Sign in to follow this  
Xoogsade

Waxbarashada Gobolka mudug iyo qabyaaladda maxaa kala haysta ?

Recommended Posts

Xoogsade   

Waxbarashada Gobolka mudug iyo qabyaaladda maxaa kala haysta ?

 

[23/07/06]

 

sanadkii 1968 waxaa la dhisay dugsiga sare ee cumar samatar , dugsigu waxa uu ahaan jiray waqtigii xukuumadda soomaaliya dugsi ardayda kazoo baxdaa ay yihiin arday taya leh oo danta umadda iyo dantoodaba yaqaan , ayna ku fillayd dugsigoodaas kaliya ee xataa aan jaamacad u baahnayn . dugsigii waxaa dib loo furay kadib burburkii dalka sanadkii 1999 kadib markii laga kiciyay dad kawaan ka dhigtay oo ari ku qalan jiray , arday yarna waa lagu furay , dadaal badan kadib waxaad moodaa dugsigii in uu kazoo roonaaday burburkii ku dhacay , wuxuuna noqday labadii sano ugu danbaysay dugsigii ugu ardayda sareeyay Puntland waxa loo yaqaan oo dhan .

hadaba : xagee ku danbaysay waxtarkii dugsigaan ?

dugsigaan asagoo noqday kaalinta koobaad ee dugsiyada Puntland uguna wanaaga badana marka la fiirsho dugsiyada gobolka Mudug waxaa wanaagaas u soo jiiday waa ardada laakiin maamulka bal aan eegno , waxaa la oran karaa gabi ahaanba maamulka dugsigaasi iyo gud ahaan maamulada ka jira dugsiyada kala duwan e magaalada gaalkacyo waxaa wiiqay ammaantoodii iyo waxtarkodiiba maamul xumo aad u badan iyo isdaba marin iyo qabyaalad kabadan xataa qabyaaladda soomaalidu isku isticmaasho marka ay dagaallamayso .

arintaan dhab ahaanteeda waxaa ku tusinaya in arday badan oo iskuul ka baxday marka la yiraahdo dugsiga cumar samatar ka warbixi uu yiraahdo : dugsigu waxaan qabyaaladda iyo isdaba-marin ahayn iyo maamul xumo waa ka roonyahay.

Waxaa dhacda oo inta badanba dugsiga maamulkiisa u dhaqan ah in ardaygu marka uu soo galo dugsiga ee ugu horraysa in maamulku is waydiiyo ardaygaani waa qoloma ama waa qabiilkee ?

Waa mucjiso !!

 

Waxaa kale oo ayaduna dhaqan iskaba ah oo cumar samatar la isku yaqaan arday iyo macalinba in macallimiinta ugu sareysa dugsiga ay ku yiraahdaan ardayda : inteenna reer hebel ah galabta soo laabata xiisad gaar ah oo aan idinkugu fududaynayo maadada ayaan idiin dhigayaa soo laabta una soo laabta si qarsoodi ah kadibna ardada kale ay yimaadaan asagoo macalinkaas ardayda cidiisa ahayd uu gaar wax ugu dhigayo waxaana xusid mudan in maamulka iskuulku uu arintaas la ogyahy kuna taageero !!!

 

Hadaba waa yaabe ardaydu ma waysan isku xaq ahayn oo haduusan macallinku iyo maamulku xataa aysan xaq eegayn mawaysan ogayn in ardada ay lacag ka qaadaan oo mawaysan ogayn in xoolahaasi ay noqonayaan xoolaha cunidooda sharciyan aan la ogolayn .

 

Waxaa muhiim ah in arday fara badani dugsiga looga cayrshay waxaan waxba ahayn oo waxbarashadoodii laga gooyay hadeerna suuqa wareega maadaama aysan la cid ahayn ninka haysta dugsiga oo marka wax xuquuq ahba ma leh !!!!

 

Hada xiligaan la joogo waxaad moodaa in maamulaha dugsigaas oo asagu ahaa ninkii waxyaabahaan oo dhan u sabab ahaa uu hadda rabo inuu tagayo marka talo ahaan waxaan ku bixin lahaa in maamulka soo socda laga fiirsado kollay soomaali baan nahay oo isma badalnee!!!

 

Gabagabo iyo gunaanad waxaan anigu ahaa arday ka tirsan ardayda dugsiga ka qalin jabisay macalinna ka noqday sanadkii 2004/2005 ,lakin hadana arkayay dhibta ay maamul xumadu iyo marada qabiilku ku hayso dugsigaas .

 

W/Q: C/risaaq C/naasir Lagujire

Profkuulow13@hotmail.com

Hyderabad – India

 

Xasuusin: Hadii aan nahay bahda Somaliweyn waxaan dadweynaha u sheegaynaa fikrada dadweynaha in anaan anaga masuul ka aheen, uu masuulayadeeda ay saaran tahay shaqsiga soo qoro Ra'yigiisa

 

http://www.somaliweyn.com/pages/poems/July_06/23July7.html

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maf Kees   

Prime example of what makes Somalis from Mudug so infamous. No wonder other Somalis call Mudug Somalis psychopaths of the first order. Extreme is a good word for Mugdi Mudug, especially Galkayo. Somalis are generally known as friendly, honest and straight-forward people, but also arrogant, agressive and merciless. Of all the ethnic Somalis, Mudug Somalis own the superlatives of those characteristics.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

They could benefit from active sheekhs who bring the communities over there together. Qalbigooda ilaahay ha isu keeno.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Desperate times call for desperate measures. Reer Mudug have problems like anyone else. They also have as many learned scholars as anyone else.

 

What can they learn from clan courts I have no Idea... Puntland has an adminstartion that is chosen by its people. Unlike Banadir, Lower Shabele and other southern towns. Xoogsad it is high time you stop blaming and work to bring in all the people of Mogadishu into one umbrella. Yesterdays armed clans are todays armed clan courts..

 

The article is fine, your sniffling comments can never cover up the tragedy many innocent Somali's in the south live under..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

I don't think so saxib, adiga qudhaada I can accuse you of the same.

 

But that is fine, you are his cousin hence your two cents on his behalf :D:D:D

 

 

You know, I am not afraid to express how much I distrust certain somali men and tell you that I don't want them to rule the country, if that makes me a tribalist fine with me.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^I have said that the article had some good points, but Xoogsade ruined it. As for the comments of my cousin, I did not know I had one of SOL. Thank you Mr Xoogsade..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xoodsade

 

Now you are accusing me baseless tribalism, I accused both of you same thing and still you telling me that I am unfair what a hypo critic you are?

 

Now where did I sided with duke, unless you hate particular tribes

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Duke, that "your cousin" comment was to make Garaad feel guilty for calling me a clanist :D I see it worked and Garaad is protesting, Anyway saxib, I went back and editted my post.

 

You have replied better and calmer and I feel I must return the courtesy. Take care saxib.

 

 

Garaad.

 

Now you know better and not to accuse me to be a clanist.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

If I am his cousin as you said (which is not true) and I accused both of you same thing, that should mean that I sided with you xoogsade or at least I was I am a fair

 

Maybe duke and I are affiliated with same imaginary clan, but still its wrong and immoral Xoogsade to say that Garaad and Duke are cousins, if its true that we are cousins, then Xoogsade you are cousin of Rahima, Allah ubaahne, olol, yoyoma etc...Nonsense

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Saaxiib why do you like to bring me into this issue you had with Xoogsade, attemping to reveal my tribal identity in public?

 

Look, you don't know my tribe; and if you are interested to know, I am glad to say I am an Ajuuraan man, the great rulers of Somalia, who were chased away because of their arrogancy.

 

Now, tell me where I could relate to Xoogsade?

 

Reer Puntland iyo Qabyaalad! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^They ruled the country before Ahmed Gureey era. Haven't you heard about GEEDI SHAAMBO "Guuxan Baxaaya iyo Gurbaankaa aw-Geedi Shaamboowaa Lagu guurihaaye" ? Apparently he was from that tribe.

 

After they transgressed they have been chased away. Now they mainly live in Kilinka Shanaad ee Ethiopia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this