warkan , wuxuuna sheegay in loo baahan yahay in meel la saaro warkan sheegaya in hub ay lee yihiin Maxaakiimta laga itaal roonaaday uu ka soo dagay gobolka , haddii kalana aysan ka hari doonin cida faafisy warkan oo lala xisaaabti doono.

 

Beryahaan ayaa waxaa soo baxayay in Puntland ay imaanayaan Ciidamo ka socda dawlada Ethiopia ku waa soo la sheegay in imaanshahooda Puntland ay sababtay warkan sheegaya in hub ay leeyihiin haraadigii Maxaakiimta uu ka soo dagay Puntland , iyadoo horay dawlada Ethiopia ay madaxda sarsare ee Puntland ay horaantii sanadkan ay kala hadashay hub la sheegay in xeebta Puntland ay kala soo dageen mucaaradka dalka Ethiopia.

 

C/laahi Cali Ciise

Boosaaso , Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Dacaayad ayaa layska sameesanayaa si ciidamo itoobiyaan ah meel kasta ook Soomaali dagantahay loo keeno, Bari waxay dahayaan, Saylac waxaa jooga haraagii maxaakiimta ama Hargeysa waxaa jooga maxaakiimtii. Xabashidani meel walba oo Soomaaliya ah in ay tagto ayee marmarsiyo u samysanaysaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Lool Xabashida are becoming like an oxygen to some folks- can live without their protection. Can't trust even their kinsmen, but they trust the amxaari alright! smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Superfluous:

Bari waxay dahayaan, Saylac waxaa jooga haraagii maxaakiimta ama Hargeysa waxaa jooga maxaakiimtii. Xabashidani meel walba oo Soomaaliya ah in ay tagto ayee marmarsiyo u samysanaysaa.

these two cties are not Somalia ,,,, don't mix two countries sxb or you need some geography lessons ???? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Its funny how some 'leaders' need protection from their own people and are inviting foreign troops to keep the in 'power'. It's time we get rid of these people and unite Somalia and the Somalis again, we have tolerated the divisions long enough,its time to end these artificial divisions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

2000 kun oo Ciidamada Itoobiya oo ku soo food leh Laasqoray

 

----------------------

Boosaaso:-Nuqul ka mid ah heshiiskii ay soo kala galeen waftigii uu hogaaminayey Madaxweyaha Dawlad Goboleedka Puntland Cadde Muuse iyo Dowlada Itoobiya ayaa soo gaaray Xafiiska allsanaag.com ee magaalada Boosaaso waxaa ka mid ahaa qodobadii lagu soo heshiiyey in 4000 oo ciidamada Itoobiya ay yimaadaan Puntland.

 

 

4000 kun ee Ciidamada Itoobiya waxay kala degi doonaan labo xero oo kala aha Garoowe iyo Laasqoray waxaana la sheegay in ay wax ka qaban doonaan nabada gobolada Puntland iyo in ay tababar siin doonaan Ciidamada Daraawiishta Puntland.

 

 

2000 kun oo ka mid ah Ciidamadaa waxay iman doonaan maalmaha soo socda Degmada Laasqoray oo ka tirsan gobolka Sanaag lamana garanayo sababta dhabta ah ee ay halkaas u imanayaan madaama ay Laasqoray ka mid tahay degaanada Puntland kuwa ugu Nabada badan.

 

 

Mar aan caawa xiriir la samaynay siyaasiyiin ka soo jeeda gobolka Sanaag waxay noo sheegeen in Ciidamadaa loo keeni doono sidii loo guran lahaa kheyraadka ku jira Degaamadaas oo hada ka hor uu dagaal ku dhexmaray maamulka iyo Ciidamada Degaanka.

 

 

Dhinaca kale waxaa la sheegey in ay ka mid tahay qorshaha maamulka oo ka soo hor jeeda in la hirgeliyo Dekeda Laasqoray sidaas awgedna la keeno ciidamo ka hor taga in la hir geliyo dekada.

 

 

Muuse Ahmed

 

 

Source http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=1259

Share this post


Link to post
Share on other sites

^that is puntland and puntland should know it is the next in the war of ethnic raping and HIV transmitting!

 

I said that, because death is so beautiful when it comes to shedding your dignity and wasting your freedom of Islam!

 

Kuma faraxsani, but I wish they learn something of their nacasnimo, iyo shisheeye kalkaalnimada!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Bro all Puntlanders does not agree with what Yey and his kinsman are doing to our country, And what do you mean?? :mad:

“but I wish they learn something of their nacasnimo, iyo shisheeye kalkaalnimada!”

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

Bro all Puntlanders does not agree with what Yey and his kinsman are doing to our country, And what do you mean?? :mad:

Just ignore Alleubaahne, he seems naive and solely acquinted with events in southern Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

2000 kun oo Ciidamada Itoobiya oo ku soo food leh Laasqoray

Haddee waxaan tahay run, then the complete occupation of Xabasho meel walba oo dalka ayee gaartay. Almost from the tip of Raascaseyr to the tip of Xaafuun, to the tip of Seylac [soon, I guess] to the tip of Raaskambooni.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

I wouldn't be surprised if this news of 2000 Ethios coming to Laasqorey is true. Lately, both the TFG and Puntland's Junta is as eratic as potassium chlorate.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is time inta la wada shakiyo meel walba way ka soo degeen la odhan jiray ,,,,,,

 

 

They are suffering in Mogadishu only, they could not stay in Kismayo then how come they coming all the way to Laasqoray ???? ,,,,,,,,

 

 

Cilmiga ha laguu dhigee Caqliga kaasho baa la yidh ,,,,,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Inteed ka socotaa inteedse ku socotaa? Waxaagu waa dhex-walaaq weligaaba. 'loooooooooooooool' iyo 'hahahaha' unbaad heysaaye. Haven't you got something useful to contribute to this forum? Time you act differently is overdue. Make some changes, will you?

Share this post


Link to post
Share on other sites

so u want me to support you and your ideas ???? ,,,,,,,, sorry i've my own ideas and nobody can force me to follow someone else's ,,,,

 

 

what change u talking about horta ????

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this